MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Madaxtooyada ku Qaabilay Axmed Burhaan Wiilkii Tartankii Dubai ku Guulaystay

Muqdisho ( Kalshaale ) Axmed Burhaan Maxamed oo martiqaad ka helay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo keddib markii uu ku guuleystay Tartanka Qur’aanka ee Dubai ayaa xalay kula kulmay Madaxtooyada Qaranka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxweynaha ayaa sheegay in Dowladda Federaaka Soomaaliya iyada oo xoojineysa Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ay qabanqaabin doonto sanad walba tartan Qur’aan oo ay ka qeyb gali karaan dhallinyarada Soomaaliyeed ee gudaha iyo dibadda.

Kulankan waxaa ku wehliyay Aabe Burhaan Maxamed, Macalin Cabdinaasir Maxamuud Faarax oo ah macallinkiisa Qur’aanka Kariimka iyo Sh. Maxamed Cabdullaahi oo ka tirsan madaxda Masjidka Abuubakar Sadiiq ee Minneapolis.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




Ku-simaha madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Guddiga Doorashada oo War Kasoo saaray Xaalada Baydhabo
- Dec 14, 2018
Baydhabo ( Kalshaale ) Ku-simaha madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Cabduqadir Shariif ...
Daawo: Dowladda Qatar oo shaacisay inay Bilaabayso dhismaha dekada Hobyo
- Dec 14, 2018
Doha  ( Kalshaale ) Wasiirka wasaaradda gaadiidka, isgaarsiinta iyo dekada dawladda Qatar, Jassim Bin ...
Xaalada Baydhabo oo kacsan iyo Xildhibaan lagu dilay , Wararkii u dambeeyay
- Dec 14, 2018
Baydhabo ( Kalshaale ) Wali xiisad ayaa ka taagan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ...
MUUQAAL: Cali Xaraare oo barnaamij uga hadlay Xaalada Baydhaba iyo Mukhtaar Roobow
- Dec 14, 2018
Garoowe  ( Kalshaale ) Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamij  Gaar ah oo Cali ...
Daawo: Aqalka Sanatka Maraykanka oo isku raacay in Maxamed Bin-Salman uu ka dambeeyey dilkii Khashoggi (Video)
- Dec 14, 2018
London ( Kalshaale ) Xubnaha aqalka senators-ka Maraykanka ayaa u codeeyay in milatariga dalkaasi ...