MUUQAAL: Guulaha Safarkii Qatar iyo Kulankii Madaxwaynaha Soomaaliya iyo Amiirka Dawladda Qadar (Daawo)

Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho Rasmi ah ku jooga Dooxa ayaa maanta wada hadallo la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamim Bin Xamad Al Thani.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxweyne Farmaajo iyo Sheekh Tamiim ayaa si wadajir ah salaan sharaf uga qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada baambeyda Dowladda Qatar, waxaana loo garaacay astaanta qaranka ee labada dal.

Kulan gaar ah oo ay Madaxweynaha iyo Amiirka ku yeesheen Diiwaanka Amiirka ayay ka wada hadeen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal ee dhinacyada caafimaadka, horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha, waxbarashada iyo maalgashiga.

Wasiirrada booqashada ku wehlinaya Madaxweynaha ayaa dhankooda kulamo gaar gaar ah la leh wasiirrada dhiggooda ah ee dalka Qatar, iyaga oo ka wada hadlay sidii ay wada shaqeyn iyo aqoon isweydaarsi joogta u yeelan lahaayeen.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (4)

  1. ciise binu axmed says:

    BERITO WAA DABAALDEGII SOMALILAND 18 MAY OO LOO BEDELEY 15 MAY ramadaanka awgeed, markaa waxaanu ogeysiinaynaa dadkii dabaal dega kaga qayb qaadan jirey nadaafadda ,waa inay waa inay berito xaaqaan wadooyinka somaliland iyo xaafadaha ,,dabaal dega nadaafadu waa qayb ka mid ah dabaal dega hhhhhhhhhhhhhhhhh

  2. khaatumo haanoolaatoo says:

    sanadkan ololaha nadaafadu waxay ku beegantay rabadaan sandkan waanu kansalayna
    hadaanu doono waa hadaanu horgale dayuus dadka kelifin inuu dagaal dhocona waaba
    laga yaaba WBT

  3. ciise binu axmed says:

    khaatumo
    saxiib waa la bedeley maalintintii dabaal dega oo waxaa laga dhigay 15 may ,waa inaad berito dabaal degtaan oo aad magaalooyinka somnaliland nadiifisaan ,,NADAAFADU DABAAL DEGA AYAY KA MID TAHAY waa qaybaha ugu mihiimsan hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
DEG DEG: Rasaas Xoogan oo Gudaha Magaalada Laascaanood laga Maqlayo
- May 25, 2018
Laascaanood (Kalshaale) Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa xaafadaha kala duwan ee magaalada laascaanood ...
Daawo Wafdi Balaadhan oo ka socday DF-Soomaaliya oo gaadhay Kismaayo
- May 25, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Wafdi Balaadhan oo isugu Jira Xildhibaano iyo Wasiiro ka socday Dawladda Soomaaliya ...
Daawo: Muqdisho Sida looga dareemay Dagaalka Tukaraq ee P.land iyo S.land
- May 25, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Iyadoo maalintii shalay uu dagaal Qadhaadh ku dhexmaray Gobolka Sool Ciidamo ka ...
Muuqaal+Faallo: Faysal C. Waraabe oo Noqday ‘Afhayeenka MUUSE BIIXI’ Iyo Wasiirada uu meesha ka saaray (Video)
- May 25, 2018
Hargeisa (Kalshaale) Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa u muuqda siyaasi mucaarid ah ...
Muuqaal: Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka “Gabaygii Garoowe iyo Md. Farmaajo
- May 25, 2018
Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka "Gabaygii Garoowe iyo Md. ...

Featured Video