MUUQAAL: Muuse Biixi si la yaab leh uga hadlay dagaalka Tukaraq ka Qarxay

Hargeisa (Kalshaale) Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Si yaab leh uga hadlay dagaalka Tukaraq ee Puntland iyo Somaliland, Wuxuuna ku eedeeyay DF Soomaaliya dagaalka maanta ka dhacay degaanka Tukarraq ee Gobolka Sool.

HALKAN DAAWO VIDEO

Muuse Biixi ayaa intaas ku daray in 25 jeer weerar lagu soo qaadday Somaliland,waxaa uu sheegay in Ciidamada Somaliland ay guul ka gaareen dagaalkii saaka ka dhacay deegaanka Tukarraq.

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka saaka ka qarxay Tukaraq ayaa sheegaya in dagaalku uu iskiis u istaagay waxaana deegaanadaas ka da’ay roobab xoog leh.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (2)

  1. BARAWANI KING says:

    ===============================

    ARGAGAX
    ARGAGAX
    ARGAGAX
    ARGAGAX

  2. Cadaado says:

    Labadaan qabiil, waa Majeerteen iyo Isaaq dadka hogaamiya [iyo intooda badan shacabkooda] in eey munaafaqiin yahiin waxaad ku ogaan. Waagii eey Majeerteenka iyo Sacadka isku dagaaleen Kaalgacyo, amaba Galmudug iyo Puntland, waxeey Majeerteenka dadka hogaamiya iyo calool buur Abdiwali Gaas dhahayeen dowladda dhexe ayaa nasoo weerartay. Hadeer odaygaan Isaaqa hogaamiya Muuse Biixi waxuu dhahay dowladda dhexe ayaa nasoo weerartay.

    Bal arka in eey dadkaan isku caqli yahiin oo munaafaqiin yahiin, oo isku gaal xun oo buuryaqab ah iyo carab xun oo khaniis ah eey kula taliyaan hadaladaas beenta iska cad ah.

    Waa arrin wanaagsan hadii labadii qabiil ee jabhadahii ugu horeeyay dalka Somaliya kasameeyay iyaga oo doonayay maamul qabiil. Si dagdag ahna u dhistay maamulo qabiil kadib markii dowladii dhexe la riday. in eey isku jabaan waa arrin u dan ah Somalida guud ahaan, iyo dowladnimada Somaliya.
    Dalmida.
    God bless Somalia.




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
DEG DEG: Rasaas Xoogan oo Gudaha Magaalada Laascaanood laga Maqlayo
- May 25, 2018
Laascaanood (Kalshaale) Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa xaafadaha kala duwan ee magaalada laascaanood ...
Daawo Wafdi Balaadhan oo ka socday DF-Soomaaliya oo gaadhay Kismaayo
- May 25, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Wafdi Balaadhan oo isugu Jira Xildhibaano iyo Wasiiro ka socday Dawladda Soomaaliya ...
Daawo: Muqdisho Sida looga dareemay Dagaalka Tukaraq ee P.land iyo S.land
- May 25, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Iyadoo maalintii shalay uu dagaal Qadhaadh ku dhexmaray Gobolka Sool Ciidamo ka ...
Muuqaal+Faallo: Faysal C. Waraabe oo Noqday ‘Afhayeenka MUUSE BIIXI’ Iyo Wasiirada uu meesha ka saaray (Video)
- May 25, 2018
Hargeisa (Kalshaale) Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa u muuqda siyaasi mucaarid ah ...
Muuqaal: Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka “Gabaygii Garoowe iyo Md. Farmaajo
- May 25, 2018
Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka "Gabaygii Garoowe iyo Md. ...

Featured Video