MUUQAAL: Jaaliyadda Puntland ee UK “Waxa aanu Taageersanahay Xoraynta Gobolada ka Maqan Puntland” (Daawo)

London ( Kalshaale ) Jaaliyadda kasoo jeeda deegaanada Puntland ee ku dhaqan dalka Ingiriiska ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada London waxay Taageero ugu muujiyeen Ciidamada Puntland, oo Xiisad dagaal ay kala dhaxaysa kuwa Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Waxaan si buuxda u taageersanahay, Mowqifka Puntland ay kula soo Noqonayso Gobolada maqan, waxaana diyaar u nahay Waxkasta, oo Waanu idin garab taaganahay. “

Puntland iyo Somaliland oo dagaal dhowaan ku dhexmaray deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa Maalmihii ugu dambeeyay Waday Gurmado kala duwan ay samaynayaan, Waxaana sidoo kale Qayb ka ah Arintaasi Taakulada loo gaynayo labada Ciidan.

Qaramada Midoobay iyo Madaxda Dawladda Soomaaliya ayaa labada dhinac ugu baaqay inay Is Xakameeyaan, oo Miiska Nabadda la isugu yimaado.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (20)

  1. Dabshid says:

    Prof Dagaal qamanqaabin ma aragteen
    Oo Qurbaha joogo ma aragteen
    Oo Ciyaalkiisi soo xambaarey ma aragteen
    Oo sida xoolaha ilaalin ma aragteen
    Oo caruur dadkale dabka saari ma aragteen

    – Video haddii la tarjumo oo loo geeyo MI5 waa xaqiiq inuu jebiyey axdiga lagu siiyey dhalashada ee ah

    – Waligaa maka qeybqaadatey dagaalo sokeeye (maya)

    – Waligaa maka qeybqaadatey -abaabul dagaalo sokeeye (maya)

    – Waligaa maka qeybqaadatey Fundraising dagaalo sokeeye (maya)

    War ninka Video haloo geeyo dowladda UK ayagaa tarjuman, waliba hadda uma baahnid qof soomaali ah Computer baari ayaa joogo.

  2. Jabhad says:

    Dabshid

    Waad xujowday ee xaal bixi hada ma waxaad ku

    ku baaqday jaaliyad dhan oo soomaaliyeed in la xir
    Xiro oo la laayo

    Haday dadkaa wax gaaran adaa masuul ka ah
    Waxaad dirtay fariin halisteeda leh

  3. Land of Punt says:

    Waqti badan ayaa Majeerteen iyo Puntland ku marmarsiiyoodeen Dhulbahante ayaa Somaliland wata oo hadaan u dagaalama damacno dhabarka naga toogan!
    Maanta Dhulbahante waa mid xabaddooda Waqooyi u jeediyey, Yoocada warkeeda dhamaa, hadda waxa laga hadlayaa Labida Gaatama! Meel ku taalo ma aqaan.
    In xaal xun yahay waxaan ku gartay Faysal oo caruur School dhigata Boorama u hanjabay iyo Hartigii Hargeysa joogey oo qaxaya tartiib tartiib.
    Horgaladii sida Cali Khaliif iyo Garaado horgale ahaa oo afkii juuqda gabay.
    Dagaal xitaa looma bashna.
    Taleex, Boocame, Xudun calanka Puntland surteen dadkii lahaa oo Tukaraq ka shisheeya..
    Laaska ayaa lagu socdaa..
    Kkkkkkkkkk
    Somaliland Somali wax la qaybsada oo villa Somalia shuruud geysta, waa hubaa in la idiin yeelin waxa rabtaan oo dal gooni nahay ahayn.
    Madaxweyne, Caasumad, parleman bar, Xukuumadda bar iyo wixii kale dalbataan dalbada, oo la idin kala xaajoon karo.
    Xuduud Egriis raggii awoowayaashood u dhinteen kaalaya qaata idinka yeelimayaan xitaa Lacag ku laaluushtaan.. That idea going nowhere.
    🤘

  4. sOmalilander says:

    Sometimes xishoodku waaa qaali, inaad iska aamustaa way dhib yartahay…silent is a golden…speech is a silver!!

    God bless Somaliland.
    💪🏿💪🏿💪🏿

  5. sOmalilander says:

    Anyway..DAARODKII wuxu qaadayaa Sanadkaan.

    “GACMA AAN SARE U TAAGTAY GARGAAR WAYDIISTAY EEBE!!

