Daawo: Faarax Macalim oo si yaab leh uga hadlay Waxa ku dhacay Cabdi Iley iyo Isbadalka geeska Afrika (Muuqaal)

Muqdisho ( Kalshaale ) Siyaasiga Faarax Macalim ayaa si wayn uga hadlay Isbadalka ka dhacay  Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo  Rabshadihii halkaasi ka dhacay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu sheegay inuu Cabdi Maxamuud Cumar deegaanka ku dilay Dad aad u Tiro badan, Wuxuuna sheegay in Ciidamada Dawladda Itoobiya   ay Dalbadeen waxgaradka deegaanka,  Wuxuuna sheegay inuu soo dhowaynayo Sida loola dhaqmay  Cabdi Maxamuud Cumar.

Ugu dambayntii wuxuu ka hadlay Faarax Macalin Isbadalka ka dhacay Geeska Afrika  ee Hormuudka uu ka yahay  Raysal wasaaraha Itoobiya, Wuxuuna sheegay inuu isagu dantiisa ku ilaashanayo in heshiis uu la galo Soomaalida iyo Eleteriya, Si aan Xukunka looga Tuurin.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (7)

  1. weedhsame says:

    Asc

    Hhh war go’iwaaye, ma cabdi illey baa xumaa ayey kaa taagantahay weli? oo siyaasadan sii cuslaanaysaba waxba kaagama bixin miyaa?

    war waan ku arkaa, siyaasadiiba waad ka dhacsantahaye, bal aan kuu ducaynee,nacnacdaada iyo niikadaada un na dhaafi ninyahow hhhh

    Midda kale, bal inaad nooc kale tahay,soomaalida caafimaadka qabta ee aad rabto inaad iska gaddo halkay joogtaa maanta waa yaabe? war soo tan habar walba ayadoo xanuunsan ey gurigeeda dhex taala ma’aha hhh

    yaab,bukaan jiifki baa yaabay

    kaftan

  2. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    FAARAX MUCALLIN waa lagu yaqaan…..

    Please ku shubbo lacag…… telephoonka lacaga ku shaqeeyaa, iga dheh.

    FAILED POLITICIAN, meelahaas ha ka qayliyo sidee Tukki haraaday.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. Ahmed Somali says:

    ASC.
    weedhsame, magacaaga & tani ma isleeyihiin?; “nacnacdaada iyo niikadaada un na dhaafi ninyahow hhhh”.
    *Adeer, maxaa noo diiday inaan ràyigeenna dhiibano annagoo ereyo HUFAN adeegsanayna. WBT

  4. Ahmed Somali says:

    ASC.
    weedhsame adeer, ràyigaaga waan la dhacsanahay ee waxaan leeyahay turaanturada ka ilaali. WBT

  5. Ahmed Somali says:

    ASC.
    weedhsame adeer, haddaad wax yar is QANJURUFATO anaa eedda iska leh ee fadlan raalli ahaw. WBT

  6. Ahmed Somali says:

    ASC.
    War yaa ka warqaba Jugle, ma noolyahay mise dhanki kaluu ku biiray. WBT

  7. weedhsame says:

    ahmed Somali

    Kkkkk

    Oo nooc jimicsiga kamid ah iney tahay umbaan moodayee, nii………. waa dambi miyaa? hhhh astaqfirullah

    War ninyahow, ninkan meesha uu kahadlaayo iyo meesha xaal maraayo ayaa iskukey qaban waayay xaqiiqatan.

    Haa, cafis baan weydisan doona inshaa Allah

    Mahadsanid adeerkiis




Daawo: C.raxmaan Cirro oo Hargeisa Kasoo degay “Muuse wuxuu leeyahay Uma Baahni Khaatumo iyo Cali Khaliif”
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa  maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay Gudoomiyaha ...
Daawo: Faysal Waraabe oo ka hadlay Guurtida oo kordhiyey Wakhtii Baarlamaanka “Danaysteyaal bay ahaayeen”
- Jan 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale )  Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta markii 5aad xilka u kordhiyey golaha ...
Ciidamada Yuhuuda oo Duqeeyay Ciidanka Iiraan iyo Wararkii ugu dambeeyay
- Jan 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale )  Ciidamada Israel ayaa xaqiijiyey inay xalay gantaalo ay ku tuureen saldhigyada ...
DAAWO: Xadhiga Sharci Darada ah ee Maanta ka taagan Hargeisa iyo Aragtidii Muuse Biixi Intaanu Xilka Qaban (Video)
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Magaalada Hargeisa waxaa  Kulamo kala duwan oo ka dhacay siwayn ...
Cabdimaalik Coldoon oo Xoriyadiisa helay, Kana hadlay Shirqoolkii uu ka badbaaday + Kulankii Mustafe Cagjar
- Jan 21, 2019
Jigjiga  ( kalshaale ) Waxaa magaalada Jigjiga soo gaadhay Wariye Cabdimaalik Coldoon iyo Saxafiyiin ...