Dhegayso: Go’aanka dalka Soomaaliya iyo Jabuuti Taageerada ugu Muujiyeen Sucuudiga Muxuu ka Dhigan yahay ?

Nairobi ( kalshaale ) Dawladdaha  Sucuudiga iyo Canada   ayaa Xiisad Xoogan soo kala dhexgashay taasi oo gaadhay Halkaasi ugu saraysay.

HALKAN dhegayso WARAYSI

Hadaba Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa qaatay mowqif taageero oo ay ku taageerayaan Sacuudiga, oo khilaafka kala dhaxeeyo Canada.

Wariyaha VOA Maxamed Colaad Xassan ayaa khadka taleefanka ee gobolka Virginia duleedka Washgington kula xiriiray Cabdiqafaar Cabdi Wardheere, oo ah aqoonyahan bartay xiriirka caalamiga ah kana faalooda arrimaha caalamiga ah.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (6)

  1. NuurkaNederland says:

    HORTA SACUUDIGU MARKA AY DAL REER GALBEEDA IS QABTAAN MUXUU CULAYS UGU SAARAA SOMALIYA INAY TAAGEERTO SACUUDIGA!?.
    ANIGA OO TIX RAACAYA HADALKII CUNSUTIYADA AHAA EE UU KU AFLAGAADEEYEY GABDHAHA NIQAABAN ee MUSLIMIINTA XOGHAYIHII HORE EE A.DIBADA EE U.K.Mr:BORAS JONSON WAAXAAN SI INDHA LA’AANA U TAAGEERAYNAA SACUUDIGA,
    CALAASHAAN KU XUMAYN BORAS JONSON IYO INTA NACAYBKA MUSLIMKU KA BUUXO!.
    INKASTOO CANADA AANU U HAYNO ABAAL BADAN! OO AH SOO DHAWEYNTII QAXPOTIGA SOMALIDA,
    LKN TAAGEERIDA SUCUUDIGA AANU TAAGEERAY MICNAHEEDU MA AHA CANADA HALA XUMEEYO!

  2. Barwaaqo says:

    Horta Somalia ma cid walba u jabaa? Dadka Somalia
    Maamulaa maxay wax walba ugu degdegaan? Siyaasadda arimaha dibadu waxay u baahan tahay in dalka loo dhigo oo laga fiirsado. Teeda kale inta Canadian Somali u tartay waligeed Sucuudiga u tari maayo, xaquuqda insaankanna Canadda ayaa mum jeer qolyaha khamiiska dheer ka fiican. Wasiir iyo PHD ayey gaadheen Somalidda Canada ku nooli Sucuudina waynu ka wada dheregsan nahay wixii Somali ula dhaqmo.
    Dabshid, maxaa dawladiinna ka si ah ee magaca aanu idinla wadaagno ee Somaali dhulka ula dhacaysaan? War bal dib isugu noqda oo inta aanu xumaantaad samaysaan wanaag kaga dheeltirayno ee aanu soo galayno saaxadda dawladaha saxeexa iyo kursiga UNta ku leh bal magaca sii hagaajiya.

  3. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Adduunku waa inuu aqoonsado Beesha BAAJUUN oo ka gòday Somalia. WBT

  4. Cadaado says:

    Qofka Somaliga ah, amaba Jabuuti hajooga, amaba proper Somalia, waa qof daanyeer ah, oo wax lasiiyo, iyo wax uu cunno kaliya raadinaya. Xataa kuwa mas’uuliyiinta isku sheega ee wadamadaas, ayaa cheap raqiis ah.

    Bal Sacuudi iyo Canada, yaa Somaliya dadkeeda iyo qaxootigeeda wax taray? Qofka hadii uusan intaas fahmi karrin, sow daanyeer maahan.

    Orda, Sacuudiga dabada ka dhunkada, daanyeero.
    Dalmida.
    God bless Somalia.

  5. Jabhad says:

    Geel markii loo hesay goranyo u heesaan

    War somali galbeed baa qiqaysa ee maxaa naga

    Galay shisheye kibray dowlada somaliyed way

    Dadalaysa waxaa se muuqata inay ku jaha warertay

    Celcelinta mucaradka car juuq dheh car tag adis iyo

    Nairobi hadanan kaga hormarin dowlad maahi hala

    Ilaliyo sucudiga canada yey faraha la gelin arimaha

    Gudaha ee boqortoyada = arimaha gudaha ee

    Somalia lama fara gashan karo berbera federalka

    Wax laga waydiin karaa lool faaleyow fahan waxa

    Socda nabad iyo nolol guulaysta garigana tartiib

    Tartiib nooh

  6. Ahmed Somali says:

    ASC.
    NUURKA NEDERLAND baa yiri; “INKASTOO CANADA AANU U HAYNO ABAAL BADAN! OO AH SOO DHAWEYNTII QAXPOTIGA SOMALIDA”. *Waa runti BALSE yaysan DIINTEENNA soo faragelin. WBT




Muuqaal: Isbadalo degdeg ah oo laga dareemay Jig-jiga iyo Arimo aan horey uga dhici Jirin oo Qabsoomay (Daawo)
- Aug 14, 2018
Jigjiga ( Kalshaale ) Tan iyo intii uu is badalka ku yimid maamulkii dowlad deegaanka ...
Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Walaacii Jabuuti xidhiidhka Eritrea iyo Somalia, Iyo dhexdhexaadin ay Wado
- Aug 14, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa markii u ...
Dagaal Beeleedyo ka dilaacay dalka Itoobiya iyo dad tiro badan oo goobo kala duwan lagu dilay iyo Waxa dhacay
- Aug 14, 2018
Hargeisa ( Kalshaale ) Seddexdi maalmood ee la soo dhaafay dagaal beeleedyo deegaanna kala ...
Al-Jazeera oo Baahisay Warbixin Sir ah oo ceebeysay Imaaraadka & Sucuudiga
- Aug 14, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Talefishinka Caanka ah ee Al-Jazeera qeybtiisa Afka Carabiga ayaa heshay ...
Wasiir Bayle oo Banaanka soo dhigtay Sir ku saabsan xarunta Xalane, su’aalo Cajiib ah oo laga waydiiyey (Muuqaal)
- Aug 14, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaalle Bayle ayaa Su'aal laga ...