Dowlada Somalia oo Mamnuucday in dalka la keeno alaabaha caruurta ku ciyaarto, Xiliyadda Ciidka Qaarkood

Muqdisho (Kalshaale) Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Soomaaliya ayaa mamnuucday in dalka la keeno qaar kamid ah alaabaha caruurta ku ciyaaraan xiliyada ciida gaar ahaan biskooladaha, qoryaha, Bambooyinka iyo baaruuda .

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo Digreetadan ku saxiixnaa ayaa ku war galiyay Ganacsatada Soomaaliyeed waxii xiligan ka dambeeya aan dalka la keeni karin alaabaha dhibaatada bulshada ku abuuri kara.

Ganacsaada ayaa Wasaarada waxa ay ugu baaqday in hada kadib dalka keenaan waxyaabaha caruurta ku ciyaaraan ee abuuri kara is dhax galka iyo ka shaqeynta Nabad galyada, balse aan loo baahneyn baaruud qaraxyada , biskoolado .

Magaalada Muqdisho waxaa la keenay baaruud sida xabad oo kale u dhaceysa taas oo bulshada badankeeda ay dhibaato ku qabaan, waxaa sidoo kale ganacsatada keentaa qalab u eg qoryaha nuucadooda kala duwan iyo biskoolado.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




Daawo: C.wali Gaas oo kulan la qaatay Golaha deegaanka Boosaso (Muuqaal)
- Sep 24, 2018
Boosaaso ( Kalshaale)  Madaxwyanaha Puntland C.wali Gaas ayaa kulan la qaatay xubnaha cusub ee ...
Askar ka tirsan Puntland oo Bosaso lagu dilay, Warar dheeraad kasoo baxaya
- Sep 24, 2018
Boosaso ( Kalshaale ) Magaalada Bosaso ayaa la sheegayaa in lagu dilay labo askeri, ...
Daawo Video: Eng. Yariisow “Waxa Jira XILDHIBAANO doonaya inay la baxaan kuwii Axmed dawlo Muqdisho ku gubay
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale)  Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar cismaan Yariisow ayaa Maanta waxa uu ...
Muuqaal: Cabdi Shire “Waan ka seexan Waayey Ninkii la gubay, Waa in AROOS Qaran loo sameeyo Wiilka iyo Gabadha’
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac oo kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ...
MUUQAAL: Xildhibaan Aamina ” Waa in maxkamad lasoo taago dadkii Dilay ee ku gubay Axmed Dowlo Xamar (Video)
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Xildh Aamina " Waa in maxkamad lasoo taago dadkii ka danbeeyay ...