MUUQAAL: Maxaa ka Cusub Madaxdii Khaatumo ee Hargeisa Sal-dhigtay iyo Ku xigeenka Dr. Cali Khaliif oo Hadlay

Laascaanood ( Kalshaale ) Hogaankii loo doortay maamulka Khaatumo ayaa Saldhigtay magaalada Hargeisa ee Xarunta Somaliland, Kadib wadahadalkii ay la geleen Xukuumadii Wakhtigeedu dhamaaday ee Somaliland.

Dr. Cali Khaliif oo dhowr kasoo muuqday Warbaahinta Isagoo ku sugan Hargeisa ayaa ku Celceliyey inaanu Jirin Heshiis Rasmiya oo wada gaadheen Somaliland, Balse Wuxuu Rajjo ka muujiyey inuu Muuse Biixi dhamays Tiri doono.

Dhinaca kale Maxamuud Caananuug oo loo doortay madaxwayne ku xigeenka Khaatumo ayaa isugana Warbaahinta kula hadlay Hargeisa, Wuxuuna sheegay inaan Khaatumo iyo Somaliland isku biirin ama Midoobin.

“Wax Somaliland la dhaho iyo Khaatumo isku biiray ma jirto, Anagu Khaatumo ayaan nahay Wadahadal baa noo socday, Waxba nooma Dhamaan, Somaliland waanu joognaa waa Halkaanu u dhalanay, Anaga ayaa sidana Xoolaha yaha, Waxba namay siin “ Ayuu yidhi.

HALKAN KA DAAWO  WARAYSIGA MAXAMUUD CAANA-NUUG

Wuxuu sidoo kale ka hadlay Muranka Puntland iyo Somaliland iyo Xubnihii labada dhinac kasocday ee dhowaan tagay Buuhoodle, Wuxuu sidoo kale ka hadlay Xiisada Gobolka Sool, isagoo sheegay inaan deegaanka leeyihii Shacabka Khaatumo. “Waxaa loo socdaa waa Ceelka Hol-hol, anagaa iska leh adeer, ee Nabad ayaa Naas la Nuugo leh “ Ayuu raaciyey.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (7)

  1. Drwsh says:

    bacaac xoolo nool cananuug waxa cali khalif kaxishoodo isagu u adeegsadaa afkaan waa afkii cali khalif.dadku ma waxaan waxba garananbaa kulehaa anagu somaliland kumaanan biirin ee waxaa naladheha khatumo.beenbadanaa intaad kubiirtay baadnoqotay weliba horgelkii ugu xumaa ee kula magacbacxay rashka

  2. Drwsh says:

    bacaac xoolo nool cananuug waxa cali khalif kaxishoodo isagu u adeegsadaa afkaan waa afkii cali khalif.dadku ma waxaan waxba garananbaa kulehaa anagu somaliland kumaanan biirin ee waxaa naladheha khatumo.beenbadanaa intaad kubiirtay baadnoqotay weliba horgelkii ugu xumaa ee kula magacbacxay rashka.kulehaa bacda ciid waxlala balamay majiraan ee saxafada buuw isku dhafinaya mihimadii loosoodhibay waxay ahay majirto khatuma kubiirtay somaliland lagu baray mutar rashka

  3. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Ninkaan magaciisa sow doono u qora WAXAA igu wevyn inuu 2laba legde Cali JUFO ahaan uga soo horjeedo WAANA TAN baday Dhulbahante in deegaankisi ku dagaalamaan MAAMULLO Beelo kale. ūüÜėHalku dhegga Beesha Dhulbahante waa; MUUSE BIIXI I XUKUN ama C/Weli M. CALI ‘Gaas’ I XUKUN anigu isma xukumi kare. WBT.
    UFIIRSO, Dhulbahantow wixii Isaaq & Majeerteen kaga maqan DHIIG làaan baad ku helikartaa ee UUSTARA GAAB & KALASHNIKOV looma baahna. ALLAA WEYN.

  4. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Klashinkov. ALLAA WEYN.

  5. maraacaato11 says:

    Cali ordaaye wajigaaa gubay iyo hoosfadhiyahaad thy

  6. Garqaad says:

    Xildhibaan zakariye.

    Maxamed cabdi xaashi.

    Weriye cabdi fataax.

    Maxaa idin aamusiyay.

    Idin aaway maanta.
    Ma aamusnaanta.
    Ayaad maciinateen?

    Hallo hallo may maqleysaan.

  7. Land of Punt says:

    Fuck Cali Injir. Muddo ayuu beel dhan ka dhigtay wax ku gorgortamo danihiisa dhaqsiga ah.
    Maanta waa la bartay, maadaama adaga bulshada hor istaagi karin waa in Eeyo kale dirsado oo Iidoorka u shaqeeya.
    Waa la yaabay waxa ku kalifay in dadkiisa dulli bado.
    War Somaliland in ku biiro lama yaabin, macal Faroole ku biiray Somaliland oo codsaday in rabo Puntland wax isla dhistaan Isaaqa, Faroole basaas Iidoor ah
    Cali Injir waxa uga duwan tahay in bahdilo beeshiisa Dhulbahante oo ka dhigay wax jirin kuna diray Hartiga kale, ayagana isku diray.
    Waa doofaar u kiraysan Iidoorka.
    ‚ėĚ




Wiilkii Reer Mudug ee xaaskiisa ku dul ooyey arooskiisa oo wareysi xiiso leh bixiyey +Jacaylkiisa [Dhegayso]
- Jan 21, 2019
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Sadiiq Cabdinaasir oo ah wiil dhowaan caruus galay, ayaa ku ...
Daawo: Sheikh Kenyaawi iyo Ciidanka Booliska Somalia Wixii dhexmaray iyo Dardaaran uu siiyey Maanta [Muuqaal]
- Jan 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed, Islamarkaana ...
Gabadha kaliya ee ku Jirtay Baarlamanka Puntland oo Xil loo doortay
- Jan 21, 2019
Garoowe  ( Kalshaale ) Gabadha kaliya oo ka mid ah baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland Naciimo ...
Nin Ajnebi ah oo lagu Qabtay Garoonka Muqdisho iyo Dalka uu kasoo jeedo
- Jan 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Nin ajnabi ah oo laga shakiyey ayaa sabtidii lagu qabtay ...
Daawo: C.raxmaan Cirro oo Hargeisa Kasoo degay “Muuse wuxuu leeyahay Uma Baahni Khaatumo iyo Cali Khaliif”
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa  maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay Gudoomiyaha ...