Muuqaal: Mustafe Martin oo ka hadlay Kacdoono ka jira S.land, dagaalka Tukaraq iyo Arimo Xasaasi ah

Minneapolis (Kalshaale) Madaxwaynaha Dibad-wareega ah ee United Somaliland Mustafe Maxamed Martin oo Waraysi uu la yeeshay Wariye Cali Xaraare, ayaa ka hadlay arimo kala duwan, Wuxuuna ugu horayn ka hadlay Xiisada Colaadeed ee Puntland iyo Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Kacdoono Siyaasadeed oo ka jira Somaliland, Banaanbaxyo ka dhacay Burco iyo Ceel-afwayn, Kala qayb sanaanta Ciidanka Somaliland iyo Arimo kale oo Xasaasi ah.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
DEG DEG: Rasaas Xoogan oo Gudaha Magaalada Laascaanood laga Maqlayo
- May 25, 2018
Laascaanood (Kalshaale) Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa xaafadaha kala duwan ee magaalada laascaanood ...
Daawo Wafdi Balaadhan oo ka socday DF-Soomaaliya oo gaadhay Kismaayo
- May 25, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Wafdi Balaadhan oo isugu Jira Xildhibaano iyo Wasiiro ka socday Dawladda Soomaaliya ...
Daawo: Muqdisho Sida looga dareemay Dagaalka Tukaraq ee P.land iyo S.land
- May 25, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Iyadoo maalintii shalay uu dagaal Qadhaadh ku dhexmaray Gobolka Sool Ciidamo ka ...
Muuqaal+Faallo: Faysal C. Waraabe oo Noqday ‘Afhayeenka MUUSE BIIXI’ Iyo Wasiirada uu meesha ka saaray (Video)
- May 25, 2018
Hargeisa (Kalshaale) Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa u muuqda siyaasi mucaarid ah ...
Muuqaal: Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka “Gabaygii Garoowe iyo Md. Farmaajo
- May 25, 2018
Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka "Gabaygii Garoowe iyo Md. ...

Featured Video