Daawo: Fariinta uu diray Muuse Biixi oo Mar kale Warbaahinta la hadlay (Video)

Laascaanod  (Kalshaale) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ugu Horayn Shacabka u diray Hambalyo ku aadan Bisha Barakaysan ee Ramadaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhinaca kale wuxuu shacabka Somaliland ugu baaqay inay Midoobaan, Iyadoona ay Xiligan Jiraan Kacdoono Looga soo Horjeedo Xukuumadiisa iyo Colaado u dhexeeya Beelo wada dega Ceel-afwayn.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (2)

  1. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    XUKUUMADII JEEGAAN LAND. Meel tagga. Iska daayee, xaduud uu soo xidho, shacabkii walaalahaa ee IIDOOR buu isugu dhiibay hub sidee isu laayaan.

    Waa madaxweyni JEEGAANTA.

    GENERAL CAAREE baa yaabay, oo hubkiisii la goostay

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  2. Cadaado says:

    Meeqa ayaa ka dhimatay labada cadow ee dowladda iyo dadka Somaliyeed ee Majeerteen iyo Isaaq?
    Isoo waca hadii aad hub u baahantahiin iyo dawo, laakiin, waxaa shardi ah in aad dagaalka bilowdaan kahor barrito, oo aad ku kala baxdaan koontaroolka Tukaraq, plus Garoowe, amaba Tukaraq plus Burco?
    Dalmida.
    God bless Somalia.




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
DEG DEG: Rasaas Xoogan oo Gudaha Magaalada Laascaanood laga Maqlayo
- May 25, 2018
Laascaanood (Kalshaale) Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa xaafadaha kala duwan ee magaalada laascaanood ...
Daawo Wafdi Balaadhan oo ka socday DF-Soomaaliya oo gaadhay Kismaayo
- May 25, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Wafdi Balaadhan oo isugu Jira Xildhibaano iyo Wasiiro ka socday Dawladda Soomaaliya ...
Daawo: Muqdisho Sida looga dareemay Dagaalka Tukaraq ee P.land iyo S.land
- May 25, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Iyadoo maalintii shalay uu dagaal Qadhaadh ku dhexmaray Gobolka Sool Ciidamo ka ...
Muuqaal+Faallo: Faysal C. Waraabe oo Noqday ‘Afhayeenka MUUSE BIIXI’ Iyo Wasiirada uu meesha ka saaray (Video)
- May 25, 2018
Hargeisa (Kalshaale) Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa u muuqda siyaasi mucaarid ah ...
Muuqaal: Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka “Gabaygii Garoowe iyo Md. Farmaajo
- May 25, 2018
Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka "Gabaygii Garoowe iyo Md. ...

Featured Video