Dalalka Qaban doono Koobka Aduunka ee 2026-ka oo la shaaciyey (Warbixin)

Muqdisho (Kalshaale) Dalalka Mareykanka, Canada iyo Mexico ayaa si wadajir ah u marti gelinaya Koobka Adduunka ee sanadka 2026 dhici doona, kaddib cod bixin ka dhacday dalka Ruushka oo berri ka furmaya Koobka Adduunka ee sanadkan.

Cod bixinta loo sameeyay saddexdan dal oo la isku yiraahdo Waqooyiga Ameerika iyo Morocco ayaa ugu dambeyn 134 dal waxay u codeeyeen saddexdan dal, halka Morocco ay heshay 65.

Koobka Adduunka ee sanadka 2026 ayaa waxaa markii u horeysay ka qeyb galaya 48 dal, halka iminka ay ka qeyb galayaan 32 dal.

Sanadka 2022 ayaa koobka Adduunka waxaa marti gelinaya dalka Qatar, waxaana uu noqon doona dalkii u horeeyay ee Carbeed ee Koob Adduun lagu qaban doono.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




Daawo: R/wasaare Khayre “Dawladda Itoobiya wax heshiis ah lamaanu gelin, Iyo Sida wax u dhaceen oo uu sharaxay
- Jun 21, 2018
Oslo ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in aanay ...
MUUQAAL: Somaliland oo ka hadashay Maamulka Hawada ee DF Soomaaliya lasoo Wareegtay & Waxa u qorshaysan
- Jun 21, 2018
Somaliland oo ka hadashay Maamulka Hawada ee DF Somaliya lasoo Wareegtay iyo Waxa u ...
Daawo: Suldaanka Ciidagale oo go’aan Cusub ku taageeray Shirka Beesha Garxajis oo Isha lagu wada Hayo (Video)
- Jun 21, 2018
Hargeisa ( Kalshaale ) Suldaanka Beesha Ciidagale Sulaan Maxamed Suldaan C.qaadir oo Warbaahinta kula ...
Warar kasoo baxaya Qorshe Xilka loogu Kordhiyo Xukuumada Puntland (XOG)
- Jun 21, 2018
Garoowe ( Kalshaale)  Iyadoo Maalinta Sabtida uu furmayo kalfadhigii 41aad ee Barlamaanka Puntland ayaa ...
Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxwayne Farmaajo oo gaadhay Itoobiya (Daawo)
- Jun 21, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo ...