Muuqaal: RW. Khayre Iyo Booqashadii uu ku tagay Wasaaradaha Maaliyadda, Warfaafinta iyo Gobolka Banaadir

Muqdisho ( Kalshaale ) Xasan Cali Khayre Raisal wasaaraha dawlada federaalka ah ee soomaaliya ayaa maanta  kormeer shaqo ku tagay xarumaha wasaarada Warfaafinta iyo Maaliyada  iyo xarunta Maamulka Gobolka Banaaadir , sidoo kale raisal wasaaruhu wuxuu u kuurgalay sida ay u socoto shaqada xarumaha uu booqday.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Raisal wasaaraha ayaa booqashadiisa ka bilaabay xarunta wasaarada maaliyada waxa uuna la kulmay wasiir Cabdiraxmaan Bayle isagoo uga warbixiyay guulaha ay wasaaradu gaartay waxyaabaha u qabsoomay iyo halka ay marayso barnaamijyadii la xiriiray cafinta daymaha lagu leeyahay soomaaliya oo maraya wejigii sadexaad.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




Wiilkii Reer Mudug ee xaaskiisa ku dul ooyey arooskiisa oo wareysi xiiso leh bixiyey +Jacaylkiisa [Dhegayso]
- Jan 21, 2019
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Sadiiq Cabdinaasir oo ah wiil dhowaan caruus galay, ayaa ku ...
Daawo: Sheikh Kenyaawi iyo Ciidanka Booliska Somalia Wixii dhexmaray iyo Dardaaran uu siiyey Maanta [Muuqaal]
- Jan 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed, Islamarkaana ...
Gabadha kaliya ee ku Jirtay Baarlamanka Puntland oo Xil loo doortay
- Jan 21, 2019
Garoowe  ( Kalshaale ) Gabadha kaliya oo ka mid ah baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland Naciimo ...
Nin Ajnebi ah oo lagu Qabtay Garoonka Muqdisho iyo Dalka uu kasoo jeedo
- Jan 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Nin ajnabi ah oo laga shakiyey ayaa sabtidii lagu qabtay ...
Daawo: C.raxmaan Cirro oo Hargeisa Kasoo degay “Muuse wuxuu leeyahay Uma Baahni Khaatumo iyo Cali Khaliif”
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa  maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay Gudoomiyaha ...