Daawo: Warbixin ku saabsan Dagaalkii Tukaraq iyo Sida looga dareen-celiyey

Laascaanod (Kalshaale) Dagaal Qadhaadh oo Khasaare kala duwan uu ka dhashay ayaa maalintii shalay ka dhexqarxay Ciidamada Puntland iyo Kuwa Somaliland, oo Mudooyinkii ugu dambeeyay isku Horfadhiyey deegaano ka tirsan Gobolka Sool.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxwaynaha Somaliland ayaa maalintii shalay dagaalka kala dhexeeya Puntland ku eedeeyay wax uu ku sheegay “Dawladda Federaalka ah ee Somaliland ” Sidoo kale Puntland ayaa dhankeeda sheegtay in dagaalka lagu soo qaaday.

Madaxwaynaha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku baaqay In Nabad Gelyo Lagu soo dabaalo Xaalada magaalada Tukaraq ee dagaaladu ka dhaceen, islamarkaana aan dhiig Lagu Faraxalan iyadoo loo diyaar-garoobay Bishii Khayrka.

Xaalada deegaanka ayaa maanta kacsan, waxaana soo gaadhay Gurmado ciidan oo kala kala yimid Goobo kala duwan.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (2)

  1. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    ABTOOOOOOW, arrinto ma joogto TUKARAQ. Hadda aan kula hadlaayo, dagaalka ugu adkaa wuxuu ka socdaa:

    +++ HIGLO
    +++ GAMBARA

    Waxaana faraha la isug tegay labaadaas tuulo oo ay ku yaaleen SALDHIGYADA ugu waaweyn ee ay lahayd IIDOORKO.

    CIIDAMDA HARTI, waxee doonayaa in ay qabsadaan BUUNDADA ka dambeeysa GAMBARA, se ay u gadoomiyaan dhamman dhaqdhaqaaqa ciidmada IIDOOR.

    Marka, aan daawano oo dhigaysano wax kala qabsada, HARTI DAAROOD iyo IIDOOR WAGASHLEEE.

    Meeqo sanno lahaa, war IIDOOROOOW dhulkeena ha idin qaado.

    Ku qaad heestii ahayd:

    +++ NINKII DHOOF KU YIMID BAA GEERIDO DHIBAYSAAA.

    HARTIGO waa xaq u dirir. IIDOORKUNA waa xaq-darro u dirir iyo guri uusan lahayn.

    ABTIGEEY CABDULLAHI YUUSUF AXMED aan ka qortay orahdaan:

    +++ NINKII HAWADIISO BEEN U SHEEGTO, TABARTIISA RUN U SHEEGAYSAA..

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  2. Aarka hargaysa says:

    Waxba ismabadalin tukoraq Wali mujahidiin ta ayaa jooga daarood kii 6 bilood isasoo abaabulayay waxba way Tari wayeen God qaboobena anaa lawareegay kkkkkkk warkaaba mahayno dabaaldagii ayaanu Wali kujiraa




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
DEG DEG: Rasaas Xoogan oo Gudaha Magaalada Laascaanood laga Maqlayo
- May 25, 2018
Laascaanood (Kalshaale) Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa xaafadaha kala duwan ee magaalada laascaanood ...
Daawo Wafdi Balaadhan oo ka socday DF-Soomaaliya oo gaadhay Kismaayo
- May 25, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Wafdi Balaadhan oo isugu Jira Xildhibaano iyo Wasiiro ka socday Dawladda Soomaaliya ...
Daawo: Muqdisho Sida looga dareemay Dagaalka Tukaraq ee P.land iyo S.land
- May 25, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Iyadoo maalintii shalay uu dagaal Qadhaadh ku dhexmaray Gobolka Sool Ciidamo ka ...
Muuqaal+Faallo: Faysal C. Waraabe oo Noqday ‘Afhayeenka MUUSE BIIXI’ Iyo Wasiirada uu meesha ka saaray (Video)
- May 25, 2018
Hargeisa (Kalshaale) Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa u muuqda siyaasi mucaarid ah ...
Muuqaal: Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka “Gabaygii Garoowe iyo Md. Farmaajo
- May 25, 2018
Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka "Gabaygii Garoowe iyo Md. ...

Featured Video