DEG DEG: RW. Khayre oo Shaqadii ka Joojiyey Wasiir ku xigeenkii Wasaarada Arimaha debedda Soomaliya (Muuqaal)

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya  Xasan Cali Khayre ayaa  shaqo ka joojin ku sameeyay wasiir ku xigeenka Wasaarada Arrimaha dibadda  Mukhtaar Mahad Daa’uud,     Si hay’adaha Dawladda ay u gutaan Waajibkaadka saaran, Kadib markii dhowaan eedaymo q loosoo Jeediyey.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hanti dhowrka guud ee Qaranka ayaa dhowaan ku soo oogay Wasiir kuxigeenka dacwad ku saabsan kutagri fal hantida Qaranka, iyadoo Xeer Ilaaliyaha Qaranka uu sheegay in Maxkamad awood u leh kiiskiisa loo gudbin doono.

Sabtidii la soo dhaafay ayay aheyd markii ciidamo ka tirsan Booliska sida gaarka u tababaran ay galeen xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda, iyagoo isku dayay inay xiran Wasiir kuxigeenka.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (6)

  1. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    Waryaadee, dee nimankii HAWIYE, dawlad ay iska dhigayaan.

    PROF. DALXA aa yaabay, ku lahaa CANBI iyo QUNBIHII oo 30km aan gaari waayey, halkaa boqolaal kiilo mitir aadan arkeen wax ku dhiba wax ku soo dhoweeya mooyeeeee.

    VIVA PUNTLAND
    VIVA JUBBALAND
    VIVA HIRSHABEELEEE
    VIVA SOUTHWEST STATE
    VIVA GALMUDUG.

    SOOMAALIYA, guul. Federalism is promising and it is the restore of HOPE.

    ALLAAAAAAAAAA MAHAD LEH.

    ODAY SAMAAL HAWIYE (DABSHID) maxuu wadnaho go’ayaa markii uu hirgalo FEDERALISM.

    ALAAAAAAAAAH AKBAR
    ALAAAAAAAAAH AKBAR

  2. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    ODAY SAMAALI HAWIYE (DABSHID).

    HARTI weey u dhasheen dawladnimada iyo sida loo maamulo.

    1880 markii afrika la qaybsanaayey, HARTI DAAROOD qaybtooda ay qaateen.

    Waad la socotaa in la siiyey HUBYO oo ay xukumi jidheen.

    HAWIYIHII qaawanaa soo teey dharka u keeneen.

    HAWIYIHII cawaanka ahaa soo teey TAWXIIDKA u laqimeen.

    CAJEEEEEEEB, oday 60 jidh oo buuryada laga jarayo, waligeen ma aragteen.

    HOBYO ayee ka dhacday…..

    Waxaan soo xasuustay:

    === AR WAA DHUUSO, KIBAHA QOOYSTA

    ODAY SAMAALI HAWIYE, dhuusado waa dhawaaqa rasaasta.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. Garqaad says:

    Wiil qardho.

    Ninkii qaawanaa ee geedka laga soo dejiyay dharka loo geliyay. Markii bini.aadamka loo ekeysiiyay in uu sidaas yiraa waa dhaqanka ugaarsatada. Dabatada.

    Marjafkii ninkii kaa jaray. ee marada kuu iibshay. Hadaad dheregtay inaad caydo. waa garac maqaabkiiye. Mushkilad ayuu dhaxlaa ruux walboo wacal masruufaa.

    Hannagu qasbin in aan ceebahaaga banaanka soo dhigno. Yaa fulay ku dhumanaayo dad uusan ahayn. Yaa fulay.

    War dadka sharafta leh magacyadooda iska dhig orod soo qaado. Magaca zezembaar.

  4. BARAWANI KING says:

    GARQAAD:

    Ma waxaad ka hadlaysaa SHEEKH DAUD ISMAACIIL JABARTE (SHEEKH DAAROOD ISMAACIIL JABARTE).

    Ma SHEEKHA ayaa geed saarnaa. SHEEKHAASE waa ninka diinta islaamka u keenay SOOMAALIYA oo idil.

    SHEEKHAASE Ilaaheey waxaan uga baryaynaa in uu jannadii ka waraabiyo oo uu ku nigaado.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  5. mohamed abdi jama says:

    Waxaanu doonaynaa inaan caalamka tusino in xamar aa ay xaq u lahayn ciidan milataari iyo inay heshiisyo caalamiya gelikarto waxaana uu sharcigaasoo dhamaystirani uu yaalaa qaramada midoby

  6. mohamed abdi jama says:

    Sababta hadaad doonaysaan intiina aan fahimineey guumastihii talyaaniga ayaan u samyinin hawada jam soland baa xaq u leh shar iga qaramada midobay yaala jam somland xaq bay u leedahay waa inay somaliddu ogaataa runta la qarinayey




Muuqaal Xiiso Leh: Kulankii dhexmaray Sheikh Maxamed Idiris iyo Ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga wax ka barta
- Oct 22, 2018
Ankara ( Kalshaale ) Kulankii dhexmaray Sheikh Maxamed Idiris iyo Ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga ...
Daawo Video: Cabdimaalik Coldoon oo Soo bandhigay Qaabkii uu Burco uga Baxsaday iyo Siduu ku gaadhay Jigjiga
- Oct 22, 2018
Jigjiga ( Kalshaale) Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo dhowaan Qaab dhuumasho ah kaga baxay ...
DAAWO: Xisbiga Wadani “Muuse Biixi Maskaxdiisa Waxaa ka dhex guuxaysa Jabhadnimo, oo kama Tegayo” (Video)
- Oct 22, 2018
Laascaanod  ( Kalshaale ) Xisbiga Wadani ayaa Eedaymo culus dusha uga tuuray Madaxwaynaha Somaliland ...
Daawo Qosol: Madaxwaynaha Dibad wareega ah ee Somaliland oo sheegay inay Dumarku la taliyaan,
- Oct 22, 2018
Hargeisa ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Dibad Wareega ah ee Somaliland Mustafe Maxamed Martin ayaa ...
Madax Goboleedyada oo ku Hanjabay inay madaxweyne cusub u doorayaan dalka Iyo Khudbadii Madoobe (Daawo)
- Oct 22, 2018
Garoowe  ( Kalshaale ) Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa ku hanjabay inay dooranayaan madaxweyne, ...