MUUQAAL: Munaasibad Loo Qabtay Ciidankii Nabad Sugida ee lagu daray Ciidamada Booliska Soomaaliyeed

Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Muqdisho lagu Qabtay Munaasibad lagu soo dhowaynaya Ciidamada ka tirsanaa Nabad Sugida Gobolka Banaadir ee dhowana kusoo Biiray Ciidamada Booliska Soomaaliyeed.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaa Munaasibadan ka hadlay Taliyeyaasha Ciidamada, Masuuliyiinta maamulka Gobolka Banaadir iyo Madax ka tirsan Dawladda Soomaaliya, Kuwaasi oo siwayn uga hadlay Qorshaha Wax badan looga Qaban doono Xaalada Nabad gelyo ee Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




Wiilkii Reer Mudug ee xaaskiisa ku dul ooyey arooskiisa oo wareysi xiiso leh bixiyey +Jacaylkiisa [Dhegayso]
- Jan 21, 2019
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Sadiiq Cabdinaasir oo ah wiil dhowaan caruus galay, ayaa ku ...
Daawo: Sheikh Kenyaawi iyo Ciidanka Booliska Somalia Wixii dhexmaray iyo Dardaaran uu siiyey Maanta [Muuqaal]
- Jan 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed, Islamarkaana ...
Gabadha kaliya ee ku Jirtay Baarlamanka Puntland oo Xil loo doortay
- Jan 21, 2019
Garoowe  ( Kalshaale ) Gabadha kaliya oo ka mid ah baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland Naciimo ...
Nin Ajnebi ah oo lagu Qabtay Garoonka Muqdisho iyo Dalka uu kasoo jeedo
- Jan 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Nin ajnabi ah oo laga shakiyey ayaa sabtidii lagu qabtay ...
Daawo: C.raxmaan Cirro oo Hargeisa Kasoo degay “Muuse wuxuu leeyahay Uma Baahni Khaatumo iyo Cali Khaliif”
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa  maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay Gudoomiyaha ...