MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Hambalyada Ciida diray, Kana hadlay Guulaha Ciidanka Xasilinta Muqdisho

Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciid-ul-fitriga u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxwaynaha ayaa sidoo kale ka hadlay Guulaha Ciidamada Xasilintu ay gaadheen, Wuxuuna Bulshada Soomaaliyeed ugu sheegay inay Dawladdu diyaar u tahay sidii ay meesha uga saari lahayn dhibaatooyinka uga imaanaya Argagixisada.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (12)

  1. Mr BaHaL says:

    Madaxwaynaha Somaliyeed,Jaale.Fromage waad mahadsan tahay.

    Waxaa da’aya gu’gii nabada,waxaa hilaacaya Gu’gii guusha Somaliyeed.

    Dagaalada Somaliyeed waxay ku dambayndoonaan waqooyiga.Sidaa anaa aaminasanaa noloshayda intii aan la qabsaday la noolaashaha wacyiga ummada Somaliyeed.

    Kuwa Xamar ku dagaalamaya ayaan u dhaw inay Somaliya dawlad yeelato.Sidaa aana du doodayay’15 sano ee u dambeeyay.

    Nabada waqooyiga ka jirtaa waa mid been ku dhisan oo aan meelna u soconin.

    Somalya ha noolaato.

    Dalmida

  2. Dabshid says:

    Ciid Mubarak Madaxweyne adiga iyo caruurtaada iyo Marwada Soomaaliya.

    Alle hakaa dhigo midka Cadaaladda u dhow oo intuu xilka hayo Amaanada ilaaliyo, markuu waqtigu dhamaadana si niyadsan xilka Qaran u wareejiyo.

    DHAMAAN CIID WANAAGSAN ASAXAABTA BARXADDA KALSHAALE.

  3. NUURKANEDERLAND says:

    CIID MUBARAK KULU CAAM WA…… KHAYRE.
    FARMAJO MA NOQON SIDII LAGA FILAYEY. LKN FARMAJO WUXUU KA FIICAN YAHAY XASAN SH 100%.

  4. Laalays says:

    Ciid mubaarak dhaamaan muslimiinta guud ahaan, gaar ahaana inta afsoomaaliga ku hadasha.

    @ Dabshid waar dhufayska Godqaboobe ayaan gelayaa bal beri ninkii Xaange oo ku hanjabaya Laascaanood baa ku ciidayaa lee arkee, isagaan halkaa ku sugayaa😀

  5. Jabhad says:

    Madaxwayne

    Ciid mubarak adiga iyo dowlada madaxwayne waan

    Kaaga mahadinayna hogaanka suuban ee aad ku

    Hogaamisay dalkaada iyo dadkaada waan aragnay

    Sidaad u bedeshay aqalkii villa soomaaliya iyo qalabka casriga ah ee lagu xiray waxaa kaloo ah

    Wax lagu farxo in maanta aqalka villa somalia uu

    La mid yahay aqalada caalamka mahadsanid

    Madaxwayne gobolada waqooyi dadkii deganaa
    Waxay u kala bexeen soomaali diid iyo somaliwayn

    dhaqdhaqa midnimo doonka ah wuxuu diidan yahay

    Kala g’a dalkeena arintaas ka odayeey oo si sharci

    Ah u mar oo waxaad isu soo jiidi karto isu soo jiid

    Madaxwayne dowlada ithopia sow maadan maqal

    Inay ciidan badeed dhiseen marakiibna so wadaan

    Haa arintaas ma sahlana horgalo soomaaliyeed baa

    Ku soo hogaaminaya dalkeena

  6. Garqaad says:

    Ciid wanaagsan dhamaan asxaabta sharafta leh.

    Ilaahoow Somalida jahliga kasaar.

    Ilaahoow inta aan nolahay I tus somali oo mida.

    Ilaahoow qalbiyada Somalida isu soo jeedi.

    Ilaahoow Somalida si isku mid ah xaqa u tusi.

    Mr bahal. Salaan gooniye mudane qaamuus.

    Dabshid imaankii oo joogo in aan duceeyo waa qalad ee fasax imaaaan.

    Laalays kaama tegin adna salaan awoowe.

    Dal mida dad mida.

  7. Kalahage says:

    Asc

    Dhamaantii ciid mubaarak meel kasta oo aad joogtaan.

  8. Dabshid says:

    Garqaad

    Waqti dambe/habeen waaye marka Ugaaska ayaa ducada leh ee ku soco, ducadana u badi.

    Harti
    Hiraab
    Garxajis

    Inuu iimaanka ku sugo.

    Mudullood iyo Absame, habaar iney iimaanka beelaan si ay ula xisaabtamaan Habar-Gidir iyo Majeerten oo ayagu habaareen Owoowyaashii hore.

