Sawirro: Meherad Adeegyo loo Bogay Laascaanod kusoo bandhigtay (Daawo)

Laascaanod ( Kalshaale ) Dukaankan TAYOSIIR oo ku yaala magaalada Laascaanood oo ah meherad iibisa qabalka Gaadiidka Noocyadooda kala duwan , Waxaana ay soo bandhigtay meheradani adeegyo cusub oo ay u hayso Macaamiishiisa.

TAYOSIIR ayaa ah meherad iibisa qalabka baabuurta noocyadooda sida  Sharaxaad Baabuurta , Taayarada , Saliidaha Xaydhaha ee Baabuurta Bayteriyada gaadiidka Noocyadooda kala duwan , iyo sidoo kale Kaabaana Caleemaha oo Fujis iyo Cuseyba .

Sidoo kale Meheradan ayaa samaysa adeega Sawirida (Copy) Furayaasha guryaha iyo Baabuurta , Meheradaha  Tuubooyinka Matoorada Gaadiidka Beeraha IWM.

Meheradan ayaa ku taalla bartamaha magaalada Laascaanood , Ka Soo Horjeedka Masjid Cali Barre.

Kala Xidhiidh : 4213336/4201224/4159520/774659/779074/7775550 .

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




Muuqaal: Isbadalo degdeg ah oo laga dareemay Jig-jiga iyo Arimo aan horey uga dhici Jirin oo Qabsoomay (Daawo)
- Aug 14, 2018
Jigjiga ( Kalshaale ) Tan iyo intii uu is badalka ku yimid maamulkii dowlad deegaanka ...
Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Walaacii Jabuuti xidhiidhka Eritrea iyo Somalia, Iyo dhexdhexaadin ay Wado
- Aug 14, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa markii u ...
Dagaal Beeleedyo ka dilaacay dalka Itoobiya iyo dad tiro badan oo goobo kala duwan lagu dilay iyo Waxa dhacay
- Aug 14, 2018
Hargeisa ( Kalshaale ) Seddexdi maalmood ee la soo dhaafay dagaal beeleedyo deegaanna kala ...
Al-Jazeera oo Baahisay Warbixin Sir ah oo ceebeysay Imaaraadka & Sucuudiga
- Aug 14, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Talefishinka Caanka ah ee Al-Jazeera qeybtiisa Afka Carabiga ayaa heshay ...
Wasiir Bayle oo Banaanka soo dhigtay Sir ku saabsan xarunta Xalane, su’aalo Cajiib ah oo laga waydiiyey (Muuqaal)
- Aug 14, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaalle Bayle ayaa Su'aal laga ...