Puntland “Ma Jiraan Wadahadal aanu kula jirno Somaliland” Jawaab Cusub

Boosaaso ( Kalshaale ) Afhayeenka madaxtooyada Puntland Cabdullaahi Quraan-jecel oo wariyayaasha kula hadlay Boosaaso, ayaa xaqiijiyay inuusan jirin wax heshiis ah iyo xata wadahal ah u socda Puntland iyo Soomaaliland, kaddib wareysi u bixiyay Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliland , Sacad Cali Shire oo sheegay inay socdaan dadaallo ay beesha caalamka ku dooneyso in lugu xalliyo xiisada labada dhinac ee gobolka Sool.

Quranjecel , wuxuu sheegay Puntland inaysan wax wadahal ah ka gali doonin gobolka Sool “ Waxaan waydiinaya wasiir Sacad Cali Shire xagge kula heshiineysa Puntland – ma Laascaanu leeyahay .. ma waxay kula heshiineysa Puntland Garoowe iyo Laascaano dhexdooda – Waxaan u sheegney shacabka Soomaaliyeed horeyna ugu sheegney shacabka Soomaaliland waa la xoreynaya Laascaano waa dhul Puntland, waa dhul dastuuri ah.” ayuu ku daray hadalkiisa afhayeenka madaxtooyada Puntland.

Waxaa kalo sheegay qodobbada u akhriyay Wasiirka Saacad Cali Shire inay soo jeediyeen beesha caalamka , markii ciidanka Soomaaliland ay gaareen deegaanka Tukaraq.

Muranka gobolka Sool ee labada dhinac ayaa xooggeystay tan iyo markii ciidan Soomaaliland ay la wareegeen gacan ku heynta Tukaraq, waxaana halka dhowr mar ka dhacay dagaal u dhaxeeya ciidammada isku horfadhiya ee Puntland iyo Somaliland.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (12)

  1. Asad says:

    Sacad wuxu yiri dagaal aanaan hore u arag oo abaabulan baanu aragnay wuxu ula jeedaa waxa israacay harti wuuna layaabey anna waxan layaabay harti haduu israaco oo dalkiisa xoraysto sow xaq maaha isaaq oo abaabulan oo dhul aanu lahayn kusoo duuleyna sow xaq darro maaha masacad cali shiraa waalan mise cadan baa laga heesayaa

  2. Mr BaHaL says:

    Hadal uun la saarnaan maayee maad isdishaan aan inii ducaynee.Aaadbaan ugu farxaa dagaalkiina,dhimashadiinana waan ku qoslaa – saa Doqon Somali sheegnaya oo dhaafi waayay in Ajaanibka loo naageeyo,Somaligana qoriga loo sito wax u yahay ma jirto.

    Somaliga Doqonka ah ee bukaa wuxuu dhaafayay Reer Hebel.Halkaasi ayuu dhaafiwaayay ilaa inta uu jiray oo lagu qiyaaso 8000 oo sano.Waa inta la Recordka Taariikhda Somaliga.Intaaba wuxuu taagnaa Reer Hebel.Dadku meelbay ka gudbaan oo meel kale ayay u gudbaan.Somaligu halkaa ma dhaafo.

    Hadaaad reer hebel tahay aniga maxaa iga galay kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Halkaa ayuuu jiifayaa Somaligu ilaa inta ay dhulka dad kale soo degayaan.

    Ciida ayaa la balan sanyahay kkkk

    Dalmida

  3. BARAWANI KING says:

    MR. BAHAL

    Adeeroow, hadba kii hooyadaa qaba baa adeerkaa ah. Maxaad u raaci weyday adeeradaa IIDOOR WAGASHLEE. Ilee iyaga ku leh, ILAAH ka sakow.

    Mase waad neceb tahay IIDOORKA, waad ku dhuusaysaa, sidee lagu yiqiin SAMAROON.

    Hadaba dusha kala mar dhuusadaadii qadhmuunayd ee eblagu yiqeen.

    Koleeey dhuusadaado soo gaadhi meyso HARTI DAAROOOD.

    Nacas nacas dhaly. IIDOOR iyo HARTI labaduba kaa gobeesan.

    INA GUMEED, LAANGAAB AH.

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  4. Idoor liqe says:

    Laaleyso

    Inaabti maalmahan waxaad ku celcelinaysay Puntland ha soo dhaafto God-Qaboobe kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Inaabti hadaba god-qaboobe anaa Hilib shiilan ka cunay anoo safar ah . Godqaboobe waxay ku caan tahay hilibka shiilan, dhamaan Baabuurta laamiga mareysa baa ka cunta .

