Wasiiro kala hagay gaadiidka Hargeisa iyo isku Socodkii oo Adkaaday (Daawo)

Hargeisa ( Kalshaale ) Magaalada Hargeisa waxaa Cidhiidhi Xoogan laga dareemayaa Wadooyinka magaalada, Iyadoona Taasi ay keentay inuu Aadkaado isku socodkii dadka iyo Gaadiidkuba.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gaadiidlayda ayaa dhankooda Cabasho muujinaya, Sidoo kale Shacabka ayaa Dhankooda Cabanaya, Waxaana Taasi keentay in Wasiiro ay gaadiidka ka degaan oo kala Hagaan Gaadiidka, Waxayna arintan kusoo beegmaysaa iyadoo Magaalada uu ka jiro Diyaar-garowga Munaasibada Ciida.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




Daawo: R/wasaare Khayre “Dawladda Itoobiya wax heshiis ah lamaanu gelin, Iyo Sida wax u dhaceen oo uu sharaxay
- Jun 21, 2018
Oslo ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in aanay ...
MUUQAAL: Somaliland oo ka hadashay Maamulka Hawada ee DF Soomaaliya lasoo Wareegtay & Waxa u qorshaysan
- Jun 21, 2018
Somaliland oo ka hadashay Maamulka Hawada ee DF Somaliya lasoo Wareegtay iyo Waxa u ...
Daawo: Suldaanka Ciidagale oo go’aan Cusub ku taageeray Shirka Beesha Garxajis oo Isha lagu wada Hayo (Video)
- Jun 21, 2018
Hargeisa ( Kalshaale ) Suldaanka Beesha Ciidagale Sulaan Maxamed Suldaan C.qaadir oo Warbaahinta kula ...
Warar kasoo baxaya Qorshe Xilka loogu Kordhiyo Xukuumada Puntland (XOG)
- Jun 21, 2018
Garoowe ( Kalshaale)  Iyadoo Maalinta Sabtida uu furmayo kalfadhigii 41aad ee Barlamaanka Puntland ayaa ...
Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxwayne Farmaajo oo gaadhay Itoobiya (Daawo)
- Jun 21, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo ...