Puntland iyo Soomaliland oo bilaabay inay shacab kala Afduubtaan (Warbixin)

Laascaanod  ( Kalshaale ) Maxaa Kasoo cusboonaaday Isku Socodka Gaadiidka ee Puntland Iyo Somaliland ? Xili Xiisad dagaal ay ka dhaxayso Labada dhinac.

Dadka u kala safra Puntland iyo Somaliland ayaa cabsi dhanka socdaalka ah soo food saartay ka dib markii xalay Caynaba lagu afduubay 2wiil reer Puntland ah Taasi oo keentay in manta barqadii Aaga tukaraq lagu afduubay wiil reer Soomaliland ah oo Garowe ku socday si ay baasabooro uga qaataan dhacdada dambe ee manta waxaa ii xaqiijiyey qaar ka mid ah dadkii ay soo wada safreen wiilasha la afduubay.

Ilaa hanta lama oga sababta dhabtaa ka dambaysa afduubkii xalay kaasi oo sababay afduubka dambe walina falalkaasi kama hadlin Puntland iyo Somaliland .

War hada soo dhacay ayaa sheegay in lasii daayey  Wiilashii Aaga Tukaraq lagu afduubay ,  sida ay ii soo sheegeen dadkii la socday.

Maxamed Siciid Yuusuf.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (5)

  1. Ahmed Najaad says:

    War somaliland saw tii qaranka ahayd waa maxay caynabaa dad lagu afduubtay?
    Kkkkkkkkkk
    Maxay shacabku dhimeen?

  2. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEEKUM

    Codsigii FAYSAL DHURWAA baa la fulinaa…

    AGAH, yee u xuntahay in dadka barimagaydada la afduubo.

    Waad arkidoontaa, Muuse Biixi iyo Faysal dhurwaa oo dhagax lala dhacaaayo, markii ay laga soo ceedhiyo GOBOLKA SOOL oo shacabka iyo askarta masaakiinta ah lagu xasuuqo.

    WA BILAAAHI TAWFIIQ

  3. BARAWANI KING says:

    BROTHER NAJAD;

    How are you today/////. I hope everything is going with you well and in the glory and holy of ramadan month.

    May ALLAH accept our fasting and praying. praise be to ALLAH, the LORD of the World, the Most Gracious, the Merciful and the Master of the Judgement. It is HIM we worshop and upon HIM wwe can call for help.

    May ALLAH accept our dua and praying in the respect of this holy MONTH OF RAMADAN.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  4. Cagey says:

    Naf la caari iga dheh jeegaantii
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. Abdi jama says:

    Wallaahay Nin ushaqeeya sirdoon shisheeye ayaa afarsano kahor iisheegay in puntland iyo somaliland
    Lagalamiddhigidoono koonfurta somalia.
    Waxaan soo xasuustay hadalkii ninkaasi yidhi 4sano
    Kahor miyaanay maanta muuqan.
    Dadka safarka ah halagadaayo qaadicul dariiqnimadda,xumaan waxaan ahayn laga dhaxlimaayo waxaana lahubaa innaan cidina ku faa,iidayn.
    Ramadaan kariim all.




Daawo: R/wasaare Khayre “Dawladda Itoobiya wax heshiis ah lamaanu gelin, Iyo Sida wax u dhaceen oo uu sharaxay
- Jun 21, 2018
Oslo ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in aanay ...
MUUQAAL: Somaliland oo ka hadashay Maamulka Hawada ee DF Soomaaliya lasoo Wareegtay & Waxa u qorshaysan
- Jun 21, 2018
Somaliland oo ka hadashay Maamulka Hawada ee DF Somaliya lasoo Wareegtay iyo Waxa u ...
Daawo: Suldaanka Ciidagale oo go’aan Cusub ku taageeray Shirka Beesha Garxajis oo Isha lagu wada Hayo (Video)
- Jun 21, 2018
Hargeisa ( Kalshaale ) Suldaanka Beesha Ciidagale Sulaan Maxamed Suldaan C.qaadir oo Warbaahinta kula ...
Warar kasoo baxaya Qorshe Xilka loogu Kordhiyo Xukuumada Puntland (XOG)
- Jun 21, 2018
Garoowe ( Kalshaale)  Iyadoo Maalinta Sabtida uu furmayo kalfadhigii 41aad ee Barlamaanka Puntland ayaa ...
Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxwayne Farmaajo oo gaadhay Itoobiya (Daawo)
- Jun 21, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo ...