Xildhibaan Aqalka Sare oo Taageeray Mowqifka Puntland ee Imaaraadka iyo Waxa kuu sifeeyay (Daawo Muuqaal)

Muqdisho (Kalshaale) Kadib shir jaraa’id uu Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari  uu ku qabtay Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Gaas oo uu ku taageeray Dowladda Imaaraadka ayaa waxaa Go’aankaas ku raacay Sanoter ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gudoomiyaha xiriirka dibadda ee xildhibaanada aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliyeed Senator Cabdirisaaq Cismaan Xasan Jurile,  oo kasoo jeeda Puntland  ayaa sheegay in Imaaradka uu yahay dal siweyn u taageeray Puntland,isla markaana asyan jirin cid ay ku doorsanayaan.

Waxa uu sheegay in Imaaraadka uu waligiis gacanweyn siin jiray Maamulka puntland,isla markaana sinaba asyan u kala goeyn sida uu hadalka u dhigay.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (13)

  1. Garqaad says:

    Inta ay noolyijiin xilna ay nohayaan odayaashii Somaliya halkaas dhigay.

    Ma sharaf iyo karaamo ayaad sugeysaan?

    Adiga iyo mr gaas oroda emaraadka kadaba guura dalka innagaa iskaleh. No Moore emaraad iyo wixii uu wato.

  2. shaxda says:

    Cabdiwali Gaas, ayaa sheegay in dowlada Somalia ay ku khaldan tahay dhaqaalaha Imaaraadka ee lagu qabtay Garoonka Aadan Cadde.

    Gaas, waxa uu sheegay in lacagta lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho qeyb ka mid ah in loo waday Ciidanka Puntland, waxa uuna talaabo khaldan ku tilmaamay in lagu degdego qabashada lacagahaasi.

    C/wali Gaas oo la hadlaayay Idaacada Voa-da ayaa yiri ‘’Lacag dhan Saddex Milyan iyo Lix Boqol oo Kun Dollar waxaa loo waday Ciidanka Puntland si mushaar ahaan loo siiyo, waxaan xaqiiqsanay in lagu qabtay Garoonka Muqdisho’’.

    Waxa uu Cabdiwali Gaas, intaa ku daray ‘’Waxaan la xiriiray safiirka Imaaraadka ee Somalia waxaan weydiiyay arrintan, wuxuu ii cadeeyay lacagta qeyb ka mid ah in loogu tala galay Puntland’’.

    Waxa uu intaa kusii daray ‘’arrintaan waxaan kala hadalnay Madaxda dowlada waxaan ka dalbanay in qeybta ay lacagta ku leedahay Puntland laga siiyo si Mushaarka looga siiyo ciidamada’’

    Sidoo kale, Cabdiwali Gaas, ayaa cod dheer ku sheegay in dowlada Somalia laga doonaayo in dhaqaalahaasi ay si dhaqsi ah ku siiso Puntland, waxa uuna carab dhabay in ciidamo badan oo kuwooda ah aysan heysan Mushaarkooda.

    Gaas, ayaa imaanaya xili uu sii xoogeysanaayo Khilaaf Siyaasadeedka ka dhextaagan dowlada Somalia iyo Imaaraadka Carabta.

    Haddalka Gaas ayaa u muuqanaaya mid xeelad cusub dhaqaalaha loogu badbaadinaayo Dowlada Imaaraadka Carabta oo qalqal laga galiyay lacagta laga qabtay

  3. shaxda says:

    Hadda kahor ayaan iri miyayna puntland ka hadal wax yaabahan ay labada dawladood ka dhexeeya waa baahanahay Baqti looma cuno
    Gaas waa adkeysan waayay baqtiga ayuu umalafsanayaa

  4. Mr BaHaL says:

    Beggars can’t be choosers.
    Dalmida

  5. Dabshid says:

    Hadduu Hargeysa Awlal ku cunilahaa sida ina Koore ayuu difaacilahaa Mowqifka Maamulka Villa Xamar.

    – Dabato waa uun Dabato, ishey kaa arkaan ayey kugula dhaqmi.

  6. Dabshid says:

    Waa attention raadis Maqaayaddii yareyd ayaan taan lana sheeg sheegin.

    Oo hadey rabaan sheeg sheeg iyo hadal heyn Puntland, dagaal ku qaada Tukoraq Ceeshkuba ha idinka daadee.

    – Soo maahan nimankii Jiimbarta kula eki dhigtey Saxaraha Garowe ee sidii Madaxweynaha Pakistan oo salaan la qaadan Dhigiisa India -Caloosha kuusan Taagey.

    midnimo Soomaaliyeed iyo kahar shisheeye ninkii ka sugo ayey u taal.

