Ciidamo Gurmad ah oo ku Qul-qulaya Jiidaha dagaalka ee Tukaraq (Warbixin)

Laascaanod  (Kalshaale) Dagaalkii ka socdey aaga Tukaraq ee gobolka Sool ee u dhexeeyey Puntland iyo Somaliland ayaa istaagey xiligii makhribka Xalay wakhtiga Soomaaliya, waxaana uu socdey muddo 10 saac ah. Dagaalka ayaa u qaybsanaa dhawr qaybood waxaana bilowgiisu ka dhacay hawdka u dhexeeya Boocame iyo Tukaraq, dagaalkaas oo ka dhacay laba aag ayaa waxaa uu qaboobay duhurkii kadib markii roob xooggan halkaas ka da’ay. Dagaalka labaad ayaa ka dhacay ka dhacay waddada laamiga ah.

Dagaalka ayaa makhribkii istaagey iyada oo ciidanka Puntland ay ku hakadeen buundada Tukaraq dhanka xigta Garoowe, halka ciidanka Somaland ay magaalada Tukaraq ka xigeen dhanka Laascaanood.

Magaaalada Tukaraq ayaa cidlo ah waxaana ka qaxay dadkii deganaa halkaas. Sida ay  xaqiijiyeen goobjoogayaal gelinkii danbe ee maanta ayaa dagaalku badnaa mid la isku garaacayo madaafiicda culus sida qoriga PM-ka.

Labada ciidanba waxaa soo gaarey gurmadyo xoojin ah, waxaana aad loo saadaalinayaa in waaberiga Arbacada dagaalku dib u qarxi doono haddii aan isla habeenimada caawa ah, ciidanka Somaliland baneyn aaga qoraxdu ugu dhacdey.

Dhimashada labada dhinac kala gaartey ayaa ku dhaw 30 qof, halka dhaawucu intaas ka badan yahay, Puntland ayaa sheegtey in ay qabsadeen ilaa 9 gaari oo tikniko ah, halka Somaliland sheegatey in ay qabsadeen 6 Tikniko ah oo Taangi ku jiro.

8 Janaayo 2018 ayey ahayd markii Ciidamada Somaliland duulaan ku qabsadeen Tukaraq oo ahayd kastamka Puntland ee gobolka Sool.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (20)

  1. Idoor liqe says:

    Dowlada Puntland iyada Hada joogta Tukaraq buundada way ka soo gudbeen hada .

    Gaadhigan waxaa ka cararay snm .

    Ciidadamada dowlada puntland dhinackasta bay u dhaafeen Tukaraq hadey hawdka tahay iyo hadey Nugaal tahay . Kooxdii snm isweer baa laga haya mid midba loo toogan walahay .

    Saacadaha soo socda waa inoo Caynaba .

  2. Idoor liqe says:

    Snm waxay naga haysa kaliya taangi isaguna meel God ah buu ku dhacay waana ka soo reebayna .

  3. Idoor liqe says:

    Shalay dagaalka reer Boocame baa wacdaro dhigay kkkkkkkkkkkk nimanka dhinaca Boocame baa lagu jabiyey oo weerar lagaga soo qaaday ka dibna dhinaca Laamiga baa lagaga soo Dhuftay dee Kabahaygii meeye baa ka dhacday kkkkkkkkkkkkkkkk

    Maanta Taleex baa sugayna iyaguna cadowga soo hujuuma !!!!

    Dagaalku waa inuu noqda Garbo siman . Lolz

  4. Wiil-Omar-Wacays says:

    A. Isku fiirsada Cadoowgu Ha isku jaabe!! Kadibna caagta wada mariyaa Dhulbahantoow!!

    B. Ama Siidini labada Dhinaac taagero oo idinku ku jaba!!

  5. Kalahage says:

    Labadii qolo ee soomaali ugu been badnayd ayaa meesha wax isku tuur tuuray marka wey nawereeriyeen ee say wax u dhaceen.

    Ma dad badan meesha u dhintay mise waa beenahoodii.

    War dadka yaan la isku laynin kollay meel la kala tagi maayee.

  6. BARAWANI KING says:

    KALAHAGE

    Dagaalkii waa socdaa. Guulahana iyaga ayaa isa sheega.

    Marka, ha deg degin, ee sug inta dagaalka lagu kala baxayo.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  7. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEEKUM

    Meeqo sanadood baanu lahayn, war IIDOOROOW gurigiina jooga.

    SOOMAALI WEYN dagaal weey ku khasaartay.

    Wagash-wagash, ha kaa saarto maantay.

    Waxaanse la yaabay khudbadii MUUSE BIIXI oo isku dhex yaacay, markii uu JAALLEE SIYAAD soo qabsaday oo qabiil ahaan u caayey, ayaa waxaa u jawaabay, wiil OGAADEEN ah oo ka soo jeeda Deegaanka SOOMAALIYEED ee ETHIOPIA, oo ku yidhi:

    == MADAXWEYNE, SIYAAD BARRE waa kaa hooseeyaa, ee sheekada iyo xaqiiqda jirta ku hadal.

    MUUSE BIIXI intuu naxay, buu yidhi, mayee, se kale ayaan ula jeeday.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. Kalahage says:

    Midkasta wuxuu leeyahay wax baan baabi’yey hadana midkasta meeshuu joogey ayuu joogaa say wax u jiraan.

    Baho xabasho waxay rabaan inay inyar oo lacag ah ku helaan beenta ay shubayaan.

    Aduunkuna wuu bartay hada oo loo juuqi maayo.

  9. Kalahage says:

    Barawaani

    Goorma ayaa lagu kala bixi, labo isbuuc bil ama 100 sano.

  10. BARAWANI KING says:

    KALAHAGE:

    Waxaa lagu kala baxayaa markii nin waliba uu imaansado gurigiisa.

    SOOMAALI WEYN qabiil beey isku leeysay. Qabiil beey u kala fadhidaa.

    Walalaheena IIDOOR, walee xabbado se fiican uma karin.

    Walaalaheena IIDOOR walee xabbada kuleelkeeda ma arag.

    Laga soo bilaabo 1991, wax xabad ah kuma dhicin.

    Marka, iyaga ayaa kardarada wada. Markii ay garoosadaan in ay qalad ku dagaalamayeen, ayaa xabbado joogsanaysaa.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  11. BARAWANI KING says:

    KALAHAGE:

    Ani xabbad waa soo arkay. Soomaliyana waa ka dagaalamay. Waxaan lug ku maray, laga bilaabo Tuulada BANDIIRADLEEEY ilaa iyo DHOOBLEEY.

    Waxaan kaloo se gaar ah uga dagaalamay, BARAAWE.

    Waan aqaan xabbad. SOOMAALI WEYN wax u dhaamaa WALAALOO iga durug, iyo nabad iyo cadaalad wax u dhaanta garamaayo.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  12. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Gardarada Ninkii Gudinayaa, Godolkan Gaaxdeeda
    MaalLeeeeëeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Geyi Guulahay kuu GarRaan, Waxaad ku Joogtaa
    Waa Godoob Guuguuluhu Garanaayeeeeeeeeeeee,
    Gabanada Galbeed Laga Soo Gudiyey, Xaqdarey
    ku Goayaan, Naarina Waw GadaalLeeeeeeeeeee,
    Geyi Guulahay kusiin, Ninka U Goayoow, Labada daarood waad Gabtaeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Xaqdarada waa Lagu Gubtaa, Hadaadan Garaadka
    Gar GaarsanNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Godob Guuna, kuwii Galbinaayey, Guulahay Uma
    Gargaarooo, maalinta Laysgaloeeeeeeeeeeeeeeeee,

  13. Aarka hargaysa says:

    Kkkkkkkkk waxaasaa 6 bilood lasoo abaabulayay anagu dabaaldag ayaanu kujiraa warkaaba mahayno ama 4 aag kasoo dagaal taga ama isku caara laba guuto ayaa iskakiin difaac day ciidamadii waakuwaa muuse hor gaardiyaya

  14. BARAWANI KING says:

    XAAR WALWAAL:

    Cabaadka jooji. Nimanka HARTI iska dhici, ama gurigooda uga tag, oo iimaanso gurigaaga.

    Hingiriis baa i siiyey SOOL IYO CAYN laga yeeli maayee.

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  15. BARAWANI KING says:

    XAAR WALWAAAL

    Joojiya hadalka beenta ah ee ah:

    ++ DAWLADA FEDERAALKA na soo hajuuntay.
    ++ DAAROOD baa dagaalka nagu soo qaaday.

    Waxa kula dagaalamayaa waa DHULBAHANTE IYO MAJEERTEEN.

    Qof kale ma waheliyo. Shalay waa maqleen MUUSE SHAANI wuxuu ku hadlaayey, isaga oo isku dhex yaacay.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  16. Idoor liqe says:

    Xaarka Hargiesa

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk miyaad murqaansan tahay kkkkkkkk oo markaad anoo qoriwata oo isku muuqano iska tageysid ma Caano baan ku Lisaya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Waxaas sxb ma jiraan markii aad jabtay baad xunbo cuskatay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  17. Idoor liqe says:

    War kuwii snm Somaliya iyo Farmaajo bay ku waasheen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  18. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Kibir waxaad La Kadaalidaba, Marbaad Ciil kamuudh_Yootaaeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Kardhashaduba keli kuguma Ahaateen, Haddaad
    Kibirka Kaadsan LahaydDeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Korofkii Kunbiin Korka Dhaafaa, Marbuu Kardhaaf U
    kaadsan Waayaaeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Ninwaliba Aduunyada wuxuu kasbadaay, waa Lakulan_SiinNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Nin kibiir karRaara, iyo Nin KaadsadDaa, Kasbashada
    waa Loo Kala Kadieeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,

  19. Aarka hargaysa says:

    Tukoraq Wali anaa jooga God qaboobena kaa saaray wixii aad 6 bilood tolaay yaa Daarooda aad lahayd ma sidaasay kudanbeyeen Wali anagu waanu dabaal dagaynaa warkaaba mahayno

  20. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    God Nin Gurada ugu JirRaaa, Galad Baan Gaadhey,
    Guuguuluhu uma GaraabinNeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Guuldaradii kalshaale, ee Lakulansiiiyey, Kaba La Aant_Ta uu Kabrarada ka Boodaayey, Kaabiga markey
    Kor DhigGeen, Kolanyo Daraawiisha, Kaaleefyoba
    kuma wadDaan, kubka Hoostiiseeeeeeeeeeeeee,
    Kadeedkuu ka kabadaay, kolon yooyinkii kalshaale,
    Godka uu Nafta ku Kadeedaa, uga Daraan kalshaalihii
    Kadeedka La kulan Siiyeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
DEG DEG: Rasaas Xoogan oo Gudaha Magaalada Laascaanood laga Maqlayo
- May 25, 2018
Laascaanood (Kalshaale) Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa xaafadaha kala duwan ee magaalada laascaanood ...
Daawo Wafdi Balaadhan oo ka socday DF-Soomaaliya oo gaadhay Kismaayo
- May 25, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Wafdi Balaadhan oo isugu Jira Xildhibaano iyo Wasiiro ka socday Dawladda Soomaaliya ...
Daawo: Muqdisho Sida looga dareemay Dagaalka Tukaraq ee P.land iyo S.land
- May 25, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Iyadoo maalintii shalay uu dagaal Qadhaadh ku dhexmaray Gobolka Sool Ciidamo ka ...
Muuqaal+Faallo: Faysal C. Waraabe oo Noqday ‘Afhayeenka MUUSE BIIXI’ Iyo Wasiirada uu meesha ka saaray (Video)
- May 25, 2018
Hargeisa (Kalshaale) Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa u muuqda siyaasi mucaarid ah ...
Muuqaal: Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka “Gabaygii Garoowe iyo Md. Farmaajo
- May 25, 2018
Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka "Gabaygii Garoowe iyo Md. ...

Featured Video