    K
    KK
    KKK
    KKKK

  6. Land of Punt says:

    Somali waa beelo, cidda wax isku darsato rabta hala soo dhaweeyo, cidda israbin yaan la isku qasbin waana sida keliya oo Somali dhiigeeda lagu kala badbaadin karo.
    Maanta waqtiga lagu jiro u malayn maayo in cidna xoog lagu xukumi karo.
    Xuduud in Engiriis iyo wadan lakala jaro ma jirayo hadaan la isku raacin oo xitaa reer Xamar ogolaan.
    Haddii Reer Laascaanood surtaan Calanka doonaan nina xoog kuma maquunin karo.
    Prove me wrong.
    Dhiig Somali inta laga maadan karo ha laga maagto.
    Mar haddii Harti isku raacay in Isaaq laga yeelin calan, Lacag iyo Passaport gooni ah oo dalkale noqdaan waa howl kale, laakiin kuma qasbi karaan tooda, wixii dhaafa waa in dhiig la iska keeno.
    Weligeyna waan ogaa in tan imaandoonto.
    It does not make sence waxa SSC Ka socday, bahdil Harti.com 🤕

  7. sOmalilander says:

    Land of punt

    Waxaan dhoowr jeer arkay ado kusoo celcelinayaa dhulbahante nagaso horjeeda oo Somaliland tageersan baan diidanahay inaan isku dhimano…hadaba waxoogaa aan kuu yara xado sirta …raga front..or furinta joogaa waaa ISACK sooc ah..waaa ORIGINAL kii isaaqaa.

    Dhulbahntaha la qarameeyo waxaan u dirnaa Awdal & Selal..kastanka Lowyacado ee Djibouti raga joogaa waaa WAROOS & DHULOOS!

    K
    KK
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  8. Land of Punt says:

    SOmalilander
    Kkkkkkk
    Walaahi xayraan baa tahay..kkkkkkll
    War dagaal cidna kaagama futa xuma, orod carro Iidoor ku noqo, dadka u hanjabayso waxay xeerinayaan.
    1. Derisnimo iyo Somalinimo
    2. Iidoorka awal didsanayeen oo eed sheeganayeen yaan lasii didin oo hala tuso in cidna qabiil ahaan u necbayn. Kacaankii dadka waa wada dilay.
    3. Waqti Somali civil dib loogu celiyo lama joogo.
    Hadda waala xowla soo dhaafteen oo Garoowe soo dhul degteen sidaad maalinba tuulo usoo qabsanayseen oo dagaal looga cararayey.
    Hadaad aaminsan tahay, Darood gacmaha sare u taagay oo adoomin karto.. Bilaha soo socda fiirso.
    Walaahi in Burco ka sokeynayn.
    Prove wrong.🤒
    Goorma ayaa Isaaq ka adkaaday Harti.
    Waxaa la sugayey Dhulbahannte oo xabadda iga jeediya, waana timid.
    Meeshaad SSC ka joogilahayd hala arko.

  9. sOmalilander says:

    Land of punt.

    KKK adiga oo daarood ah baa halkan kanyidhaahda dhulbahante dhabarka ayuu naga toogtayee ma aniga oo IDOOR ah baaku aaminayaa furinta ama jiidaaa DAGAALKAA EE SOMALIA?!

    GOD BLESS SOMALILAND 👈🏿👈🏿💪🏿💪🏿

  10. sOmalilander says:

    Hello Tukaraq Tell me how you doing today😊 👈🏿🤘🏿🤣🤣

  11. Land of Punt says:

    SOmalilander
    Ogow cidna kama siyaasad iyo ciidan badnin.
    Hadday Isaaq keliya joogaan carro Dhulbahante waa sahal in la laayo, waayo degaanka kalsooni kuma qabo oo naagta shaaha ka gada ka baqin in shirqoolayso..
    Kkkkkll
    Nin dismoral ah oo gadaal, dhinacyada iyo hore iska fiirinaya, dal ma shiciyo, waa inta xabadda ka bilaabanayso kadibna boqo ku aynfaadin, adiga ayuu kaa dheerayn xagga orodka.kkkkkkkkl.
    Kkkkkkkk
    Waxaa rajo fiicnayd in Dhuloos loo diro Dhuloos kale.
    Ma caruur baad u sheekayn Isaaq jooga Laaska oo Dhulbahante dagaal u socda jilibka u dhigin ayaa Laaska sii joogin..kkkkkkkl

  12. sOmalilander says:

    Car garoowe kaalayaa bay maraysaa xaajaduye bal aan dhoowrno!👈🏿

  13. Land of Punt says:

    Rajada ugu waxay ahayd oo Somaliland SSC kusii joogi karto waxay ahayd in Dhuloos horgale ah loo diro Dhuloos iyo Dhabayaco dagaal kusoo talo galay oo wada socda. Kkkkkkkkk
    Intay kusoo gaarin ayaa ciyaalka iyo dumarka kaa bursan Tuulo kasta.
    Riyo wadaa, Isaaq keliya ayaa Sool difaacaya kuye.
    Very funy…….kkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkl

  14. Dabshid says:

    Jabhad

    Kkkkk

    Reer Magaalka iyo aqoonyahanadu waa kuwii ka dagaalamo DAAHA gadaashiisa, waligey ma arkin Prof banaanka isa soo dhigaa oo dagaal iclaamin.

