Daawo: Roob Qaatay Xaafad kamid ah Burco iyo Siday wax u dhaceen (Video)

Burco ( Kalshaale ) Roob Xoogan oo Muddo Saacado ah Da’ayey ayaa Habaynkii Xalay ka da’ay magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Roobkan ayaa ahaa mid Baaxad wayn, Wuxuuna Saamayn balaadhan ku yeeshay Xaafada Afgooye ee magaalada Burco, Waxaana Biyo Fadhiisteen Xaafadaha iyo Masaajida ku yaalla Halkaasi.

Ma jirin wax gurmad ah oo Bulshadu ka heshay maamulka deegaanka, Waxaana ka hadlay Saamaynta Roobka Qaybaha kala duwan ee Bulshada deegaanka.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. khaatumo haanoolaatoo says:

    maasha alaah nicma kadhacday ilaahay khayrka hasidaadiyo
    intaayar halayska samro beriba way qalaldonan
    biyaha sogalay xaafadaha WBT




Muuqaal: Isbadalo degdeg ah oo laga dareemay Jig-jiga iyo Arimo aan horey uga dhici Jirin oo Qabsoomay (Daawo)
- Aug 14, 2018
Jigjiga ( Kalshaale ) Tan iyo intii uu is badalka ku yimid maamulkii dowlad deegaanka ...
Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Walaacii Jabuuti xidhiidhka Eritrea iyo Somalia, Iyo dhexdhexaadin ay Wado
- Aug 14, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa markii u ...
Dagaal Beeleedyo ka dilaacay dalka Itoobiya iyo dad tiro badan oo goobo kala duwan lagu dilay iyo Waxa dhacay
- Aug 14, 2018
Hargeisa ( Kalshaale ) Seddexdi maalmood ee la soo dhaafay dagaal beeleedyo deegaanna kala ...
Al-Jazeera oo Baahisay Warbixin Sir ah oo ceebeysay Imaaraadka & Sucuudiga
- Aug 14, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Talefishinka Caanka ah ee Al-Jazeera qeybtiisa Afka Carabiga ayaa heshay ...
Wasiir Bayle oo Banaanka soo dhigtay Sir ku saabsan xarunta Xalane, su’aalo Cajiib ah oo laga waydiiyey (Muuqaal)
- Aug 14, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaalle Bayle ayaa Su'aal laga ...