  9. Dabshid says:

    Jabhad

    Madaxweynahu wuxuu idin dhahey DHARIGAAN BUUXO ku soo darso XABAD GALEY ah, waxaad masuugtey canshuur yar oo labo Huuri laga keeno, hadana waxaad maldaheysaa kaalmo ayey kaaga baahantahey Tukoraq.

    Labo maamul oo mid walba ADDIS ABABA iyo Carabaha la taaganyahey ma hoostagno Xamar oo wali Gaas si Dabo-dhilifnimo ah u dhahey SOOMAALIYA KAMA JIRTO DOWLAD RASMI AH.

    * Saqiirku markuu saaranyahey duudka hooyadiis, dhabarkuu ka qaniinaa si dhulka loo dhigo markuu kufana asagoo ooyahayo ayuu hooyadiis qaniinaa asagoo ku eedeyn maxaad dhulka ii dhigtey.

    – Qub moos ceel waa ku geliyaa kaamase bixiyo.

  10. Jabhad says:

    Dabshid

    Arintii canshuurta midaysan iyo khayradka sida loo

    Qaybsanyo waa la dhameyey baydhabo ayaa arinka

    Lagu dhameyey adiga mishii lagu murmad jogtay

    Laakiin meeshii lagu heshiyey waad u jedey Wadna

    Mucaraday doodadii waxay ku soo ururtay xamar

    Aa dalkan laga bilaa xamar soomaali hantedii baa

    Taala oo lagu dhisay waxaaba laga yaba in lagaaga

    Hanti iyo guryo badan yahay eeboow madaxa kor

    U qaad oo ENG yarisow ku daba fayl …..

  11. Dabshid says:

    Jabhad

    Nin reer Magaal ah ayaad tahey ee waligaa iska ilaali inuu CARABKU kaa barto hadalada Reer Baadiyaha.

    Waad ogtahey in Xamar Xamaali loo soo wada doontey laakiin uusan jirin nin Hanti la yimid, Marqaati UUNLASYE IYO CABDI XOOSH.

    ( Waardiye iyo Darawal)

    Xamar waxaa dhistey dad ka beecmushtarey dhexdeeda ama dhacey canshuurteeda.

    Hadda Tumin canshuur ah ku soo darso Qasnadda warku haba yaraadee, maxaaba keenay shaley.

  12. Jabhad says:

    Dabshid

    Xamar dal dhan ayeey casimad u tahay bilow gii iyo

    Hatanba soomaali oo dhan hantideedii baa taal oo

    Lagu dhisay ganacsiga iyo horumarka ka jiraa waa

    Mid uu horseday shacabka soomaaliyed o isaga yimi. Labada raas

    Tan kale wax horay loo dhacay ma jirin dhac iyo bob

    Wuxuu bilowday 91 kii tiina waa laga bogsaday oo

    Hada dalkoo dhan baa dhisme ka socda markaa

    Sxb hadaad caasimadii qaranka iyo hantidii umada

    Soomaaliyeed aad tiraahdo tan unukaa lehe wax ku

    Soo darso weli ma dhowid war ninyoow reer bondhera tahaye reer koraadka 91 kii so yaacay

    Haku milmin reer magaal camal nooh




MUUQAAL: Somaliland oo ka hadashay Maamulka Hawada ee DF Soomaaliya lasoo Wareegtay & Waxa u qorshaysan
- Jun 21, 2018
Somaliland oo ka hadashay Maamulka Hawada ee DF Somaliya lasoo Wareegtay iyo Waxa u ...
Daawo: Suldaanka Ciidagale oo go’aan Cusub ku taageeray Shirka Beesha Garxajis oo Isha lagu wada Hayo (Video)
- Jun 21, 2018
Hargeisa ( Kalshaale ) Suldaanka Beesha Ciidagale Sulaan Maxamed Suldaan C.qaadir oo Warbaahinta kula ...
Warar kasoo baxaya Qorshe Xilka loogu Kordhiyo Xukuumada Puntland (XOG)
- Jun 21, 2018
Garoowe ( Kalshaale)  Iyadoo Maalinta Sabtida uu furmayo kalfadhigii 41aad ee Barlamaanka Puntland ayaa ...
Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxwayne Farmaajo oo gaadhay Itoobiya (Daawo)
- Jun 21, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo ...
Laascaanood: Daawo Cusbitaalka FAYO oo ku guulaystay inuu baajiyo Safarada Dibada ee Caafimaadka (Video+Sawiro)
- Jun 21, 2018
Laascaanood  ( Kalshaale ) Cusbtaalka FAYO MEDICAL CENTRE oo magaalada Laascaanood ku yaalla ayaa ...