Laascaanood oo looga Ciiday SI ka Duwan Ciidihii hore Shacabka oo ka hadlay dareenkooda (Sawiro + Muuqaal)

Shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood ayaa saak au ciiday si ka duwan sanadihii hore  iyadoo dadkii soo xaadiri jiray goobaha lagu tukado Ciidaha ay ahaayeen kuwo ka yar sanadihii .

 

HALKAN KA MUUQAALKA 

Dadka ayaa dareenkoodu ku wajahnaa dhankaa iyo deegaanka Tukaraq halkaa o ay isku hor fadhiyaan ciidamada SL iyo kuwa Puntland


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (9)

  1. rooble says:

    asc asxaabta ciid mubaarik

  2. samawade says:

    asalaamu calakum bulsho
    ciid mubaarik wa antum bikhayr

    adeer waa ilahay mahadii mar hadii aanay na soo weerarin puntland oo ciida farxada naga qasin

  3. samawade says:

    adeer aadban u baqay waxaan lahaa puntlandba ciida Ku tukan lasacaano
    midkale sheekh maanta salaadii ciidal fidriga na tujinaayay ayaa dhahay dagaalka u dhaxeeya labo wadan Ama qabiil oo muslin ah hadii aad mid tageerto ukala hiiliso waxaatay ehlu naaar waayo waxay LA mitay labo qof oo Muslim ah oo ashahadanaaya adigoo ukala hiiliyay
    adeer waan ubaqayaa qoladeena ka dooda websitekan kalshaale.com
    waa hadii runta abaarno

  4. samawade says:

    adeer aadban u baqay waxaan lahaa puntlandba ciida Ku tukan lasacaano
    midkale sheekh maanta salaadii ciidal fidriga na tujinaayay ayaa dhahay dagaalka u dhaxeeya labo wadan Ama qabiil oo muslin ah hadii aad mid tageerto ukala hiiliso waxaatay ehlu naaar waayo waxay LA mitay labo qof oo Muslim ah oo ashahadanaaya adigoo ukala hiiliyay
    adeer waan ubaqayaa qoladeena ka dooda websitekan kalshaale.com
    waa hadii runta abaarno

  5. cabdi yare says:

    haa sxb waa runtaa

  6. cabdi yare says:

    asc ciid mubaarik

  7. maraacaato11 says:

    Ciid mubaarag




Wiilkii Reer Mudug ee xaaskiisa ku dul ooyey arooskiisa oo wareysi xiiso leh bixiyey +Jacaylkiisa [Dhegayso]
- Jan 21, 2019
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Sadiiq Cabdinaasir oo ah wiil dhowaan caruus galay, ayaa ku ...
Daawo: Sheikh Kenyaawi iyo Ciidanka Booliska Somalia Wixii dhexmaray iyo Dardaaran uu siiyey Maanta [Muuqaal]
- Jan 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed, Islamarkaana ...
Gabadha kaliya ee ku Jirtay Baarlamanka Puntland oo Xil loo doortay
- Jan 21, 2019
Garoowe  ( Kalshaale ) Gabadha kaliya oo ka mid ah baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland Naciimo ...
Nin Ajnebi ah oo lagu Qabtay Garoonka Muqdisho iyo Dalka uu kasoo jeedo
- Jan 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Nin ajnabi ah oo laga shakiyey ayaa sabtidii lagu qabtay ...
Daawo: C.raxmaan Cirro oo Hargeisa Kasoo degay “Muuse wuxuu leeyahay Uma Baahni Khaatumo iyo Cali Khaliif”
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa  maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay Gudoomiyaha ...