    Inaabti been baad sheegtay Ciidamada Dowlada puntland waxay joogaan Buundada caanka ah ee Tukaraq loona Yaqaan (kun jeer aniga ku jecel) waana duleedka Tukaraq . Halka snm joogto dhinaca Bariga ee Laascanood xigta .

    Hadaba qodqaboobe sidee baad ku timid kkkkkkkkkkkkkkkkk inaabti dhulka waan kala aqaan marka naga ilaali Riwaayada

    Buura wadal baa yaabtay

  5. Idoor liqe says:

    Ciidamada Dowlada puntland waxay joogaan Buundada caan ah ee Tukaraq . Qiyaas ahaan waa 350 m bay u jirta Tukaraq.

  6. Idoor liqe says:

    Waa inoo Ciida insha allah iyo Dowlada Puntland iyo Laascanood . Walee waxaa ka dhaceysa soo dhaweyn aan waligeed Somaliya ka dhicin .

    Waxaan ogahay guuxa reer Laascanood iyo siday ugu hiloobeen dowladooda Puntland ee Somaliya .

  7. Idoor liqe says:

    Waxaan xasuusta mar uu Laascanood nagu soo booqday madaxweynihii hore ee Puntland alle ha u naxariistee Maxamuud Muuse Xirsi Boqor (Jeneral Cade)

  8. Idoor liqe says:

    Wareegto ka soo baxday xafiiska Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa shirkada #Dsat ee bixisa recevarada lagu amray in ay hawada ka saarto Telefeshinka Somaliland ee afka Maamulkaasi ku hadla sababa jira awgeed ayaa lagu yiri wareegtada oo uu ku saxiixanyahay Wasiirka warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab .

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walee Puntland waa dowlad

  9. sOmalilander says:

    Ilmaha Oohinta Badan Reer Burco Waxay U Yaqanaan GUDIDA DIFAACA PUNTLAND.

    K
    KK
    KKK
    KKKK
    KKKKK
    KKKKKK
    KKKKKKK
    KKKKKKKK
    KKKKKKKKK

  10. Dabshid says:

    -Wada hadal ma rabtid, Tuulo yar ayaad ka tilaabsan la’adahey oo aad u qalab Aruursaneysay 6 bilood oo aad ugu habar wacatey (dooli iyo Doorshaan wixii nuuxsankarey) hadana habeen iyo Maalin waxaad kortaagantahey Makarafoonka – Baaq iyo Booto nagu wareerisey.

    -Wasiirkii Warfaafinta ee CIRAAQ ( Mohamed Saeed Al-Sahhaf) ayaan xasuustey wuxuu dhihijirey, Sadaam shirbuu ku jiraa hadde waa nin GOD ku jiro, mana yeeleyno inaan la shirno America ilaa ay ku laabtaan Washington. Waliba qosol ayuu ku daraa iyo Go’aamo uu subaxdaas soo saarey Sadaam, hade waa nin uusan arkin muddo Bil ah.

    -Olole Doorasho iyo Shirkii jaraaiga ee Wasiir AL-SAHHAF iga dheh.

  11. sOmalilander says:

    Dabshid.

    See you after the WORLD CUP!!

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  12. Cagey says:

    Dad aan u haystey inu maandooriyuhu haligay ayaa halkan ka hadaaqaya !!!!!!!!!




Daawo Waraysi Dhexmaray C.raxmaan Cabdi shakuur iyo Wariye Cali Xaraare
- Aug 16, 2018
Minneapolis ( Kalshaale ) Wariye Cali Xaraare ayaa Waraysi dhinacyo badan Taabanaya Wuxuu la ...
Daawo Qosolka: Reer Laascaanood iyo Reer Buuhoodle oo Dalxiis isku Arkay, dalka Malaysia Biyihii Badda yaa Cabay
- Aug 16, 2018
Nairobi ( Kalshaale ) Dalxiiskii Jasiirada Langkawi ee Malaysia Iyo Muqaalo Cajiib ah
War deg dega: Madaxweyne Farmaajo oo dib u habeyn ku sameeyay Hay’ada Nabad sugida iyo Milatariga Iyo Fahad Yaasiin oo Madaxtooyada laga bedelay
- Aug 16, 2018
Muqdisho, 16ka Ogoosto, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ...
Muuqaal: Amiirka Qatar oo $15-Bilyan ugu deeqay Turkiga oo dagaal dhaqaale Wajahday iyo Siduu u garab istaagay
- Aug 16, 2018
Istanbul ( Kalshaale) Sheikh Tamim Bin Hamad al-Thani Amiirka dalka Qatar ayaa sheegay in ...
Afartan iyo siddeed ruux oo lagu dilay Xarun waxbarasho iyo waxa dhacay
- Aug 16, 2018
Muqdisho ( Kalshaale) Afartan iyo sideed ruux ayaa lagu dilay 67 kalana dhaawac ayaa ...