Deg deg: Xiisad u Dhaxeysa Ciidanka Liyuu Booliska iyo DF Itoobiya oo ka taagan Dhagax-buur (Faah-faahin )

Muqdisho ( Kalshaale ) Xiisadaan ayaa waxa ay u dhaxeysaa Ciidamada liyuu boolis iyo dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo Ciidamada Federaalka Itoobiya,sida ay sheegeen dadka Magalada Dhagax-Buur.

Ciidamada liyuu booolis ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa la sheegay in ay ka caroodeen ciidamada fedraalka Itoobiya oo Magalada Jigjiga ka kaxeysay Madaxweynihij xilka baneeyey ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar.

Wararka nasoo gaaraya magalada Dhag-Buur ayaa waxa ay sheegayaan in dadka deegaanka qaarkood ay bilaabeen in ay ka fogaadeen halka ay isku hor-fadhiyaan si hadii uu dagaal dhaco aysan dhibaato uga soo gaarin.

Dhinaca kale Odayaasha Magalada Dhagax-Buur ayaa waxa ay wadaan waan waan ku aadan sidii xal looga gaari lahaa xiisada u dhaxeysa Ciidamada liyuu boolis iyo kuwa federaalka Itoobiya.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (12)

  1. rooble says:

    kkkk. waad dadalaysan liyu poolis
    inkasto qoriga 37 iyo kaare kaahoreeyo
    adna waxad sidato waan aragnaa
    midkale qayrka ak47ayay dalkooda Ku xoreyeen sida (snm)iyo yahadhig )labadaasiba tariikh ayay dhigeen caalamkana way isbareen kkkk. guul ban idiinrajaynayaa

  2. Ahmed Najaad says:

    Rooble adigu miyaadan dhulka wax ku lahayn?

  3. rooble says:

    axmed najad

    kkkk. mayee waan kuleeyay waliba hada intaan laqan ina ilay waxa uu rabay inuu laba gobol ii magacaabo

  4. rooble says:

    axmed najaad

    kkkk. wallaahi ogadeen waa dad wanaagsan oo masakiina inksato dadku uu leeyay mid xun iyo mid wanaagsan
    kkkk siiba ogadeenka reer isaaq wakhtigii aanu is dili jiray waxay odhan jireen biri waa inoo dagaal iyagoon been sheegeeyn
    war nimankaasu waxay yaqaniin dagaal sharaftii . horta anigu waxan ahay nin Habar yoonisa daaroodka kale waxaan ka jeclay ninka ogadeen sababto ah waxa nagadhexeeya degaan iyo ganacsi lakiin qoladan kale harti somalilandnimada ayaa nagadhaxaysa war ogadeenku ha guulaysto wbt

  5. rooble says:

    axmed najad

    war ninyaw ogadeenka waxba ka qaldan
    yacni markay dagaal qadayaan maaha inay kaligood qadaan ee waa inay uyeedhaan somalida meesha ladagta oo lashiraan oo wax lasamaystaan oo heshiis lawortaan wallaahi nimankanu tolo ayay ubahanyiin @wamaxay 70sano jabhad aan guulaysan

  6. Ahmed Najaad says:

    Reer isaaq waa maxay ma adinkaa dhalay kuwaas?

    Habaryoonis Gaashaamo iyo aageeda
    Ciida gale daroor iyo aageeda
    Arab Xarshin
    Awal wajaale iyo Harta shiikg

    Waa kala aqaan sxb

  7. Mr BaHaL says:

    Liyuu Police,wax maydka Somaliya madaxa kaga joogsada,waxmaomalida dhaanto ku ciyaara,wax dumarka Somaliyeed kufsada oo naasaha ka jira looma baahna.Ogaadeen iyo wax bilaa dhaqan ah looma baahna – waxaa loo baahan yahay dad Somaliyeed sharafle oo isku duuban.Waxaa loo baahanyahay dad Somaliyeed oo u fikira sida dadka caadiga ah.

    Waan rabaa in oo jecelahay in wax layska celiyo,laakiin maaha in kii maydka Somaliyeed ee uu dilay ku joogsanayay inuu meesha yimaado dadnimo maaha.

    Wax la yidhaa Liyuu Police iyo wax la yidhaa Onlf waa i meesha laga saara.
    Somalinmo hadaad waydaan maydka ku dul ciyaara dhaanto.

    Ummadaha kale way midaysayihiine maxaa idinhaya Somaliyeed.

    Qudhunka iyo qabyaalada iskaga taga – beenta iyo qayladana iska dhaafa.

    Dalmida

  8. Garqaad says:

    Wax lagu waayay. Wada jir. waleen qabiil lagu gaareyn.

    Marka la ogaaday in aad qolo qolo tahay.
    Marka la ogaaday xukunka somaliga in lagu dhibateeyo somaliga kale. Ayaa hadba laguu keenayaa midka ku istaago meydka somaliga.

    Ogaadeenku wexey sheegtaan laandheeraha somaligalbeed. Laakiin wey ku fashilmeen in ay dadka isu kenaan duudkooda lagu wada daaqo.

    Anigu waxaan dhihi lahaa talada haloo dhiibo reeraha kale ee degaanka wax ka degan.

    Dirir dhabo iyagaa caasimadii u diiday iyagoo ku dodaayo waanalagag badan.
    Ninkii isaaq ee cabdi majiid. Iyagaa xabad ku dhiftay iyagoo ku doodaayo ogaadeen maaha.
    Xukunkoodi waala arkay. Ina ileey. Hadda wexey keneen meyd ku istaage.

    War Reer muqdisho wax ka barta ogolaada adigoo laandheraa ah in goofkaaga laangaab kusoo magacaabo. Qofkuu doono bedelo. Wofkuu doono keeno. Kaa qaato canshuur uusan tolkii kasoo qaadan. Eed weliba ugu jeesto. Haay haay weligaa haay.

  9. Dabshid says:

    Eey iyo ninkii lahaa aragtibaa iga deeqdo.

    Luf Lufkii ayaa laga joojiyey marka waa iney boobaan eheladii dadkey horey u laayeen diideena in la aaso meydkooda.

  10. Mr BaHaL says:

    Dadkani waxay rabaan oo kaliya in la siiyo wax cunaan iyo qori oo la yidhaa soo laaya Somalida.Waa Eey tababaran oo kale – yacni heerkii Aaadamaha way dhaafeen oo dhaanto ayayba ku dul ciyaaraan maydka Somalida ee ay dileen.

    Dhaqanka noocan ah hadii laandheere lagu yahay Somalidu waaba dad dhintay.
    Somalida Ethopiya waa inay noqdaan dad caadi ah oo u fikira sida ay u fikiraan dadka xorta ah ee aduunka.Waa la baabiiyaa waxa loogu yeedho Liyuu Police ama la laaybaa oo ay meesha ka baxaan.Waxa kale oo isna u baahan in meel la saaro ururka Isku magacaaba Onlf.Wax faaiido ah oo ay Ummadaasi u soo wadaan ma jirto.Xog-badan ayaan ka hayaa iyaga qudhoodu sida ay dadka u cadaabaan ee ay laayeen Somalida shacanka ah.

    Taasi hadii la waayo – dee magaca Somalida ee afka laga sheegto ha layska dhaafo.

    Dalmida

  11. Maxamud says:

    Gablan tala aduunyoy maxey galaba heer joogty maanta eey iyo ninkii ku ugaarsanjiray ayaa ishaya

  12. NuurkaNederland says:

    FARMAAJO INTUU SACUUDI U HIILINAYO WAXAA UGA MUDAN IN SOMALI GALBEED UU HIIL U MUUJIYO.




Muuqaal Xiiso Leh: Kulankii dhexmaray Sheikh Maxamed Idiris iyo Ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga wax ka barta
- Oct 22, 2018
Ankara ( Kalshaale ) Kulankii dhexmaray Sheikh Maxamed Idiris iyo Ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga ...
Daawo Video: Cabdimaalik Coldoon oo Soo bandhigay Qaabkii uu Burco uga Baxsaday iyo Siduu ku gaadhay Jigjiga
- Oct 22, 2018
Jigjiga ( Kalshaale) Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo dhowaan Qaab dhuumasho ah kaga baxay ...
DAAWO: Xisbiga Wadani “Muuse Biixi Maskaxdiisa Waxaa ka dhex guuxaysa Jabhadnimo, oo kama Tegayo” (Video)
- Oct 22, 2018
Laascaanod  ( Kalshaale ) Xisbiga Wadani ayaa Eedaymo culus dusha uga tuuray Madaxwaynaha Somaliland ...
Daawo Qosol: Madaxwaynaha Dibad wareega ah ee Somaliland oo sheegay inay Dumarku la taliyaan,
- Oct 22, 2018
Hargeisa ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Dibad Wareega ah ee Somaliland Mustafe Maxamed Martin ayaa ...
Madax Goboleedyada oo ku Hanjabay inay madaxweyne cusub u doorayaan dalka Iyo Khudbadii Madoobe (Daawo)
- Oct 22, 2018
Garoowe  ( Kalshaale ) Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa ku hanjabay inay dooranayaan madaxweyne, ...