MUUQAAL: Sidee Looga soo Jawaabay Xaaladda Saleebaan Xuseen Aadan oo Buuhoodle Nolol adag ku hayso (Video)

Buuhoodle (Kalshaale) Saleebaan Xuseen Aadan Wuxuu ka mid ahaa dad sida wayn looga yaqaano deegaanka Buuhoodle, Waxaana Dhowaan markii  aanu Baahinay Xaaladiisa soo gaadhay Deeq lacageed oo ay usoo direen Dad Muxsiniin ah Isagoo ku sugnaa xaalad aad murugo badan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu Saleebaan uga mahad celiyey Dhamaan dadkii soo gaadhsiiyey Lacagta, Taasi oo la gudoonsiiyey Laba jeer oo kala duwan, Wuxuuna sidoo kale codsaday in laga caawiyo sidii Guri loogu dhisi lahaa.

Waxaa lasoo darsay Xanuuno, Sidoo kale wuxuu dayac xoogan ku haystaa halka uu dagan yahay, Waxaana Booqday oo Xaaladiisa u kuur-galay Wariye ka howlgala Buuhoodle.

Wixii aad ku caawinayso Kala xidhiidh Wiilkiisa | Najiib Saleebaan Xuseen | +252634978926


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




Ku-simaha madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Guddiga Doorashada oo War Kasoo saaray Xaalada Baydhabo
- Dec 14, 2018
Baydhabo ( Kalshaale ) Ku-simaha madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Cabduqadir Shariif ...
Daawo: Dowladda Qatar oo shaacisay inay Bilaabayso dhismaha dekada Hobyo
- Dec 14, 2018
Doha  ( Kalshaale ) Wasiirka wasaaradda gaadiidka, isgaarsiinta iyo dekada dawladda Qatar, Jassim Bin ...
Xaalada Baydhabo oo kacsan iyo Xildhibaan lagu dilay , Wararkii u dambeeyay
- Dec 14, 2018
Baydhabo ( Kalshaale ) Wali xiisad ayaa ka taagan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ...
MUUQAAL: Cali Xaraare oo barnaamij uga hadlay Xaalada Baydhaba iyo Mukhtaar Roobow
- Dec 14, 2018
Garoowe  ( Kalshaale ) Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamij  Gaar ah oo Cali ...
Daawo: Aqalka Sanatka Maraykanka oo isku raacay in Maxamed Bin-Salman uu ka dambeeyey dilkii Khashoggi (Video)
- Dec 14, 2018
London ( Kalshaale ) Xubnaha aqalka senators-ka Maraykanka ayaa u codeeyay in milatariga dalkaasi ...