Daawo: Nin difaacay Faysal Waraabe oo Laga Caydhiyey Jaamacadda Camuud ee Boorame iyo Waxa dhacay (Muuqaal)

Boorame (Kalshaale) C.naasir Maxamed Xasan ( Buuni ) Oo kamid ahaa Xisbiga UCID oo dhowaan  ka difaacay Eedaymo kala duwan oo loo jeediyey Faysal Cali Waraabe, oo Xisbigiisa uu ka tirsan yahay ayaa laga Caydhiyey Jaamacadda Camuud ee Boorame.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu dhowaan  eedaymo kala duwan u jeediyey Maamulka Jaamacadda, Isagoo difaacayey Faysal Cali Waraabe, Wuxuuna maanta ka hadlay Go’aanka Looga Caydhiyey Jaamacadda Camuud, Wuxuuna ku sheegay in Jaamacadii ay noqotay mid ay gacanta ku dhigeen Xisbiga Wadani iyo Beel gaar ah.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. Jabhad says:

    Faysal waraabe

    Awalba wuxuu radinayey inuu sumcada iyo magaca

    Jamacada CAMUUD ku cayaaro dadka reer awdalna madaxa isu geliyo

    Wuxuu kaloo rabay dhaqalaha jamacada inuu dhib

    Gaarsiyo waa yeelkadiise arintaas dhici mayso

    Jamacada CAMUUD waxaa garab tagan dhamaan

    umada somaliyeed dowlada somalia na waxay u
    Samaynaysa kabid dhaqaale




Daawo: Amiin Caamir oo sawir la yaab Leh ka sameeyay Madaxda maamulada Dalka ee Garoowe Shirku uga Socdo
- Oct 21, 2018
Laascaanod  ( Kalshaale ) Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa Sawir Cajiib ah wuxuu ...
DAAWO: Riwaayadda Qiyaano Qoys oo ay ka Qayb galeen Dalmar yare, Farxiya Kabayare iyo Jilayaal Caan ah (Video)
- Oct 21, 2018
Minneapolis  ( Kalshaale ) Riwaayadda Qiyaano Qoys oo ay ka Qayb galeen Dalmar yare, Farxiya ...
Daawo Muuqaal: Barnaamijka Kaftanka Siyaasadda oo Xiiso badan, Arin Qosol badan, DF Somalia, Puntland iyo S.land
- Oct 21, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Kaftanka Siyaasadda ee Wariye ...
Daawo: Xasuusta dawladii Kacaanka ee 21-ka Oktoobar iyo Wixii ka dambeeyay
- Oct 21, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) 21 Oktober 1969 waxaa Soomaaliya Xukunkeeda la wareegay Dawladdii Milatariga ...
Minnesota : Gabadh Soomaaliyeed oo Soo Bandhigtay Arin Farxad gelisay Dumarka iyo Waraysi ay bixisay (Video)
- Oct 21, 2018
Minneapolis ( Kalshaale) Gabadh Soomaaliyeed oo Soo Bandhigtay Arin Farxad gelisay Dumarka iyo ...