MUUQAAL: Ganacsatada Somaliland ee Garoowe ku Nool oo Luuqad adag ugu Jawaabay Faysal Cali Waraabe (Daawo)

Garoowe (Kalshaale) Ganacsatada  Reer Somaliland ee  magaalada Garoowe ku Ganacsata oo Fariin adag u diray Faysal Cali Waraabe iyagoo ka jawaabay Hadalkii kasoo yeedhay, kuna eedeeyay inuu Fidno ka dhexwado Bulshada Soomaaliyeed.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Faysal Cali Waraabe Hadal Xun ma daayo, Wax uu Tarana maanu arag,  Ummada ha isku dirin, Anagu soo dhowayn iyo wanaag wax aanu ahayn halkan kuma Haysano” 

“Halkan waanu ka ganacsanaa Reer Hargeisa ayaanu nahay, Faysal dadka ayuu markii hore Caayi Jirey, Balse Hada dadkii ayuu isku dirayaa,  taas ayaa keentay in loo Jawaabo”.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (27)

  1. Aarka hargaysa says:

    Ma 2 dasaa wax inan layaala lagahelay garoowe kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  2. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    Ani waxaan la yaavaa dadka isku mashquuliya hadalka FAYSAL CALI WARAABI.

    FAYSAL hadalkiisu waa eey ciyey oo dhawaaqay. Wax qiimo ah ma laha. Hadalkiisu wuxuu dhib ku yahay beel weynta CIIDAGALLE ee hadh iyo habeen u taagan xaal bixin.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  3. Aarka hargaysa says:

    Barwani tukoraq meel kusheeg miyaydaan xoraynayn kkkkkkkkkkkkk kk halamash nagood walee qori marido

  4. Jabhad says:

    Garoowe iyo puntland waa hoy soomaaliyed dadkaa

    Degan intooda badan waxay deganayen o wax ku
    Soo barteen xaruntii xadarada soomaaliyed e xamar

    marka dadka hada garoowe joga ee ka ganacsada

    Waxay la mid yihiin dadkaa soomaaliyeed waa in la

    Soo dhoweeya oo la ilaaliya inta dalka o dhan

    Amnigiisa la waraygayso dowlada soomaaliyeed

  5. sOmalilander says:

    Meesha wax inan layaal ah mooyee miyaan cid kale oo garowe joogtaa miyaanay jirrin kkkk anigaba mid inaader kay ah oo innan layaal ah baa isheegay inuu ubadkisii uqixiyay garowee kkkk walahay waa ramadane waan soomanahaye waa run, gabadhu qabaa waa Cali Saleebaan. Waanaa reer bosaso, wuxu iisheegay in Ciidamada Qaranku Kusoo dhawaadeen Garowe markaa markaa uu caruurtii & xaaskiiba keenay Hargeisa.

    Waliba waa darawalaada basaska ee ilaa hargeysa iyo Garowe to bosaso u baxa.

    K
    Kk
    KKK
    Kkkk

  6. sOmalilander says:

    Correctly. Hargeisa cadeey buu keenay ubadkiisi markuu arkay in Garowe laga qaxay.

  7. BARAWANI KING says:

    SOOMALILANDER

    Gobanimo waa loo dhashaa ee maha maro la iska qaato.

    IIDOOOROOW, HARTI DAAROOD ma gaadhi kartaan.

    Inanka gabadha CALI SALEEBAAN qaba, ma noqon karo reer GAROOWE.

    CALI SALEEBAAN,, BOSAASO wax beey ka digaan. laakeen magaalooyhinka ay gaarka u leeyiheen waa;

    === QANDALA oo ku taal meesha iska galaan indian ocean and red sea. iyo
    === CAROM oo u dhaxeeysa BOSAASO iyo QARDHO.

    Hadii uu runtiis tahay in walaalkaa uu qabo gabadh CALI SALEEBAAN ah, oo GAROOWE deggan waa beentiis.

    CALI SALEEBAAN GAROOWE ma deggo. Haddi uu dhihi lahaa QARDHO beey degan tahay, waan rumaysan lahaa

    BEEN LOOOOWWW

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  8. sOmalilander says:

    Wiil qardho.

    Maka dhaaran kadhaa inaan ciidanka qaranku kusoo dhowaan Caasimada Budhlayn ee gadhoowee?!

    K
    Kk
    Kkk

  9. sOmalilander says:

    Wiil qardho

    Maka dhaaran kadhaa in tuulada GADHAC LAGU DHAL oo gadhoowe ujidha wax kayar 10 kiloo MITIDH ay galabtaba ku afurayaan ciiidamada Qaranku!!

    K
    Kk
    Kkk

  10. BARAWANI KING says:

    SOMALILANDER

    Aabaheey aa geel lahaan jidhay, waxaa ka roon aabaheey aa dmeero haaysta.

    Shalay ka imoow hee. maantay baa la joogaa.

    Ciida ka bacde aa dagaalko bilaaban doonaa.

