MUUQAAL: Xildhibaan Arin Laga Naxo Ku Sifeeyay Xaalada Soomaliland iyo Madaxwaynaha Muuse Biixi ! (Daawo)

Hargeisa ( Kalshaale ) Xildhibaan Axmed Gacan oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa, ayaa ka Dayriyey Xaalada ay Somaliland ku sugan tahay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Dadkan waa dad Nasiib daran,   Siyaasad  ahaan iyo Dhaqaalle ahaan aad ayaynu u Rajjo Xunahay,  oo Siyaasaddi debedda waa ka Curyaan oo Al-baabada ayaa loosoo Xidhay, oo Wax aynu Saaxiib leenahay ma Jiro.”

Halkii maalintii aynu gooni Goosadka ku dhowaaqnay aynu taagnayn,   ayaynu taaganahay,   oo  Maanta maalin ay ka liidato ma jirto,  Waynu Ognahay Xaaladu halka ay marayso,   Midkii aan is dhahno kan ayaa ka Raynaya, Wuxuu noqonayaa Ka darre “ Ayuu yidhi  Xildhibaanku Wuxuuna ka hadlay Arimo kala duwan.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (13)

  1. Maxamud says:

    Isaaqu dhaqanka hawiyaha haduu qaadanlaha dowlado badan u iljabinlahaa

  2. khaatumo haanoolaatoo says:

    odaygu run iyo beenbu isdhxwada inay tukaraq boqol iyo dheeraad kaga dhimatay
    waa runti wuxu been kasheegay in layiri tukaraq kabaxa o ganbadhetaga
    ganbadhe ma hooyadood baaleh gobolka sool o dhan kabaxa baalaguyiri hadi kale
    dagaalku joogsanmaayo

    odaygani waa ki oranjiray markaanu xashka tagnay waxanu hadhasanaynay
    calanki buluuga ahaa alwaqaafta
    somaaliyana naga masuul ahayd
    30 sana nalaku sexinayey somaaliya aynu ka gonay beenshegimaayo o hadeeran
    so xajiyey buyiri maskiin kkkkkkkkkkkkk

  3. Aarka hargaysa says:

    Adiga ma hooyadaa ayaa le tukoraq naag kaalay xorayso hadaad ledahay khaatumo lawaseen

  4. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Cabdi Qays, wuxuu yiri; “DUULIMAAD NINKII NINKII TAGA DAGAAL KAMA FOGAADO”, hadda waa inaan Duulimaad tago una adkaysto DAQARRADA i soo gaaridoona. *Barxadda Kalshaale waxaan ku haystaa HIIL LÀAAN & CID u bareerta Runta Miithaal Haddaan iraah;
    1.Ma JIRO Maamul la yiraah Somaliland ee waxaa jira Maamul ISAAQ dadki kala carare.
    2.Haddaan iraah ma jiro Maamul la yiraah Puntland ee waxaa jira Maamul Majeerteen ISKA daa cidkale LOP ayyaa xiriika i jari.
    3.Koofur ooy Somali oo dhan wada degto waxaa ka socda isbedel xoogan oon weli saldhigan. Inta aysan saldhigane Maamuladaa Qabiil lama sixi karo. WBT

  5. khaatumo haanoolaatoo says:

    Aar hargaysa
    maanta huubadiba kusocota kkkkkkkk hacaban how ooyin
    dhul aanad lahayne iimaanso qolka iyo berseda laahay
    kasiiyey khariirada jamhuuriyada somaaliya
    ilmada ilmada cesho baanku iri
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. Ahmed Najaad says:

    Aarka
    Waxba ma haysaan walaahi odaygu waa calaacalay Alloow amuurta sahal

  7. Aarka hargaysa says:

    Ku ducaysta in ilaahay isaaq isku jabiyo halkaasaa xornimo idiinku dhow kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk laascanood anaa iskale ninkii igakicin lahaa yaa layska rabaa cagtayda hoosteeda ayaad kujiray saan kkkkkkkkkkkkk aniga ayaa qosol ii banaan yahay kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk

    • khaatumo haanoolaatoo says:

      Aar hargaysa
      markaad dhegaysatay hadaki odayga mayaa qosol gariir
      kugu dhacay waar caadi iskadhig waad ogtahay
      inaanu nina dhul aanulahayn xoog kujogikarine
      samiryeelo weligaa yuukusirin horgale dayuuse
      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. Ahmed Najaad says:

    Aarka
    Oo inta dhulbahante somaliland la socota oo aad laaluushtaan si aad ugu daba gabataan ma isaaq baa ayagu

  9. Idoor liqe says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Socon maynee aan orodno

  10. Ahmed Somali says:

    ASC.
    War yaa war ka hayya Maamuladi ISAAQ & MAJEERTEEN. WBT

  11. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Isaaq & Majeertoonow, cid idinka naxaysa oon ANIGA ahayn barxadda Kalshaale sooma gasho sababta oo ah markaan dhaliilihina bannaanka soo dhigo WAXAAN idiin sahlay inaad isi saxdaan. WBT

  12. Land of Punt says:

    Ahmed Somali
    Fikirkaaga xor baad u tahay, laakin markaad Puntland waa maamul Majeerteen leedahay waxaan ku xasuusinayaa in umado dhan xaqirtay oo dhulka leh oo dega oo Puntland ayaga aqligooda madal lagu shiray ku saxiixeen.
    Majeerteen waa majority beel ahaan laakiin dhulka keligood malaha, inta kale ayaa uga badan
    Beelahaas kuu tirin maayo, Dhulbahante ka bilow.
    Wararkaas waxaa qora kuwa diidan federal systemka oo in undermine kusameeyaan raba.




Daawo: C.raxmaan Cirro oo Hargeisa Kasoo degay “Muuse wuxuu leeyahay Uma Baahni Khaatumo iyo Cali Khaliif”
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa  maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay Gudoomiyaha ...
Daawo: Faysal Waraabe oo ka hadlay Guurtida oo kordhiyey Wakhtii Baarlamaanka “Danaysteyaal bay ahaayeen”
- Jan 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale )  Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta markii 5aad xilka u kordhiyey golaha ...
Ciidamada Yuhuuda oo Duqeeyay Ciidanka Iiraan iyo Wararkii ugu dambeeyay
- Jan 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale )  Ciidamada Israel ayaa xaqiijiyey inay xalay gantaalo ay ku tuureen saldhigyada ...
DAAWO: Xadhiga Sharci Darada ah ee Maanta ka taagan Hargeisa iyo Aragtidii Muuse Biixi Intaanu Xilka Qaban (Video)
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Magaalada Hargeisa waxaa  Kulamo kala duwan oo ka dhacay siwayn ...
Cabdimaalik Coldoon oo Xoriyadiisa helay, Kana hadlay Shirqoolkii uu ka badbaaday + Kulankii Mustafe Cagjar
- Jan 21, 2019
Jigjiga  ( kalshaale ) Waxaa magaalada Jigjiga soo gaadhay Wariye Cabdimaalik Coldoon iyo Saxafiyiin ...