Daawo: Siyaasiga Axmed Gacmo-yare oo Luuqad adag uga hadlay dagaalka Puntland iyo Somaliland ee Tukaraq

Muqdisho (Kalshaale) Siyaasiga Axmed Maxamed Xasan  (Gacmo-yare) oo Horay usoo Noqday Wasiirka Warfaafinta khaatumo, Hadana ah  Afhayeenka Guurtida ayaa ka hadlay Xiisada Colaadeed ee u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland.

HALKAN KAD DAAWO VIDEO

Wuxuu sheegay in Ciidamada Somaliland ay dhibaato Xoogan ku hayeen Bulshada Gobolka Sool Isagoo ka codsaday inay Dhulkooda ku Noqdaan, Wuxuuna ugu baaqay Madaxda Dawladda Soomaaliya  inaysan dhex-dhexaad ka noqon Ilaalinta  Midnimada Soomaaliya.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (3)

  1. Fahmi says:

    Sababaha dhiirigalinaya in SL ku sii adkeysato duminta midowga oo hadda ay u dagaalanto xuduuda gumaystaha, sidaana doonayso inay ku qaadato dhulka Khaatumo waxaa ugu weyn go’aan qaadasho la’aanta Dowladda Federaalka oo ka aamustey arrin dastuuri ah, ayna aheyd inay iyadda hogaamiso, laakiin loo macneeyey dagaal labo beelood u dhaxeeya.

  2. Fahmi says:

    dagaalka gobolka Sool ka socda ma’ahan waa dagaal masiiri ah ay ku xirnaan doonto mustqabalka jiritaanka midowga Jamhuuriyadda Soomaaliya. gobol sida oo kale si cad u duminaya jiritaanka midowga soomaaliya waa falaago marka loo eego xeerarka noo dejisan.

  3. Cadaado says:

    Meeqa ayaa ka dhimatay labada cadow ee dowladda iyo dadka Somaliyeed ee Majeerteen iyo Isaaq?
    Isoo waca hadii aad hub u baahantahiin iyo dawo, laakiin, waxaa shardi ah in aad dagaalka bilowdaan kahor barrito, oo aad ku kala baxdaan koontaroolka Tukaraq, plus Garoowe, amaba Tukaraq plus Burco?
    Dalmida.
    God bless Somalia.




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
DEG DEG: Rasaas Xoogan oo Gudaha Magaalada Laascaanood laga Maqlayo
- May 25, 2018
Laascaanood (Kalshaale) Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa xaafadaha kala duwan ee magaalada laascaanood ...
Daawo Wafdi Balaadhan oo ka socday DF-Soomaaliya oo gaadhay Kismaayo
- May 25, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Wafdi Balaadhan oo isugu Jira Xildhibaano iyo Wasiiro ka socday Dawladda Soomaaliya ...
Daawo: Muqdisho Sida looga dareemay Dagaalka Tukaraq ee P.land iyo S.land
- May 25, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Iyadoo maalintii shalay uu dagaal Qadhaadh ku dhexmaray Gobolka Sool Ciidamo ka ...
Muuqaal+Faallo: Faysal C. Waraabe oo Noqday ‘Afhayeenka MUUSE BIIXI’ Iyo Wasiirada uu meesha ka saaray (Video)
- May 25, 2018
Hargeisa (Kalshaale) Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa u muuqda siyaasi mucaarid ah ...
Muuqaal: Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka “Gabaygii Garoowe iyo Md. Farmaajo
- May 25, 2018
Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka "Gabaygii Garoowe iyo Md. ...

Featured Video