    PUNTLAND haddi ay ku dhimato dagaalka, waa u sharaf, waa u cisi. Waayo dhulkeeda ay daafacaysaa.

    Laakeen Wiilka IIDOOR oo ku dhintaa furinta dagaalka waa u dar xumo iyo khaatumo xumo. waa dameer bakhtiyey, halka ka PUNTLAND shahiid uu noqonaayo.

    Saaxiiboow, in laguu orod been sheegay oo laguu cararay, aadna aad na aad ka daba-carartay waa nooca taatiiga dagaalka.

    Waa runta baqdin orodle aa laguu sameeyey, waxaana tagtay meel ku dhoow, yoocada.

    Maxaase kaa raacay. intaan hubbo, 300 oo dhaawac ah, iyo 100 dhimasho, oo ay ku jiraan 6 taliye.

    Waa labo guuto baan la arag waxeey wateen iyo naf iyo nolol ba.

    It is one of the best tactics. Taatigaas waxaa cayaara nin aan kuu naxday oo aan kala jeclayn dhimisho iyo nolol oo ku talagalay in lagu xasuuqo. Waxaa lagu gashaday dhexda cadowgaaga, markaas baa lagu fagtay sidee la rabo.

    Waryaa SOMALILANDER dagaal ma taqaanid, na weydii annagaa ku soo jabnay.

    Dagaalkaas waxaa lagaga qabsaday 16 tickniko ah iyo hal beebo. 100 waa lagaga dilay. 300 waa dhaawac. Dhaawaciinii meel la soo mariyo aa la waayey. Dhammaan jidadka aa loo fadhiistay.

    Markii dambi waxaad ku baxsatay guuto uu watay COL. CANBAASHI oo jidka kuu furay.

    Saaxiiboow, bal weydii, ragga lagu dhaawaco tiraayo CUSBUTAALKA HARGEYSA meesha la soo mariyey…..

    Taas, waxaa ka darran dagaalka kugu soo socda.

    Dadka faaleeyaa, dagaaladaas, waxaa lagu qiyaasay in ku dhimandoonto ilaaa 5,000 oo ciidan ah oo labada dhinac ah.

    SOMAALILANDER caaway intaas ku seexo.

    NABADEEEEEEEEEEEEEEEEEY

  11. Idoor liqe says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Walahay Ragan way is difaaceen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. Idoor liqe says:

    Gudoomiyaha gobolka Sool ee Dowlada Puntland loo magacaabay hogaamiyaha ruuxiga ayatula Bilidhiig Geele .

    Dhowr bilood ka hor baan idinku dhahay ninkaas baa loo magacaabaya gudoomiyaha markaan arkay siduu u cabsanyahay qadiyada Puntland kkkkkkkkkkkkkkkkk

    Waa ninkii hargiesa intuu tagey shitay heestii Puntland kkkkkkkkkkkk

    Hanbalyo sxb .

    Reer Laascanood uma kala hadhin soo dhaweynyta iyo Hanbelyada gudoomiyaha cusub ee gobolka Sool ee dalkeena Somaliya .

    Waxaa xusidmudan in Gudoomiyuhu caawa joogo laascanood , Sool , Puntland , Somaliya .

  13. Idoor liqe says:

    Waxaan rajeynaya Ciida in Gudoomiyaha iyo wasiir timacade shacabka Laascanood kula hadlidoonaan Garoonka Cabdi Bille ee Laascanood .

  14. BARAWANI KING says:

    SOOMALILANDER

    Waxaas oo dhan ka imoow, hadda yaa baryootamayaa oo ku qaylinaya in xabbada la joojiyo.

    Waad la socotaa, MUUSE BIIXI in uu warqado qoray oo u kala diray INTERNATIONAL COMMUNITY iyo IGAD oo ku leeyahay, galbeedka TUKARAQ waa ka guurayaa ee damaanad ha la i siiyo in aan CIIDAMDA HUWEANTA HARTI in aysan i soo dabagelin.

    Taas oo PUNTLAND diiday, oo shardi ka dhigatay ah;

    ==== KA BAX DHAMAAN DHULKA SOOL ama
    ==== WAJAH DAGAAL.

    Si kasta waa la yeelay, PUNTLAND weydiiday in ay la hadasho INTERNATIONAL COMMUNITY IYO IGAAD.

    PUNTLAND waxeey ku doodaysaa Xabad joogsanaysa ma jirto ilaa IIDOOR uu ka baxo DHULKA HARTI DAAROOD.

    Marka, MUUSE BIIXI beentiisii oo ku soo dagaal tegay mee meesha ka baxaysa.

    Taas waxaa ka darran, JAAMAC SIYAAD dagaalka waa ka baxay.

    MARKA WAX ISKA DHICIYAA DADKA GURYAHOODA IINKAA SOO RAADSADAY.

