MUUQAAL: Daawo Kulankii dhexmaray Madaxwayne Farmaajo iyo Jaaliyadda Somaaliyeed ee ku dhaqan dalka Qatar

Muqdisho (Kalshaale) Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi oo Hogaaminayo Booqasho rasmi ah ku yimid Qatar ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Qatar ayaa Kulan Balaadhan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Qatar.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxwayne Farmaajo ayaa ugu horayn uga mahad celiyey Shacabka Soomaaliyeed Taageerada ay Dawladnimada u hayaan, Wuxuuna sheegay in looga baahan yahay Madaxda iyo Shacabka Midnimada, Wuxuuna sheegay in kala qaybsanaanta uu Cadowgu ka Faa’iidaysanayo.

Isagoo ka hadlayey Arimaha Amniga ayuu sheegay inay Dawladda ka go’antahay in la helo Ciidamo Awood leh oo Hanta Guud ahaanba Amniga Qaranka, Sidoo kale Shacabka Soomaaliyeed ayuu sheegay inay yihiin Dawladda dhabta ah, Iyadoona looga Baahan yahay inay difaacdaan Dawladooda, Wuxuuna sidoo kale ka hadlay Madaxwaynuhu muhiimada ay leedahay Wadashaqayntu.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
DEG DEG: Rasaas Xoogan oo Gudaha Magaalada Laascaanood laga Maqlayo
- May 25, 2018
Laascaanood (Kalshaale) Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa xaafadaha kala duwan ee magaalada laascaanood ...
Daawo Wafdi Balaadhan oo ka socday DF-Soomaaliya oo gaadhay Kismaayo
- May 25, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Wafdi Balaadhan oo isugu Jira Xildhibaano iyo Wasiiro ka socday Dawladda Soomaaliya ...
Daawo: Muqdisho Sida looga dareemay Dagaalka Tukaraq ee P.land iyo S.land
- May 25, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Iyadoo maalintii shalay uu dagaal Qadhaadh ku dhexmaray Gobolka Sool Ciidamo ka ...
Muuqaal+Faallo: Faysal C. Waraabe oo Noqday ‘Afhayeenka MUUSE BIIXI’ Iyo Wasiirada uu meesha ka saaray (Video)
- May 25, 2018
Hargeisa (Kalshaale) Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa u muuqda siyaasi mucaarid ah ...
Muuqaal: Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka “Gabaygii Garoowe iyo Md. Farmaajo
- May 25, 2018
Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka "Gabaygii Garoowe iyo Md. ...

Featured Video