Daawo Video: RW. Khayre oo Kormeer lama filaan ah xalay Muqdisho ku maray

Muqdisho (Kalshaale) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay kormeer ku tagay qaar ka mid ah saldhigyada degmooyinka gobolka Banaadir iyo kontoroolada magaalada oo ay ku sugnaayeen ciidanka xasilinta caasimadda.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Kormeerkan waxaa Ra’iisul Wasaaraha ku wehlinayay Wasiirka amniga Soomaaliya, Taliyaha ciidanka booliska, Taliyaha ciidanka asluubta, Guddoomiye kuxigeenka dhinaca ammaanka iyo siyaasadda iyo saraakiil kale, waxaana goobaha ay kormeerka ku tageen ka mid ah Taliska qeybta guud ee Booliska G/Banaadir, Saldhigga degmada Kaaraan, Shaleemo Cabdi Waayeel iyo goobo kale.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa warbixino la xiriira bacihii baaruuda laga soo buuxiyay ee loo ekeysiiyay madaafiicda ka dhageystay Hay’adaha ammaanka dowladda federaalka, waxaana saraakiishu ay sheegeen in ujeedka ay aheyd in lagu qalqal geliyo shacabka.

Saraakiisha ammaanka ayaa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya u soo bandhigay bacihii lagu soo xiray baaruuda macmalka ah ee la doonayay in lagu cabsi geliyo shacabka, taasi oo xalay laga maqlay Muqdisho.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
DEG DEG: Rasaas Xoogan oo Gudaha Magaalada Laascaanood laga Maqlayo
- May 25, 2018
Laascaanood (Kalshaale) Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa xaafadaha kala duwan ee magaalada laascaanood ...
Daawo Wafdi Balaadhan oo ka socday DF-Soomaaliya oo gaadhay Kismaayo
- May 25, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Wafdi Balaadhan oo isugu Jira Xildhibaano iyo Wasiiro ka socday Dawladda Soomaaliya ...
Daawo: Muqdisho Sida looga dareemay Dagaalka Tukaraq ee P.land iyo S.land
- May 25, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Iyadoo maalintii shalay uu dagaal Qadhaadh ku dhexmaray Gobolka Sool Ciidamo ka ...
Muuqaal+Faallo: Faysal C. Waraabe oo Noqday ‘Afhayeenka MUUSE BIIXI’ Iyo Wasiirada uu meesha ka saaray (Video)
- May 25, 2018
Hargeisa (Kalshaale) Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa u muuqda siyaasi mucaarid ah ...
Muuqaal: Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka “Gabaygii Garoowe iyo Md. Farmaajo
- May 25, 2018
Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka "Gabaygii Garoowe iyo Md. ...

Featured Video