MUUQAAL: Wafdigii ka yimid Muqdisho iyo Waxgaradka Buuhoodle oo go’aan Midaysan ka Qaatay Xaalada G. SOOL

Muqdisho ( Kalshaale  ) Waftigii Muqdisho ka yimid ee uu Kamid ahaa Madaxwaynihii Hore ee Khaatumo Maxaamed Yuusuf Jaamac iyo Aqoonyahan C/fataax Maxamed Cali iyo Waxgaradka Buuhoodle oo Caawa Warbaahinta La Hadlay Kuna Dhawaaqay inay Ka Qayb Galayaan Xoraynta Laascaanood iyo Ganacna ay siinayaa Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cabdifataax Maxamed Cali oo Horay usuu Noqday La taliyaha Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay In deegaanku Qayb ka yahay Halganka Deegaanka looga saarayo Somaliland, Iyagoo la shaqayn doona Puntland, Wuxuuna xusay inay Qadiyadda hada ay leeyihiin Shacabka deegaankan ee aysan ahayn mid ay ku taageerayaan Puntland.

Madaxwaynihii Hore ee Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac ( Indhosheel ) iyo Qaar kamid ah Waxgaradka kulanka kasoo qayb galay ayaa dhankooda Halkaasi ka hadlay.

“Puntland markii aanu Khaatumo ahayn, Wixii aanu isku Khilaafsanayn ayaanu Maanta ku Heshiinay, Markaa Shalay Joogi maayee, Maanta ayaa la jooga oo isku Dan aanu Noqonay “ Ayuu yidhi Indhosheel.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (2)

  1. Jabhad says:

    Guul iyo gobanimo waa kaa darwishkii u midooday

    Difaaca midnimada somaliyed nin kastoo caqli leh

    dhaxalkii awoowgii ma dayaco beel beel qabsan

    Kartana ma jirto war meesha waxaa maraya indha

    Sheel oo ku soo dabashay xeebtii kismaayo lool

  2. Garqaad says:

    Somalida xurtaa waa woqooyi iyo koofur. Muqdisho iyo hargeysa.

    Indha sheel nin culus ayuu ahaa. Markuu xilkii ku wareejiyay governo galaydh.




Daawo: Maxaa dhexmaray Madaxwayne Mustafe Cagjar iyo Waxgaradkii Beesha Dhulbahante ee JIG-JIGA Soo Gaadhay
- Nov 16, 2018
Jigjiga  ( Kalshaale ) Madaxweynaha deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa magaalada Jigjiga kusoo dhoweeyay ...
Jen. Indho-cadde oo ka hadlay halka ay Shabaab ka helaan Dharka Ciidamada Dawladda iyo Hubka
- Nov 16, 2018
Muqdisho  ( Kalshaale) Gen Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cadde oo kamid ah saraakiisha ciidamada dowladda, ...
Galmudug : Wararkii ugu dambeeyay dagaal ay ciidamada DF ka gaadheen guulo oo dhacay
- Nov 16, 2018
Laascaanod ( Kalshaale) Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo ...
MUUQAAL: Gabadh uu dhalay Wariye Soomaaliyeed oo Caan ah oo Shaqo ka Heshay Xafiiska Duqa London (Daawo)
- Nov 16, 2018
London ( Kalshaale ) Xafsa Cabdixaafid Maxamuud oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo 17-jir ah ...
MUUQAAL: Qaramadda Midoobay oo War kasoo saartay [Saldhiga Berbera] Iyo Xiisada Puntland iyo Soomaliland
- Nov 16, 2018
Laascaanod ( Kalshaale ) Warbixintii ay sii deysay kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunaqabateynta ...