Daawo: Donald Trump Iyo Kim Jong un oo Toos u kulmay iyo Wixii dhexmaray Warbixin Xiiso badan iyo waxa dhacay

Singapore ( Kalshaale ) Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jon Un ayaa ku kulmay dalka Singapore, kaddibna is-gacan qaaday. Kulankan ayaa noqonaya kii ugu horreeyey ee labada hoggaamiye yeesheen.

Labada hoggaamiye waxay wadahadalkooda ay diirada ku saarayaan inay xal ka gaaraan coladda muddo dheer jirtay ee labada dal ka dhaxeysa. “Waan ku faraxsannahay inaan Mr Madaxweyne kula kulmo” Ayuu yidhi Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi.

Madaxweyne Trump ayaa isaguna yiri ” Si weyn ayaan u dareemayaa, waxaan yeellanayaa dood weyn waxayna noqon doontaa mid guul weyn ku dhammata. Sharaf ayay ii tahay, waxaanan yeellan doonaan xiriir fiican, taasna shaki kama qabo”.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA IYO WAXA DHEXMARAY 

Kim ayaa isaguna ku jawaabay ” Ma fududeyn in halkan aan soo gaarno. Waxaa jiray caqabado, laakiin waan ka soo gudubnay si aan kulankan u yeellano”

Trump iyo Kim ayaa yeellanaya kulan fool-ka fool ah oo labadooda oo kali ah, iyagoo ay ku wehelin doonaan laba turjubaan, waxaana goor danbe kulankooda ku soo biiri doonaa saraakiil labada dhinac ka tirsan.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




Daawo: Amiin Caamir oo sawir la yaab Leh ka sameeyay Madaxda maamulada Dalka ee Garoowe Shirku uga Socdo
- Oct 21, 2018
Laascaanod  ( Kalshaale ) Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa Sawir Cajiib ah wuxuu ...
DAAWO: Riwaayadda Qiyaano Qoys oo ay ka Qayb galeen Dalmar yare, Farxiya Kabayare iyo Jilayaal Caan ah (Video)
- Oct 21, 2018
Minneapolis  ( Kalshaale ) Riwaayadda Qiyaano Qoys oo ay ka Qayb galeen Dalmar yare, Farxiya ...
Daawo Muuqaal: Barnaamijka Kaftanka Siyaasadda oo Xiiso badan, Arin Qosol badan, DF Somalia, Puntland iyo S.land
- Oct 21, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Kaftanka Siyaasadda ee Wariye ...
Daawo: Xasuusta dawladii Kacaanka ee 21-ka Oktoobar iyo Wixii ka dambeeyay
- Oct 21, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) 21 Oktober 1969 waxaa Soomaaliya Xukunkeeda la wareegay Dawladdii Milatariga ...
Minnesota : Gabadh Soomaaliyeed oo Soo Bandhigtay Arin Farxad gelisay Dumarka iyo Waraysi ay bixisay (Video)
- Oct 21, 2018
Minneapolis ( Kalshaale) Gabadh Soomaaliyeed oo Soo Bandhigtay Arin Farxad gelisay Dumarka iyo ...