Wasiirka Warfaafinta Puntland : “Somaliland ayaa mar kale na soo weerartey”

Garoowe (Kalshaale) Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa ka hadley dagaalka Salaasada ah ka dhex qarxay ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland deegaano ku dhaw Tukaraq.

Cabdi Xirsi ayaa sheegay in Somaliland mar kale ku soo duushey Puntland.  “Ciidamada Puntland waxaa soo weeraray kuwa Somaliland, waana iska difaacney waana jebiney dib ayaana u riixney ayuu yiri Qarjab oo saxaafadda kula hadley gudaha magaalada. garoowe.

Qarjab ayaa maamulka Somaliland ku eedeeyey in ay gobolka ka waddo xasilinoodarro taas oo uu hggaaminaayo Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Somaliland.

 

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
DEG DEG: Rasaas Xoogan oo Gudaha Magaalada Laascaanood laga Maqlayo
- May 25, 2018
Laascaanood (Kalshaale) Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa xaafadaha kala duwan ee magaalada laascaanood ...
Daawo Wafdi Balaadhan oo ka socday DF-Soomaaliya oo gaadhay Kismaayo
- May 25, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Wafdi Balaadhan oo isugu Jira Xildhibaano iyo Wasiiro ka socday Dawladda Soomaaliya ...
Daawo: Muqdisho Sida looga dareemay Dagaalka Tukaraq ee P.land iyo S.land
- May 25, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Iyadoo maalintii shalay uu dagaal Qadhaadh ku dhexmaray Gobolka Sool Ciidamo ka ...
Muuqaal+Faallo: Faysal C. Waraabe oo Noqday ‘Afhayeenka MUUSE BIIXI’ Iyo Wasiirada uu meesha ka saaray (Video)
- May 25, 2018
Hargeisa (Kalshaale) Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa u muuqda siyaasi mucaarid ah ...
Muuqaal: Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka “Gabaygii Garoowe iyo Md. Farmaajo
- May 25, 2018
Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka "Gabaygii Garoowe iyo Md. ...

Featured Video