Muqdisho: Xildhibaanad Canab Xasan Cilmi oo si kulul uga Hadashay Xaalada Laascaanod iyo Wixii ka dhacay (Video)

Muqdisho ( Kalshaale)  Xildhibaanad Canab Xasan Cilmi oo kamid ah Xildhibaanada Dawladda Federaalka Soomaaliya, ee kasoo Jeeda Gobolka Sool oo Warbaahinta kula hadashay Muqdisho ayaa si kulul uga Hadashay Xaalada magaalada Laascaanod iyo Culayska Somaliland ku hayso Bulshada deegaanka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Arintan ayaa kusoo beegmaysa iyadoo maanta badhtamaha  Laascaanood ay ka dhaceen Rabshado kuwaa oo sababay in Laba dumar ah uudhaawac soo gaadhey kadib markii ciidamada maamulka Somaliland rasaas ooda kaga qaadeen suuqa weyn ee magaalada Laascaanood.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (6)

  1. Aarka hargaysa says:

    Ragii meelbaanu saarnee dumarkii baa lanooga taaglayahay

  2. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    KULA CAAMIN WAA ANTOM BILKHAYR. SANADKAAN HARAATIDIISA ILAAHEEY HA KU RIDO NIMAANKAAN IIDOOR WAGASHLEE. SANANDKA CUSUBNA HIRDIDIISA ALLAAAH HAKU HAGAAJIO IIDOOR WAGASHLEE.

    XAQ U DIRIRAKA HARTINA ILAAHEEY HA DHAAFIYO HIRDADA SANADKA CUSUB.

    WARYAA XAAR HARGEYSA, war raggi HARTI Dagaal beey ku jiraan.

    TODAY, they are not free for social media chatting. They are in the front lines.

    Adiga maxaa furanta kaa reebay, FULEEEEEEEEEEEEEEEEY

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  3. BARAWANI KING says:

    XAAR HARGEYSA

    Adi maxaa ragii kaa reebay ee aad dumarka ula tirsanaysaa.

    All HARTI GENiTLEMEN are in the front line of the war.

    They are not free in the social media. They will come back once SOOL AND AYN Region are liberated from IIDDOOOR WAGSHLEE.

    THEN, why you are so worry. Don’t worry, i will talk ABTIYAASHEEY to give you a pardon.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. BARAWANI KING says:

    XAAR HARGEYSA

    Ha wal walin, anaa abtiyaasheey kaala hadlaayee.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. BARAWANI KING says:

    XAAR HARGEYSA

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    awalba waxaad ku timid SOOL abtiyoow, ama seediyooow.

    Marka, sidaas ayaaa lagu magan galayaa

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk




Daawo: Amiin Caamir oo sawir la yaab Leh ka sameeyay Madaxda maamulada Dalka ee Garoowe Shirku uga Socdo
- Oct 21, 2018
Laascaanod  ( Kalshaale ) Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa Sawir Cajiib ah wuxuu ...
DAAWO: Riwaayadda Qiyaano Qoys oo ay ka Qayb galeen Dalmar yare, Farxiya Kabayare iyo Jilayaal Caan ah (Video)
- Oct 21, 2018
Minneapolis  ( Kalshaale ) Riwaayadda Qiyaano Qoys oo ay ka Qayb galeen Dalmar yare, Farxiya ...
Daawo Muuqaal: Barnaamijka Kaftanka Siyaasadda oo Xiiso badan, Arin Qosol badan, DF Somalia, Puntland iyo S.land
- Oct 21, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Kaftanka Siyaasadda ee Wariye ...
Daawo: Xasuusta dawladii Kacaanka ee 21-ka Oktoobar iyo Wixii ka dambeeyay
- Oct 21, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) 21 Oktober 1969 waxaa Soomaaliya Xukunkeeda la wareegay Dawladdii Milatariga ...
Minnesota : Gabadh Soomaaliyeed oo Soo Bandhigtay Arin Farxad gelisay Dumarka iyo Waraysi ay bixisay (Video)
- Oct 21, 2018
Minneapolis ( Kalshaale) Gabadh Soomaaliyeed oo Soo Bandhigtay Arin Farxad gelisay Dumarka iyo ...