    CABAADKA JOOJIYAA, RAG ISKA DHIGA

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  15. Laalays says:

    Ciidka wad iyo maalmo ayaa inaga xiga. Bal yaan laydin waayin afka noolay!kkk💪💪💪

  16. Idoor liqe says:

    Reer Laascanood Ciida waxay la ciidi doona. Cutubyo ka tirsan Ciidanka darawiishta ee Puntland . Goobtuna waa Caynaba ama Oog . Hello burco

  17. BARAWANI KING says:

    IIDOOR LIQE

    Abti, waan ku salaamay. Warkaas aan halkaas ku soo qoray, wax been ah kuma jidhaan.

    Sidaa ula soco.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  18. Laalays says:

    Waxaan 4 usbuuc arkayay Gaas oo leh dagaal dheerada baa dhici.

    Hada 3 saac ma dagaalami karo gaas dhagoolaha uu tolaayay ku soo urursaday!kkk

    Dagaal dheeraada oo 3 saac socda yaabay😀😀😀

  19. BARAWANI KING says:

    LAALAYSO

    Saaxiibteey waan ku salaamay. NAAASO DHEER.

    Ka warran dhiladii aad siilkeeda qadhumuun aad iibin jirtay iyo 3 wacal ay kuu haaysay.

    NACATULLAAHI CALAA WAJHAG YAA IBNO MAKHNUUD.

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  20. BARAWANI KING says:

    LAALAAYSO

    ALLAAAH YAA NASIIB BADAN, OO KUGU JANNO TAGGA

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  21. Laalays says:

    Waar Waxaan meesha ka yuusayaa indha adakaa!

    Waar bal hort qodqaboobe soo dhaafa kaalaya Tukaraq, Gambadha etc. Intaa Laascaanood ku riyoonaysaan.

    Bal isku daya inaan faanku idinka dhamaan. Ciida 3 baa inaga xigta.

    Bal ka waran meel aad qabsato daayee adoon qashar ridin in laydin arko.

    Maxaad kalee ku hanjabi Markaa, yaase ku rumaysan?

  22. Laalays says:

    Barawaani queen,

    Haynoo ahaato marka Ramadaan dhamaanto. Balan baan kuugu qaadi inaan halkii shaabuuga kaala sii dhaco.💪💪💪

  23. BARAWANI KING says:

    KHANIIS IIDOOR

    DAGAAL WAXBA KAMA TAQAANID EE WACALAADAADA IYO DHILADAADA ISKA KORSO.

    Ma shaqo kale baad taqaan, DHILADA SIILKEEDA QADHMUUN in biiciiso oo JUMAIKAAN ka iibisoo mooyee, ma dagaal baa taqaan.

    BAL EEG FUTADA KAA LULATAA SIDEE NAAG CARMAL AH OO 50 KOR U DHAAFTAY.

    BAL EEG GACAMAHAAGA SIDA AY YIHEEN.

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  24. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEEKUM

    War aaway NASRO BURCO. Horta NASRO BURCO ma waxeey ahayd HABAR YOONIS, mase HABAR XUBUSHEED.

    Waxaan filayaa in ay tahay HABAR XUBSUHEED, waayo, sidee dagaaku u biloomay, BLOCK le i saartay.

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  25. sOmalilander says:

    Will Qardho

    Aa isku xaartay boowee, Remember waxaan ku waydiyay, sidan baan yeeli ….sidan baan yeeli kama shaqayso Africa boowe, waad garanaysaa meeshaa ragu ku suxuuranaayo caawaa, kaalay shahaa noosoo kari!!

    K
    Kk
    Kkk

  26. sOmalilander says:

    “Dhool Bari Ka Muuqdaa..
    Dhaan Loo Nageeyaa”

    Kuluc baa noo sheegay Raxiimullah!!

    Ragu Garowe buu kusoo socdaayee caleemo qoyan kusoo dhaweeyaa!!

    K
    Kk
    Kkk

  27. sOmalilander says:

    Hello tukaraq tell me how you doing today!😂😂😂




Daawo: C.wali Gaas oo kulan la qaatay Golaha deegaanka Boosaso (Muuqaal)
- Sep 24, 2018
Boosaaso ( Kalshaale)  Madaxwyanaha Puntland C.wali Gaas ayaa kulan la qaatay xubnaha cusub ee ...
Askar ka tirsan Puntland oo Bosaso lagu dilay, Warar dheeraad kasoo baxaya
- Sep 24, 2018
Boosaso ( Kalshaale ) Magaalada Bosaso ayaa la sheegayaa in lagu dilay labo askeri, ...
Daawo Video: Eng. Yariisow “Waxa Jira XILDHIBAANO doonaya inay la baxaan kuwii Axmed dawlo Muqdisho ku gubay
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale)  Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar cismaan Yariisow ayaa Maanta waxa uu ...
Muuqaal: Cabdi Shire “Waan ka seexan Waayey Ninkii la gubay, Waa in AROOS Qaran loo sameeyo Wiilka iyo Gabadha’
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac oo kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ...
MUUQAAL: Xildhibaan Aamina ” Waa in maxkamad lasoo taago dadkii Dilay ee ku gubay Axmed Dowlo Xamar (Video)
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Xildh Aamina " Waa in maxkamad lasoo taago dadkii ka danbeeyay ...