Warbixinta BBC: Xagge ku dambeeyay Cabdi Maxamuud Cumar ? +(Daawo)

Muqdisho ( Kalshaale ) Wararka BBC-da ay helayso ayaa sheegaya in madaxweynihii dowlad deegaanka soomaalida ee Itoobiya ee xilka ka degay Cabdi Maxamuud Cumar uu weli ku sugan yahay magaalada Addis ababa.

Warar is khilaafsan ayaa sheegaya in Cabdi Maxamuud uu xiran yahay, halka warar kale ay oronayaan in xabsi guri uu ku jiro,warar kalena waxay sheegayaan in ammni ahaan uu halkaasi ugu sugan yahay.

BBC-da waxaa soo gaaray warar ah in mas’uuliyiin uu kamid yahay madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ay ku sugan yihiin magaalada Addis ababa oo ay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ay kala tashanayaan xaaladda dowlad deegaanka soomaalida ee Itoobiya.

HALKAN  DAAWO XAALADA JIGJIGA | WARARKII U DANBEEYAY 

Warar aan gordhaw helnay waxay sheegayaan in dublumaasiyiin ajaanib ay la xiriireen hoggaamiyeyaasha dowladda federaalka ee Itoobiya oo ay kala hadleen xaaladda uu ku sugan yahay gobolka soomaalida ee Itoobiya.

BBC Somali


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (7)

  1. Aarka hargaysa says:

    Waxaa lasheegay in lakubsaday cabdi kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk cabdi ayaa xoray laaska kkkkkkk

  2. Idoor liqe says:

    War maxaa naga galay dabaqoodhiga. Ethiopia waa dal aan cadow nahay , dadkan Degan Gobolka Ogaden igaga raba Ethiopia . 77 kii baanu dhiig u daadinay.

    Ahmed madoobe sxb ha ku soo laaban Kismaanyo awalba qabridahare baad ka timid .

    Somaliya waxaa fiican hogaamiyihii taga Addis Ababa in xilka laga qaado , waa hadii uu jiro baarlamaanka xalaal ah .

  3. Idoor liqe says:

    Aarka Hargiesa

    Baligubadle Dhulbahante lahaa soo sax ma aha ? Saas baan maqlay ee waa laga qaaday. Lolz

  4. Idoor liqe says:

    Aarka Hargiesa

    Dee hargiesa maanta Oromo baa haysta xataa gabadhihii bay guursadeen. Waxaan isweydiina dhalashada somaliya ma waxaa lagu qaadan sinji mise dhalasho ? Madaama Oromo badan ku dhasheen gudaha Somaliya siiba hargiesa .

    Aniga waa in dhalashada lagu qaato Sinji oo qofka la siinayo la yaqaan Ilaa awoowgiisii 10aad.

  5. Idoor liqe says:

    Somalilander oo Facebook igala soo hadlay wuxuu dhahay Aarka Hargiesa waa Arab kkkkkkkkkkkkkk war raali ahaw waxaan ku moodayey Ciidagale kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Arab waa falastiinta Hargiesa kkkkkk dhagax tuurka bay caan ku yihiin .

    Dhulbahante islaan arab ah baa dhashay baan maqlay .

  6. Idoor liqe says:

    Aarka hargiesa aka falastiinta Hargiesa

    Waxba laga weydiinmaayo arimaha Somaliya iyo Gobolka Ogaden kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    War waan sii baxay . Waa inoo mar kale insha allah .

  7. NuurkaNederland says:

    CABDI WAA DANBIILE DADKIISII DILAY, GUMEEYEY LKN LAMA AQBALI KARO IN ETHIOPIA AY ADDIS ABABA KU CIQAABTO!.
    CABDI DEEGAANKA BUU DANBI KA GALAY HALAGU MAXKAMADEYO DDS.
    HADA HADAY TAAS KU GUULAYSATO DFETHIOPIA BERINA KA KALEE BEDELA BAY XOOG KU QAADI HADUU LA SHAQAYN WAAYO.
    NO MORE OROMO.




Daawo: C.raxmaan Cirro oo Hargeisa Kasoo degay “Muuse wuxuu leeyahay Uma Baahni Khaatumo iyo Cali Khaliif”
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa  maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay Gudoomiyaha ...
Daawo: Faysal Waraabe oo ka hadlay Guurtida oo kordhiyey Wakhtii Baarlamaanka “Danaysteyaal bay ahaayeen”
- Jan 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale )  Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta markii 5aad xilka u kordhiyey golaha ...
Ciidamada Yuhuuda oo Duqeeyay Ciidanka Iiraan iyo Wararkii ugu dambeeyay
- Jan 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale )  Ciidamada Israel ayaa xaqiijiyey inay xalay gantaalo ay ku tuureen saldhigyada ...
DAAWO: Xadhiga Sharci Darada ah ee Maanta ka taagan Hargeisa iyo Aragtidii Muuse Biixi Intaanu Xilka Qaban (Video)
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Magaalada Hargeisa waxaa  Kulamo kala duwan oo ka dhacay siwayn ...
Cabdimaalik Coldoon oo Xoriyadiisa helay, Kana hadlay Shirqoolkii uu ka badbaaday + Kulankii Mustafe Cagjar
- Jan 21, 2019
Jigjiga  ( kalshaale ) Waxaa magaalada Jigjiga soo gaadhay Wariye Cabdimaalik Coldoon iyo Saxafiyiin ...