MUUQAAL: Gudoomiyihii Muqdisho oo Dagaalka Puntland iyo S.land ka hadlay

Muqdisho (Kalshaale) Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa si kulul uga hadlay dagaalka u dhexeeya Puntland iyo Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu sheegay inay Nasiib daro wayn tahay in Xiligan uu dagaal Noocaasi ah dalka ka Bilowdo, Kaasi oo Qoysas Soomaaliyeed oo isku diyaarinayey Ramadaanta ku Khasbaya inay ka barakacaan dhulkooda.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (5)

  1. Cadaado says:

    Ninkaan gudoomiyahii hore ee gobolka Banaadir, Mr. Nacas Taabit, waxuu kamid yahay dadka daanyeeradda oo aan ka hadlo.

    Bal maxaa ka galay labadii qabiil ee Majeerteen iyo Isaaq ee ugu qabyaalad iyo qurun badan Somalida oo is baabi’inaya.

    Nacaskaan oo kale waaye waxa Mogadisho in kabadan 15 sanno qabqablayaal aanan heshiis aheeyn, colna aheeyn oo daanyeero ah eey Xamar gaar ahaan iyo guud ahaan dalka Somaliya ugu ciyaareen.

    Somalida caqliga leh, uma gurmadaan marka qabiilada qaranimada diidan eey jabaan. Dayuus uun waaye, oo doonaya qofka aan aheeyn Isaaq iyo Majeerteen ee yiraahda labadaan mahbar qabiil ha heshiiyaan.

    Labadaan qabiilba waxeey heshiis ku ahaayeen in Somaliya dal xoogan noqon, dowladna eeysan ka dhalan, iyagana dowladaha qabiilkooda eey u dhisnaadan.

    Sidee baan daanyeeryahow ugu ogolaan qof wax uusan kuu ogoleeyn? Daanyeer.
    Dalmida.
    God bless Somalia.

  2. Cadaado says:

    Ninkaan gudoomiyahii hore ee gobolka Banaadir, Mr. Nacas Taabit, waxuu kamid yahay dadka daanyeeradda oo aan ka hadlo.

    Bal maxaa ka galay labadii qabiil ee Majeerteen iyo Isaaq ee ugu qabyaalad iyo qurun badan Somalida oo is baabi’inaya.

    Nacaskaan oo kale waaye waxa Mogadisho in kabadan 15 sanno qabqablayaal aanan heshiis aheeyn, colna aheeyn oo daanyeero ah eey Xamar gaar ahaan iyo guud ahaan dalka Somaliya ugu ciyaareen.

    Somalida caqliga leh, uma gurmadaan marka qabiilada qaranimada diidan eey jabaan. Dayuus uun waaye, oo doonaya qofka aan aheeyn Isaaq iyo Majeerteen ee yiraahda labadaan mahbar qabiil ha heshiiyaan.

    Labadaan qabiilba waxeey heshiis ku ahaayeen in Somaliya dal xoogan noqon, dowladna eeysan ka dhalan, iyagana dowladaha qabiilkooda eey u dhisnaadan.

    Sidee baad daanyeeryahow ugu ogolaan qof wax uusan kuu ogoleeyn? Daanyeer.
    Dalmida.
    God bless Somalia.

  3. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Taabid, adeer ANIGU kolba waan ku tabay oo waan kuu hanweyna. Adeer haddaad ku soo noqoto safka hore ee siyaasadda Somalia iska jir oo dheg jalaq ha u siin kuwa kugu soo dhowaan EHELNIMO oo danaystayaasha ah. WBT

  4. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Cadaado adeer waxaa tiri; “Taabid, maxaa ka galay labadii qabiil ee Majeerteen iyo Isaaq ee ugu qabyaalad iyo qurun badan Somalida oo is baabi’inaya”.
    ⁉Cadaado adeer, Majeerteen & Isaaq BAAD wax ku tahay oo làaantood waxaad noqon lahayd CAD barruur oo cidkasta hunguryayso. Adeer canaano oo qaladkooda u sheg LAAKIIN ha ogolaan in lagaa gooyo waa CAD kugu yaale. Adeer ha fiirin GAAS & BIIXI ee waxaad xusuusata AUNTE C/Risaaq X. Xuseen & M/med Ibraahim Cigaal. Adeer ku darso mahmaahdi FARTAADU FILFILIQ KAAGAMA HARTO. WBT

  5. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Cadaado adeer Taabit qolyaa qalday oo ku yiri; “Adigoo Horyaal Hiraaba Heridiid hakaa horreeyo waa Hertaan halaysku hoogo”.Adeer qaladka Banu Aaden baan u nahay BALSE qalad joogta waa nacasnimo HASE ahaate mar Taabid qalad-gel MAAN markaan u qallayno kan 2baadna aan ku qaadno HADDAANABA aan u 3daxaynayn. 🐦Hiil iga dheh. WBT




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
DEG DEG: Rasaas Xoogan oo Gudaha Magaalada Laascaanood laga Maqlayo
- May 25, 2018
Laascaanood (Kalshaale) Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa xaafadaha kala duwan ee magaalada laascaanood ...
Daawo Wafdi Balaadhan oo ka socday DF-Soomaaliya oo gaadhay Kismaayo
- May 25, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Wafdi Balaadhan oo isugu Jira Xildhibaano iyo Wasiiro ka socday Dawladda Soomaaliya ...
Daawo: Muqdisho Sida looga dareemay Dagaalka Tukaraq ee P.land iyo S.land
- May 25, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Iyadoo maalintii shalay uu dagaal Qadhaadh ku dhexmaray Gobolka Sool Ciidamo ka ...
Muuqaal+Faallo: Faysal C. Waraabe oo Noqday ‘Afhayeenka MUUSE BIIXI’ Iyo Wasiirada uu meesha ka saaray (Video)
- May 25, 2018
Hargeisa (Kalshaale) Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa u muuqda siyaasi mucaarid ah ...
Muuqaal: Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka “Gabaygii Garoowe iyo Md. Farmaajo
- May 25, 2018
Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka "Gabaygii Garoowe iyo Md. ...

Featured Video