Dalalka Islaamka oo ku dhawaaqey in 15 June tahay Ciidul fitr” Ciid mubaarak

Bishii Soonfur (Shawaal) ayaa laga arkey meelo kamid ah caalamka Islaamka, taas oo macnaheedu yahay in maalinta Jimacada ee 15 June ay tahay maalinta u horeysa ee Ciidul-fitriga, waxaana Muslimiinta u dhamaadey soomka bisha Ramadaan oo sanadkan noqotey 29 maalmood.

Dalalka ku dhawaaqey waxaa kamid ah Sucuudiga, Imaraadka Carabta, Qatar, Turkiga, Cumaan, Baxreyn iyo dalka Muslmiinta ugu badan ee caalamku ku nool yihiin ee Indunuusiya.

Dalalka Hidniya iyo Pakistan ayaa iyagu shegay in maalinta Sabrids ah ay ciid u tahay.

Sida ay tahay sunadu, salaadda ciidul fitriga waxaa la tagaa adiga oo quraacdey ama wax sii cuney si aad u muujiso in aysan Ramadaan ahayn, waxaa la xirtaa dhar qurxoon, waxaana dadka Muslimiinta ah laga doonayaa in ay isugu tagaan Musala ama banaan si ay u tukadaan laba rakcadood, maalintisaas waxaa la badiyaa takbiirta iyo tahliisha, waxaana muslimiintu isugu haniyeyaan in allaah ka aqbalo camalkii saalixa ahaa.

DHAMAAN AKHRISTAYAASHA SHARAFTA BADAN EE KALSHAALE.COM WAXAANU LEENAH

” CIID MUBAARAK “


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. sOmalilander says:

    Waa Ciido Waa Cali Baqbaq, beribaan salaadaa ciida Laascaanod ku tukanaynaaayeey LA LA LA LA LA LA LA yaaa daaroodaay LA LA LA LA LA LA LA.

    HELLO REER FAAN LAND.

    K
    Kk
    KKK
    Kkkk

    Eid Mubarak Dhaman Udamaha Muslkmiinta ah.




Daawo Waraysi Dhexmaray C.raxmaan Cabdi shakuur iyo Wariye Cali Xaraare
- Aug 16, 2018
Minneapolis ( Kalshaale ) Wariye Cali Xaraare ayaa Waraysi dhinacyo badan Taabanaya Wuxuu la ...
Daawo Qosolka: Reer Laascaanood iyo Reer Buuhoodle oo Dalxiis isku Arkay, dalka Malaysia Biyihii Badda yaa Cabay
- Aug 16, 2018
Nairobi ( Kalshaale ) Dalxiiskii Jasiirada Langkawi ee Malaysia Iyo Muqaalo Cajiib ah
War deg dega: Madaxweyne Farmaajo oo dib u habeyn ku sameeyay Hay’ada Nabad sugida iyo Milatariga Iyo Fahad Yaasiin oo Madaxtooyada laga bedelay
- Aug 16, 2018
Muqdisho, 16ka Ogoosto, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ...
Muuqaal: Amiirka Qatar oo $15-Bilyan ugu deeqay Turkiga oo dagaal dhaqaale Wajahday iyo Siduu u garab istaagay
- Aug 16, 2018
Istanbul ( Kalshaale) Sheikh Tamim Bin Hamad al-Thani Amiirka dalka Qatar ayaa sheegay in ...
Afartan iyo siddeed ruux oo lagu dilay Xarun waxbarasho iyo waxa dhacay
- Aug 16, 2018
Muqdisho ( Kalshaale) Afartan iyo sideed ruux ayaa lagu dilay 67 kalana dhaawac ayaa ...