Dugsiga Xirfadaha Haweenka ee MAANDEEQ 1 ayaa Bulshada la wadaagay Fariin Waxbarasho

Dugsiga Barashada Xirfadaha Haweenka ee MAANDEEQ 1 Waxaa uu ogaysiinayaan Haweenka gobolka Sool in uu
dib u bilaabayo waxbarashadii uu dugsigu uu bixin jiray ka hor fasixii bisha Ramadaaan .

Dugsiga MAANDEEQ 1 Waxaaa uu u ku wargeliayaa dhamaan ardaydii wax ka baran jirtay in ay ku soo xaadiraan inta ka
hadhay bishan oo ay dugsiga yimaadan 01-07-2018 .

Sidoo kale Waxaa uu ogaysiinayaa dhamaan Haweenka gobolka in uu dugsigu qaadanayo arday kooban oo loogu tala galay in
ay ka Faa’idaystaan koorsooyinka waxbarasho ee ay bixin doonto dugsiga MAANDEEQ 1.

Kala Xidhiidh Faahfaahinta :

4478571ama 0907883511 ama 4082473

DAAWO SAWIRADA XARUNTA

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. mayow mohamed osman says:

    Waxan ubaahanay xarun ii dhaw aad ledihin wayo waxan ubaahna inan cunto karinta aad ugu taqasuuso




Daawo: Maxaa dhexmaray Madaxwayne Mustafe Cagjar iyo Waxgaradkii Beesha Dhulbahante ee JIG-JIGA Soo Gaadhay
- Nov 16, 2018
Jigjiga  ( Kalshaale ) Madaxweynaha deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa magaalada Jigjiga kusoo dhoweeyay ...
Jen. Indho-cadde oo ka hadlay halka ay Shabaab ka helaan Dharka Ciidamada Dawladda iyo Hubka
- Nov 16, 2018
Muqdisho  ( Kalshaale) Gen Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cadde oo kamid ah saraakiisha ciidamada dowladda, ...
Galmudug : Wararkii ugu dambeeyay dagaal ay ciidamada DF ka gaadheen guulo oo dhacay
- Nov 16, 2018
Laascaanod ( Kalshaale) Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo ...
MUUQAAL: Gabadh uu dhalay Wariye Soomaaliyeed oo Caan ah oo Shaqo ka Heshay Xafiiska Duqa London (Daawo)
- Nov 16, 2018
London ( Kalshaale ) Xafsa Cabdixaafid Maxamuud oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo 17-jir ah ...
MUUQAAL: Qaramadda Midoobay oo War kasoo saartay [Saldhiga Berbera] Iyo Xiisada Puntland iyo Soomaliland
- Nov 16, 2018
Laascaanod ( Kalshaale ) Warbixintii ay sii deysay kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunaqabateynta ...