Wararkii ugu Danbeeyey ee Dagaalka Tukaraq iyo Dhimasho iyo Dhaawac uu Sababay Faahfaahin

Tukaraq (Kalshaale) Dagaal u Dhexeeya Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa Saaka Xili Hore ka Bilaamay  Aaga Tukaraq Waxaana Dagaalku Sababtay Khasaare Kala Duwan oo isugu Dhimasho iyo Dhawac.

Dagaalka ayaa Sida Wararku Sheegayaan Waxaa Bilaabay Ciidanka Puntland kuwaas oo Sadex Jaho ka Weeraray Kuwa Somaliland.

Warar Hada Soo Baxaya Waxay Sheegayaan in Dagaalku Xoogaystay Balse Wali Lama Xaqiijin Karo Goobaha la Kala Qabsaday iyo Meelaha Dagaalku ku Faafay.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (26)

  1. Laalays says:

    Ciidanka Somaliland caawa Godqaboobe ayuu joogaa. Dagaal wax lagu farxi maaha laakiin, waa lagama maar maan haduu dhaco in lakala adkaado.

    Guushu ciday raacdayna indhihiina ku arka.

  2. khaatumo haanoolaatoo says:

    kalshaale ma hadaad hawada sogasheen warki tukaraq ma inta keliyaad ka hesheen

  3. Casoowe says:

    Webka kalshaale iyo khaatumonews ..marks jiida sool. Dagaal ka dhaco maxaa hawadaa looga saara labadas web mayla socotaan mmmmmmmmmmm farxiyo cajuuso

  4. khaatumo haanoolaatoo says:

    ninkay laba goorba guuli u sugnaatay waa ninka ku dagaalama deegaankisa difaacda
    hadu ku dhinto waa shahiid isagoo deegaankisa iyo dadkisa difaacaya
    waxa guul daraystay
    ama hoog iyo cadaabi u sugnaatay ninka kuqaaday deegaan aanu lahayn dagaal
    bara kiciyey dad shacaba xansuuqay hadu halka ku dhinto aduunkana seeg aakhirona
    waa ehelu naar hooyada degan gebilay e wiilkedu ku dhintay nugaal garoowe iyo
    laascaanood dhexdooda oohintay bilodo godkay lagelaysa mar walba waxay iswaydiinaysa
    tolow muxu ku dhintay wiilkaagi maxa geeyey halka iyo hadalo kale o badan
    aadbaanu uga xunahay hooyada wiilkeda loqaadayo ninki dhoof kuyimibay geeridu
    dhibaysaa wakhtigi dhamaayo waad nadhaafi doontaan waaaaaaaaaaw
    adarabigaa rasaas kabaryee kuraaxayso reenka kaaraha kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. Mustafe Daacad says:

    Laalays
    Wanku salamey.Qarankii maanta wala wayey wana beenoobey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Puntland wey nabad jeceshahey lakiin dagaal ay qaadey marna lagama adkaan mantana sxb waldinka adkaadey e tukaraq meelku sheeg iyo daraawiita o caawa 5 meelka fadhida laaaska anagu jihaad ayanu nahey o dhulkeena ayaa nalakusoo doontay waxbaan heysna iyo waxbaan gumeysaana walahi yaas manata Ayala eedey walina layma gaarine. Hor imoow hartigaa soo hayaan tagey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. Mustafe Daacad says:

    Khaatumo Hanoolato
    Garaad wanku salamey.Maanta waxa dhacey waxey aheyd wax layska ogaa inaga marba qolo ayaa Nagu araweelota hawiye ama isaaq lakiin maalinka aan gacan uqaadno waalahi qeylaa yeedha dhulkana lala simaaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Inagu naagla kufsado iyo nin masjid lagu toogto manaqaano dagaal foolka fool ah waana xaajo rag faysal oo waalna caawa waxuuku washey inagaa dadka iskugu sokeyna o dagalaka naga dhafa haye burco tage hadii kale waa afcas kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  7. Caamir says:

    Kalshaale. Calow cayaari waa galin danbe Guulaha Pntulan Cayaartii Somali lin iyo Pjngulan waxaa 7iyo 0ku Adkaadey Puntuland sidaasna waxaa go aamiyey msr Hawiye oo ahaa Garsooraha cayaartii Tukraqe Ee Dhexmertay Mj vs Idoor Cayaaftina weli wey soctaa Garsoore Hawiye kkkkk 2 jaale ayaa la siiyey iyo hal gaduud wiiladhii Hargeysa waxana ku socdo weere ba an halka puntula hal jaale qabaan Kabtan Cabdi weli ayaa dhaawac cayaarta looga saarey halkani waa Istadio Tukeraq Muuse Saamiri Oo lpr 10 Ayaa bedel ku soo galey Taani ayiu bedel la soco cayaarya

  8. khaatumo haanoolaatoo says:

    Mutafe Daacad
    waan kusalaamay guushi waxay raacday nimanki HARTI
    dagaalku waa bilow yaaba weli isgaadhay
    maylasocotaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. Mustafe Daacad says:

    Laaleys
    Odey mudo weynu goolaftameyney waxna kudhihi jirey maalinta aan hubka kusoo qaato ayaa nabad kuugu danbeysakkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Midii ayaa dhacdey dagaalkan istaagi mahyo ilaaa aad tagtaan dhulka mesha adku leedihiin khad cagarana laydiin sameeyo waliba waxan jeclaan lahaa idnkoo waxba isdhibin inaad nabadku tagtaan waayo dhiigina marabno e dhulkeena noo dhaafa hadii kale udiyaar garooba wiilsha xabada orodka kuridaya o dhufeys walba kaasarey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  10. Mustafe Daacad says:

    Khaatumo Hanoolato
    Nimankaas labo guuto bes ayaa saliida uqiyaasay balse ciidanka dul fadhiya markeyku dhaqaaqan waxa dhici doona wax laga sheekeyo mudo badan .Grd war anigaku haya nimanki manta sidii gobtii ayey ujabeen sxb walhi kufarxi mahyo lakiin de masuulkoodi hadalkisa manta waad maqleysay siyaad iyo moorgan iyo farmaajo xamar iyo dad aan hawshaba ogeyn ayuu dusha kasaray kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. Kalahage says:

    Dagaalka u jeedadiisu maxay tahay in tukoraq la kala qabsado kaliya miyaa.intaas ayaa dadka soomaaliyeed loo laynayaa.

    Baho xabasho caqligeedu ma koro.

  12. Laalays says:

    Walaahay maanta Garoowe dad baa ka qaxay.

    Dhifaysyadii ciidanka Puntland ku jireen oo 24 Tuka raq ka xigta koonfur ciidan ka Somaliland baa caawa jooga.

    Maal maha soo socda Garoowe oo laga qaxay baa la arki.kkk

    Maydyka ciidanka Puntland ee aanu aasnay maanta waa 71.

    Maxaabiistu 39.

    Dhaawac lama tirin karo.

    7 gawaadhida gaashaaman oo uu kari ku jiro waa laga qabtay.

    Somaliland 6 askari oo mid sarkaal yahay baa ka dhintay.

    Hal babay waa naga gubtay.

    Waa Taa runtu.

    💪💪💪💪💪

  13. Laalays says:

    Xitaa Kaare dhufays ku jira oo ay ka yaaceen oo meel yuurura baanu la wareegnay.

    Godqaboobe yaa jooga caawa? Ciidanka qaranka Somaliland💪💪💪

  14. Mustafe Daacad says:

    Laaleys
    Turubkaa naga baandhee caawa bari kajir sxb intii dhimatay alle haw naxariistee gurigooda yaalga tabayaaye koley qoladii jabtay muuse ayaa sheegey o dhahey wanla gaadey waxas aad qorteyna kuleylka ayaka keeney waaa anigooku dhahey burcaa laga qaxey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  15. Mustafe Daacad says:

    Mamulka Hargeysa inuusan meesha waxba lajoojigin maanta aayan tusey aduunka iyo somaliba meel jooga ayaalaga wayey balse ceeeb ayaaka raacdey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  16. ciise binu axmed says:

    waar kalshaale ma haddaa bandowgii laga qaaday ,dee maxaad ka furaysaan sow beriba marka garoowe la garaacayo la idinka xidhi maayo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  17. Jabhad says:

    intii dhimatay allaha u naxariisto maanta waxaa
    Dhacay dagaal lagu riiqmay waa la is fara saaray
    Xaqiiqda dagaalka waxaa laga og yahay burco iyo
    Gaalkacyo hada waxaa la isku hor fadhiya gambara
    War soomaaliyeed dagaalka jooja

  18. ciise binu axmed says:

    WELIGEY KAARE NOLOL LAGU QABTO MA MAQAL ,KAARE LA GUBO WAAN MAQLAY ,,WAA MAXAY KAARAHAN SOCONAYA EE LA QABTAY ,MA LIMUSIIN BUU AHAA HABLO WATEEN hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  19. ciise binu axmed says:

    jabhad
    ma ciyaal baad u sheegeysaa gambadhe ayaa la isku hor fadhiyaa waar garoowe ayay ciidankii somaliland caawa kulaalayaan miyaanad tvyada daawan waa laga qaxay garoowe,,riyo maalmeedka iska yaree sxb

  20. Jabhad says:

    Ciise
    Rag iska dhici baad ku jirta waxa dhimanaya waa dad somaliyed lakiin xaqiiqda ka sheeg waxa dhacay

  21. ciise binu axmed says:

    jabhad
    mid waan kugu raacsanahay waa run dad somali ah baa dhimanaya ,laakiin maxaad u xaglinaysaa oo aad u leedahay GAMBADHE ayaa la isku hor fadhiyaa maad ku koobnaantid tacsida iyo waanada dadka somaliyeed ee is laynaya ,yaad u hoos gelinaysaa tacsida dhacday

  22. ciise binu axmed says:

    jabhad
    ama ku farax ama ka nax ciidamada somaliland beri waxay ku wajahanyihiin garoowe,,,difaaco garoowe,,taas baa raganimo ah hadaad difaacato garoowe

  23. ciise binu axmed says:

    WAXAA KHALAD AH SOMALIDU MAXAY UGU DHIMANAYAAN DHUL AANAY LAHAYN IYO XUDUUDO WADAN KALE ,MA DAD WAALAN BAA ,DEE HAA WAA DAD WAALAN ,MAXAA SOO GELIYEY XUDUUDAHA SOMALILAND

  24. Jabhad says:

    Kkkk xuduud kuye lool war maanta wax baa dhacay
    Xuduuda inteey ku taal ma soo xidhay

  25. cabdiraxmaan says:

    Kalshaale
    Iyo khaatonews
    Way noo.cadaatay in aad fulayo tihiin
    Maanta oo dhan baad maqnaydeen
    Maxaad noo sheegaysaan hada
    Putlandi iyo hadhwadaag.ayaan fiirsanaynay
    Markaad duurka u cararteen adeer saas isu dhaama.oo marka deegaanadiina laysku dagaalamaayo jiida hore warka ka soo dira.
    Dadku idinkay idin soo aadayaan oo war u soo raadsani.hadaad carartaan oo hawdka gashaan ha soo noqonina kkk

  26. Cadaado says:

    ASC dhamaantiin.
    Kalshaale waxuu u fakiraa sida Khaatumo hanoolaato, oo waa dadka Dhulbahante oo wali kaarka Harti iyo Daarood lamarsado. Sidaas ayeeyna hawada maantay oo dhan uga baxeen. Ileeyn waa fulayaal, aan saadaalin karrin malagaan salagle in uu tagi doona Garoowe iyo in uu tagi doona Burco?

    Somalida in eey daanyeero yahiin kuwa ayaan halkaan ka dhahay kuwaas ku dhintay qabiilka Ilaaheey ha’u naxariisto. Dadkaan in eey daanyeero yahiin waxaas iyo wax lamid ah ayaa cadeeyneeyso.

    Midda kale oo aan hoosta ka xariiqaya ayaa waxeey tahay wax badan ayaan anniga iyo dad kaloo badan oo aragti dheer doon dooneeynay in labadaan qabiil ee Isaaq iyo Majeerteen, ee qaranka Somaliyeed ilaa iyo waagii kacaanka ilaa iyo isku dayadii badnaa ee lagu doonayay in qaranka iyo dowladnimada Somaliyeed lagu soo celiya labadaan qabiil ee hor taagnaa, ee lug gooynayay in eey isku baaba’aan dowladniimada iyo qaraniimada Somaliya ayeey dan ugu jirtaa.

    Waa qof caqli xun qofka dowladda dhexe kamid ah, iyo qabiilada kale ee Somaliyeed ee aan labadaan qabiil aheeyn ee dhex gala, amaba hadal raqiis ah ka dhaho.

    Hala’iskaga aamuso, waliba hala’isku sii dirro, si eey u daciifaan labadaan qabiil, oo miisaanka siyaasada ee Somaliya uu u dheelitirmo.

    Madaxweeyne Farmaajo xataa waa u doqonimo in uu ka hadlo labaddaan qabiil oo eey hogaaminayaan dad dowladniimada Somaliyeed diidan, in uu baaq iyo sheeko raqiis ah u dirro. In uu iskaga aamuso ayeey aheeyd. Laakiin, daanyeernimada Somalida ayaan aqaanaa, oo “talk is cheap” hadalka waa u raqiis oo hadal eeysan maskaxda soo marin oo ka fakirin ayeey iskaga hadlaan sida dadka waalan amaba doqomada ah.

    Hala’iskaga dhex baxo labadaan qabiil ee qaranimada Somaliyeed diidan. Hadii kale walaahi baan ku dhaartee waxaa lasii dheereeyn doonaa, baaba’a iyo rafaadka dadka Somaliyeed, waxaan lasii adkeeyn doonaa in dowlada dhexe ee Somaliya horay u socota.

    Labadaan qabiil ee daanyeerada ah, munaafaqniimadii ayaa kasoo baxday. Labadoodaba sida eey Imaaraadka labadaan qabiil hubka iyo lacag eey isku dilaan u siiyeen, dowladda dhexena, sirdoonkeeda inta u dirto, hub ha’iskugu sii dhiibto, lacagna hakusii bixiso in labadaan qabiil iyo maamualadooda qabiilka burburaan.

    Waa tan qaacidada siyaasad guuleeysaneeysa oo eey Somalida oo dhan iyo dowladda dhexe ku dhaqmi karraan.
    Dalmida.
    God bless Somalia.




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
DEG DEG: Rasaas Xoogan oo Gudaha Magaalada Laascaanood laga Maqlayo
- May 25, 2018
Laascaanood (Kalshaale) Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa xaafadaha kala duwan ee magaalada laascaanood ...
Daawo Wafdi Balaadhan oo ka socday DF-Soomaaliya oo gaadhay Kismaayo
- May 25, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Wafdi Balaadhan oo isugu Jira Xildhibaano iyo Wasiiro ka socday Dawladda Soomaaliya ...
Daawo: Muqdisho Sida looga dareemay Dagaalka Tukaraq ee P.land iyo S.land
- May 25, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Iyadoo maalintii shalay uu dagaal Qadhaadh ku dhexmaray Gobolka Sool Ciidamo ka ...
Muuqaal+Faallo: Faysal C. Waraabe oo Noqday ‘Afhayeenka MUUSE BIIXI’ Iyo Wasiirada uu meesha ka saaray (Video)
- May 25, 2018
Hargeisa (Kalshaale) Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa u muuqda siyaasi mucaarid ah ...
Muuqaal: Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka “Gabaygii Garoowe iyo Md. Farmaajo
- May 25, 2018
Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka "Gabaygii Garoowe iyo Md. ...

Featured Video