Daawo Video: Soomaaliya oo gaadhay Guul Taariikhiya iyo Dawladda Norwey oo Aqoonsatay Baasaboorka Somalia

Nairobi ( Kalshaale) Dowladda Norway ayaa maanta ku dhawaaqday in ay aqoonsatay Baasaboorka Soomaaliya, iyadoo ay hore u aqoonsadeen dalal ay ka mid yihiin Faransiiska, Talyaaniga iyo kuwo kale.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Safiirka Norway u fadhiya Kenya danjire Victor C. Rønneberg ayaa sheegay in in hal sano oo ay wada-shaqeynayeen dowladda Somaaliya kaddib ay ku qanceen hannaanka lagu bixiyo baasaboorka iyo tayadiisa.

Warkan ayuu safriika ka sheegay xaflad ka dhacday magaalada Nairobi caasimada ee dalka Kenya iyadoo ay ka qeybgaleen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad iyo Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




Daawo: Dhirbaaxo Millateri ee Ruushku ku Dhuftay Israaiil, Kadib Diyaaradiisii looga soo riday dalka Suuriya (Video)
- Sep 24, 2018
London ( Kalshaale ) Dhirbaaxo Millateri ee Ruushku ku Dhuftay Israaiil ka dib Diyaaradiisii ...
Daawo: C.wali Gaas oo kulan la qaatay Golaha deegaanka Boosaso (Muuqaal)
- Sep 24, 2018
Boosaaso ( Kalshaale)  Madaxwyanaha Puntland C.wali Gaas ayaa kulan la qaatay xubnaha cusub ee ...
Askar ka tirsan Puntland oo Bosaso lagu dilay, Warar dheeraad kasoo baxaya
- Sep 24, 2018
Boosaso ( Kalshaale ) Magaalada Bosaso ayaa la sheegayaa in lagu dilay labo askeri, ...
Daawo Video: Eng. Yariisow “Waxa Jira XILDHIBAANO doonaya inay la baxaan kuwii Axmed dawlo Muqdisho ku gubay
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale)  Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar cismaan Yariisow ayaa Maanta waxa uu ...
Muuqaal: Cabdi Shire “Waan ka seexan Waayey Ninkii la gubay, Waa in AROOS Qaran loo sameeyo Wiilka iyo Gabadha’
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac oo kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ...