MUUQAAL: Wararkii ugu dambeeyay Nabadaynta Iyo Colaada Ceel-afwayn

Burco ( Kalshaale ) Gudiga Nabadaynta Xiisada Colaadeed ee Deegaanka Ceel-afwayn ee Gobolka Sanaag ayaa maanta soo Saaray Go’aano Hordhac ah oo ku aadan Xaaladaasi Colaadeed.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga Ucid, Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Kaahin iyo Madaxwayne ku xigeenka Somaliland ayaa si wadajir ah uga hadlay Nabadaynta Labadaasi Beelood.

1. In ciidamo beeleedyada nin waliba uu ku sugnaado halkii loo qorsheeyay.

2. In Ciidamadaas cidii ka tirsan ee lagu arko meel aan ahayn meeshii loo qorsheeyay loo aqoonsanayo inay yihiin fidmo wadayaal.

3. In Ilaalinta dhaq-dhaqaaqyada ciidamada hubaysan ee beelaha ay masuul ka yihiin ciidamada Somaliland iyo

4. In Ilaalinta nabad-galyadu ay tahay danta guud, gaar ahaan danta Ceel-afweyn, waxaanu xil-buuxa naga saaran yahay soo afjarida mashaqadaas.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (9)

  1. Kalahage says:

    War tuuladan dadka lagu dhameeyey maxay tahay.

    Waa meel jeegaanta iyo faysal qayilaada ku raadsadaan.

  2. Hayaan says:

    http://hadhwanaag.ca/attached/maxresdefault(158).jpg

    Waa xildhibaan ku sheegoodii oo ku leh Soomaaliya ha ina maamusho? Yaa miciin,

    Hees baa jirta loogu heeso geela taasoo ah: DURBA HEESTII HAYAAYDA AHAYD HUUNA HUUNIYO HOOS MA LOO DHIGAY:
    Soo haabo Jeegaan aka SNM:

  3. Kalahage says:

    Faysal waa waji ku macaasha maalinta ay qayilaadu u gooysa ayuu ideecadaha soo istaagaa si uu u helo qayilaad maalmeed.

  4. Idoor liqe says:

    Dhibaatada qabiilku waa intaas ! Sanad Hada waa socda dagaalkaas snmna waa maamul qabiil oo wuxuu ku milmay kuwii dagaalamayey ee qabiilada.

    Dhulkan Somaliya baa leh waana in Dowlada dhexe ciidan u soo dirto gaar ahaan guutada 48-aad ee gobolka Hiiraan ee ku xareysan xerada lama galaan ee duleedka Degmada matabaan. Lolz

  5. Aarka hargaysa says:

    Dhulkan laysku haysto waakii gudomiyaha guurtida somaliland sheegay waa dhulkii daarood gaar ahaan dhulbahante ee dhulku waa idinka badanyahee ku heshiiya

  6. Aarka hargaysa says:

    Dhulkan dhulbahante ayaa lahaa haday ku heshiis waayaan labadaba halaga qaado oo dhulbahantehan labara kiciyay haloo celiyo

  7. Idoor liqe says:

    Aarka Hargeisa

    Dhulbahante maxaa geeyey ceel afweyn iyo Gar adag iyo Beer . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Barigii hore ma cawaan baad aheydeen . Dee dhulkaas Hada waa lala dega sxb . Nimankaas naaleye ma guure ee Ugaadhyahan baa wali jooga , Meeshay degaana kama guuraan . Kkkkkkkkkkkkkk

    Hadad leedahay Ceel afweyn iyo Gar adag Dhulbahante baa leh waan soo dhaweyneyna and we can claim any time . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Hadhow bay odhan calaa Geel laayey kkkkkkkkkkk

  8. Idoor liqe says:

    Baligubadle Dhulbahante leh kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. mohamed abdi jama says:

    Wadamada reer yurub oo joojiyey duulimaadadii hawada ee marayey hawada somaliya iyo jam somland ilaa intay somaliya fulinayso heshii laba dal ee wali hawadu ka dhayso waa war sugan




Ku-simaha madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Guddiga Doorashada oo War Kasoo saaray Xaalada Baydhabo
- Dec 14, 2018
Baydhabo ( Kalshaale ) Ku-simaha madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Cabduqadir Shariif ...
Daawo: Dowladda Qatar oo shaacisay inay Bilaabayso dhismaha dekada Hobyo
- Dec 14, 2018
Doha  ( Kalshaale ) Wasiirka wasaaradda gaadiidka, isgaarsiinta iyo dekada dawladda Qatar, Jassim Bin ...
Xaalada Baydhabo oo kacsan iyo Xildhibaan lagu dilay , Wararkii u dambeeyay
- Dec 14, 2018
Baydhabo ( Kalshaale ) Wali xiisad ayaa ka taagan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ...
MUUQAAL: Cali Xaraare oo barnaamij uga hadlay Xaalada Baydhaba iyo Mukhtaar Roobow
- Dec 14, 2018
Garoowe  ( Kalshaale ) Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamij  Gaar ah oo Cali ...
Daawo: Aqalka Sanatka Maraykanka oo isku raacay in Maxamed Bin-Salman uu ka dambeeyey dilkii Khashoggi (Video)
- Dec 14, 2018
London ( Kalshaale ) Xubnaha aqalka senators-ka Maraykanka ayaa u codeeyay in milatariga dalkaasi ...