MUUQAAL: RW. Khayre oo si Cajiib ah Reer Muqdisho ula hadlay iyo Kormeer uu Xalay ku tagay goobo kala duwan

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ay wehliyeen Wasiirka Amniga, Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta ayaa Xilli dambe Xalay waxay kormeer ku tageen qaar kamid ah Xarumaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ra’iisul wasaare Kheyre oo u kuur galayey sida ay u shaqeeyaan Xilliga Habeenkii ah Ciidanka Booliska, ayaa kormeeray Xarunta Dembi baarista ee C.I.D, Dugiga tababarka ee Gen. Kaahiye, Taliska Ciidanka ilaalada Nabad gelyada Wadooyinka, Xarunta Gaadiidka Ciidanka Booliska iyo meelo kale.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Ciidanka Booliska uu ku ammaanayo sida wacan ee shaqada amniga ay u hayaan, waxaana uu kula dardaarmay inay laba jabaaraan howlaha qaran.

Dhinaca kale SHacabka magaalada Muqdisho ayuu Khayre ku amaanay Dulqaadka ay muujiyaan Baadhitaanka Socdo iyo Siday ula shaqeeyaan Ciidanka, Wuxuuna xusay in dhowaan uu yaraan Doono Culayska ay Bulshadu ka dareentay Baadhitaanka badan si loo Xaqiijoyo Bad-qabkooda.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (2)

  1. Dabshid says:

    Rasalwasaarihii Greater Banaadir ahaa, hadduu yahey Rasalwasaare Soomaaliyeed wuxuu kormeer ku tagilahaa Suuqa Waratada Degmada Boosaaso, wuxuu kaloo kormeerilahaa Jidadka Hargeysa.

    -Yaa sheegikaro halka Governor ee Governors 8dii Gobol (Tuulo gobolada kareeb) ee ugu dhago fudud oo daqiiqado ku imaanhayo Xafiiska Kheyre ama Farmaajo markii loo yeero?.

    -Soomaali maxey been isu sheegtey ayagoo qaxootiya ayey leeyahiin waxaan nahey muwaadin.

  2. sOmalilander says:

    Dawlad goboleedka BANAADIR STATE guul baan u rajaynayaa.

    K
    Kk
    Kkk




Daawo: R/wasaare Khayre “Dawladda Itoobiya wax heshiis ah lamaanu gelin, Iyo Sida wax u dhaceen oo uu sharaxay
- Jun 21, 2018
Oslo ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in aanay ...
MUUQAAL: Somaliland oo ka hadashay Maamulka Hawada ee DF Soomaaliya lasoo Wareegtay & Waxa u qorshaysan
- Jun 21, 2018
Somaliland oo ka hadashay Maamulka Hawada ee DF Somaliya lasoo Wareegtay iyo Waxa u ...
Daawo: Suldaanka Ciidagale oo go’aan Cusub ku taageeray Shirka Beesha Garxajis oo Isha lagu wada Hayo (Video)
- Jun 21, 2018
Hargeisa ( Kalshaale ) Suldaanka Beesha Ciidagale Sulaan Maxamed Suldaan C.qaadir oo Warbaahinta kula ...
Warar kasoo baxaya Qorshe Xilka loogu Kordhiyo Xukuumada Puntland (XOG)
- Jun 21, 2018
Garoowe ( Kalshaale)  Iyadoo Maalinta Sabtida uu furmayo kalfadhigii 41aad ee Barlamaanka Puntland ayaa ...
Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxwayne Farmaajo oo gaadhay Itoobiya (Daawo)
- Jun 21, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo ...