Hubka culus oo la maqlay Tukaraq iyo Xiisad cusub oo ka taagan Maanta

Laascaanod  (Kalshaale) Wararka haanta Naga soo gaadhaya   goobaha ay Ciidamada Puntland iyo Kuwa Somaliland ku sugan yihiin ee Gobolka Sool ayaa sheegay in xaalada deegaankaasi ay Saaka kacsan tahay, Iyadoo dagaalkii shalay uu ka dhashay Khasaare kala duwan.

Hub Culus   oo ay isku adeegsanayaan Ciidamada Puntland iyo Kuwa Somaliland ayaa laga maqlayaa Aaga Tukaraq.

Isku socodkii gaadiidka ee magaalooyinka Laascaanood iyo Garoowe ayaa istaagay, mana jirto cid isku gudbaysa, Mana jirto cid Xaqiijin karta Khasaaraha dhabta ee kala gaadhay Labada dhinac.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (11)

  1. Ahmed Najaad says:

    Waxaan dhagaystay shalay muuse biixi oo hadlaya oo kala garan waayey inuu la dagaalamayo puntland iyo federal iyo daarood.
    Mar federaalkuu eedeeyey.
    Marna daarood buu isku qaaday asagoo magaacay afwayne iyo gaani iyo moorgan.
    War odaygu doqonsaa oo hadduu daarood la dagaalayo dhulka uu ku dhimanayo saw daarood ma leh oo waxa u dagaalamaya saw dhulbahante iyo warsangali maaha mase ayaga daarood uma yaqaan.

    Waxaan leeyahay muusoow dagaalka ha qabyaaladayn haddaad qabyaaladaysid aday kuu daran tahay oo daarood badan oo kula socdaad waayin.

    Ilaahay dadka walaalaha ah ha kala qaboojiyo xaqana ha waafajiyo

  2. Aarka hargaysa says:

    Sowdinkii lahaa tukoraq waan qabsanay kkkkkkkkk kk Wali ma afartii wiil ee kastamka joogay ayaad la ildaran tihiin kkkkkkkkkkkkk kk reerku fulaysanaa waxaasaa 6 bilood isasoo abaabulayay

  3. Aarka hargaysa says:

    Qasaraha anagaa kushegayna ciidan beleedkii lasoo ururiyay tukoraq waa ku ilkabeeleen

  4. Ahmed Najaad says:

    Kkkk
    Aarka
    Haddaad dagaal taqaan haddaa lama hadlo ciyaartu waa bilow

  5. Dabshid says:

    Faa’iidada Federaalka ayey ka midtahey in Jufo kasto Maleeshiyo beeled sameysto, Itoobiyana soo dhiibto rasaasta iyo Raashinka, Soomaaliduna dhiibto Dhimashada iyo Dhaawaca.

    -Meles Axmaar ayaa ku dhahey C/llaahi Mahbar ha ii kala saarin aniga Maryo-Calas Harti iyo Hawiye qofkii Soomaali ka dhinto waa dhib iga harey ee isku dar DIBIDA DHINTEY.

    —Hadda sidaan maqalney Dagaalkaan HUNGURIGA waxaa loogu magacdarey ( Dagaalkii HUWANTA DAAROOD iyo HUWANTA DIR) waxaana ku jirnaa Qarnigii ilbaxa.

    Waxaa la isku heystaa meel kayar Kontoroolkii CEELASHA BIYAHA.

    -Dagaalkii Gaaweetooyinka.

  6. C/Raxmaan says:

    Ramadaan wanaagsan dhamaan . Dagaalkan isagu waxuu la mid yahay cunug dhashay oon dib ugu noqoneynin caloosha hooyadii! Waayo boolaxooftadiisa ayaan ku dhega-barjowney , waxaana ka qaybqaadanayo reer aakhiraad! Hadduu Eebbe weyne na siiyo cimri dheer waa inoo ciidda insha allaah.

    ” SAAMAXNAAKUM “

  7. Laalays says:

    💪💪💪

  8. Mr BaHaL says:

    Muse Biixi,oo ku fashikmay isku hayntii Beesha Isaaq ee maamulka fucking Street, dagaalka Ceel afwayn ee uu isagu wado ayuu waayay wax uu dadka u sheego,kadib markii 6 jeer oo la dhaartay iyo heshiis ay jabiyeen Beesha Habar Jeclo,misana aanu jirin qof laga soo qabtay dadkaa jabinaya heshiisyada.Arintan ayaa aad laykugu waydiiyay meelaha ay ku kulmaan dadka Somaliyeed oo waxaa soo baxayday inuu maamulka fackingstreet dabada ka wado dagaalka Ceel afwayn.Muuse oo ay talo ku cadaatay ayuu dagaal ka bilaabay Tukaraq si dadka u galiyo dareenka kale oo lagu sii wada joogo.

    Tani waa xalka kaliya ee uu ku sii jiri karo maamulka fuckingstreet.Wax kale oo lagu sii negaado lama garanayo.

    Dalmida

  9. Ahmed Najaad says:

    Dabshid
    Ha iloobin in daarood labada dhan ba xabbadda ka ridayo. Dhulbahante la’aanti dirta aad shheegayso oog iyo caynaba masoo dhaafeen. Kani waa dagaal siyaasadeed sidii muuse ha u hadlin.

  10. NUURKANEDERLAND says:

    KHAAF RABBAK
    KII KU DHINTA DAGAALADAAS WAA EHLU NAAR.
    NEBI MAXAMED SCW BAA NOO SII SHEEGAY




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
DEG DEG: Rasaas Xoogan oo Gudaha Magaalada Laascaanood laga Maqlayo
- May 25, 2018
Laascaanood (Kalshaale) Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa xaafadaha kala duwan ee magaalada laascaanood ...
Daawo Wafdi Balaadhan oo ka socday DF-Soomaaliya oo gaadhay Kismaayo
- May 25, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Wafdi Balaadhan oo isugu Jira Xildhibaano iyo Wasiiro ka socday Dawladda Soomaaliya ...
Daawo: Muqdisho Sida looga dareemay Dagaalka Tukaraq ee P.land iyo S.land
- May 25, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Iyadoo maalintii shalay uu dagaal Qadhaadh ku dhexmaray Gobolka Sool Ciidamo ka ...
Muuqaal+Faallo: Faysal C. Waraabe oo Noqday ‘Afhayeenka MUUSE BIIXI’ Iyo Wasiirada uu meesha ka saaray (Video)
- May 25, 2018
Hargeisa (Kalshaale) Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa u muuqda siyaasi mucaarid ah ...
Muuqaal: Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka “Gabaygii Garoowe iyo Md. Farmaajo
- May 25, 2018
Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka "Gabaygii Garoowe iyo Md. ...

Featured Video