    War duqa u sheega inaan la keenin meelaha lagu abaabulo dagaalka ee hala geeyo shirarka qarsoon.

    Wixii xaal ah waa bixis sxb

  15. Jabhad says:

    dabshid. Miyadan ogayn waqtigii jubaland la xoraynayey

    Wixii dhacay war nnyoow dal soomaaliyeed baa la

    Xoreynayaye qaldaanka hanagu far fiiqin yey odayada garuun ku boobine

  16. sOmalilander says:

    John Bolton maxaad isku tahiin?!

    Daaroodku waxay kasoo jeedaan qoomiyado kale oo dhulka Soomaalyeed aan shaqo ku lahayn baan filayaa.

    Waa in Canser kaaa laga qabtaa!!

  17. sOmalilander says:

    Balan waxaan ku qaadayaa in ISAAQU idiin soo jeesto wuu iska qayilayaayee..iga walee in ilaahay yaab idiin keeni.

    Soda laydiin waso ISAAQA ayaa yaqan oo ku dhashay!!

    God bless Somaliland 💪🏿💪🏿

  18. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Assalaamu calayku Ramadaan kariim.
    Balanbaalis Garqaad wuxuu yiri oon ku raacsanahay; “Dhulbahantaha ku xeeran aaminsan Puntland meysan fahmin hadalka Mr Gaas Laakiin marka lasii ruugo wuxuu noqonaya “Dhulbahante masuuliyad ma qaadi karo oo laguma aamini karo woxooda ee waa in aan anigu u qayshaa” ➕Anigu waxaan ku darsaday; ummad waxay jirta Markay; talo, towfiiq & kala dambayn leedahay YAAB waxaa ah Beeshi Somali ugu taariikh wanaagsanayd inuu faracoodi maanta u beretamo AMA Isaaq ii geeya AMA Majeerteen ii geeya BAL waa ciddee CIDDA saa uga muruq weyn ee ay saa uga cabsan?. Balse Farxiyoy GABLAN ma tihidiin oo waxaa idiin jooga 2BA legde & kooxdiisa aad deyriseen Guushuna ayyagay raaci INSHÀ-ALLAAH sababtoo ah Moowqifkooda aad garawayseen WAA; Khaatumo State & SNM oo heshiiya dabadeedna reer Koofur la xisaabtama. MARKAAN waa haddii laga helo Muuse Biixi saa caqligi waxaa la tegay SIILAANYE. ILAAHOW sidii roon. WBT

  19. khaatumo haanoolaatoo says:

    meeshan waa lagu xiiqay hora loyiri hadal haan mabuuxsho




Daawo: Amiin Caamir oo sawir la yaab Leh ka sameeyay Madaxda maamulada Dalka ee Garoowe Shirku uga Socdo
- Oct 21, 2018
Laascaanod  ( Kalshaale ) Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa Sawir Cajiib ah wuxuu ...
DAAWO: Riwaayadda Qiyaano Qoys oo ay ka Qayb galeen Dalmar yare, Farxiya Kabayare iyo Jilayaal Caan ah (Video)
- Oct 21, 2018
Minneapolis  ( Kalshaale ) Riwaayadda Qiyaano Qoys oo ay ka Qayb galeen Dalmar yare, Farxiya ...
Daawo Muuqaal: Barnaamijka Kaftanka Siyaasadda oo Xiiso badan, Arin Qosol badan, DF Somalia, Puntland iyo S.land
- Oct 21, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Kaftanka Siyaasadda ee Wariye ...
Daawo: Xasuusta dawladii Kacaanka ee 21-ka Oktoobar iyo Wixii ka dambeeyay
- Oct 21, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) 21 Oktober 1969 waxaa Soomaaliya Xukunkeeda la wareegay Dawladdii Milatariga ...
Minnesota : Gabadh Soomaaliyeed oo Soo Bandhigtay Arin Farxad gelisay Dumarka iyo Waraysi ay bixisay (Video)
- Oct 21, 2018
Minneapolis ( Kalshaale) Gabadh Soomaaliyeed oo Soo Bandhigtay Arin Farxad gelisay Dumarka iyo ...