  7. Wiil-Omar-Wacays says:

    Waa Dhaqan Dhabayaco shisheeyo kalkalnimadu ileen Somali mahee Habar oromo ur leeh oo laso qafashay dhasheed!!

  8. Dusha says:

    Oo dee qolyhan reer Xamar miyey ba kala jecelyihiin in ciidamada Puntland cadowga ka ilaalinayaa inay mushaar helaan iyo inkale. Waxaan filayaa inayba la tahay inaysan ciidamadaasi aanay mushaarba u qalmin maadaama aysan wax ka ilaalinayn xaafadihii hore ee Xamar. Ogoow xaafadaha Xamar wax alla waxa u ciidana oo ajnabi iyo Soomaaliba ah in iyaga mushaar ay Turki iyo Khadar siiyaan waa waafaq. Maalinta kuwwas mushaar waayaan diyaaradaha la fuulayaa, waa la tuugsi tegayaa. Waa garanay…muxuu oran jiray Abwaan Deeq..dad kala maana..oo kaasi caqligiinii ahaa…se yaa idinka kaa yeelaya…

    War waddankan Soomaaliya wax ciidan SoomaLiyeed oo madaxbannaan oo iskiis u taagan isagoon ku hoos gabbanayn ciidamo ajnabi oo dhul iyo dad difascaya waxaa jira ciidankaas Puntland iyo Soomaaliland jooga….bal sheega ciidanka kale ee Soomaaliya jooga oo iskiis dhul soomaaliyeed oo xora keligiis cadoow ka hortaagan waa ma jiro….ciidanka xaafadaha Xamar laga sheego weli ciidan hawshiisa ka adkaaday oo dal iyo dad lagu hallayn karo maaha…wuxuu ku hoos gabbanyahay ciidamada Africanka ka ah…meeshay ka baxaana iyana waa ka soo baxaan…hadda ogoow gobolka Banaadir waa gobolka ugu bedka iyo baaxadda yar 18 kii gobol ee Soomaaliya isagoo dhan haddii ciidan dhab ah la hayo ciidan aan badnayn baa lagu wareejin karaa ka dibna gudaha loo gelin karaa…Banadirta la sheegayo waa xaafadihii hore ee Xamar….markii dowladdii kacaanka ciidan aan saas u badnayn baa inta bandoo saara iyadoo dhan guri guru u baari jiray..maxaa dhacay hadda waa mashruuc…waa dabeecadaha Xamar looga xoogsado…in la yiraahdo 10 sano ayaa ciidan xaafaha Xamar laga qorayaa lagana tababarayaa…nabadgelyada xaafadahana ma sugi karaan ee waxaa sugaya ciidamada Amissom….haddana waa ciidan qaran oo mushaar ayey u baahanyihiin…weliba ciidamada Puntland ee iskood u taagan iyagoo aan Amisom ku hoos jirin cadoowga quusiyey iyagaa mushaar iyo taakulo ciidan uga xaq badan…waa uun caqli sirgaxan iyo kala maan…yaase loo sheegin….

    Oo toloow immisa sano ayey qaadanaysaa in ciidan dhab ah oo howshiisa ka adkaada oo aan Amison ku hoos jirin in xaafadaha Xamar yeesho….ilaa hadda ogaantay dhowr iyo tobankii sano ee la soo dhaafay waxaa la lahaa ciidamadii Xamar baa tababar u soo dhammaday…..waxaa ku xigta..xeradii lagu tababarayey ayey bililiqaysteen wayna kala tageen, haddana waxaa ku xigta qabiil bay isu laayeen, haddana waxaad maqlin intay soo guureen bay isbaaro dhigteen….suaasha aan qabaa waxaa weeye immisa sano oo dambe ayaa la sugayaa in la helo ciidan deegankaa oo hanta nabadda xaafadaha Xamar….waa taas suaasha aan jawaab ula ahay…waxaa igu maqaala alla ha u naxariistee intii u noolaa in Cali Samatar wakhtigii dowladdii Sh. Shariif talo ciidan dhis la waydiiyey shir ka dhacay Washington DC. Markii jeneraladii ka socday dowladda ay u sheegeen qaabka iyo sida ay rabaan inay ciidan u dhisaan ayuu ka horyimid wuxuuna yiri haddaad saas ku socotaan weligiin ku guulaysan maysaan inaad ciidan dhab ah oo haybad qaran leh heshaan…laakiin haddaad malaysiyo beeleed rabtaan ku socda…tii baa muuqata….waa kala maan..

  9. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    HAAYWEYDA HAWIYE, waligood ka gaboobi maayaan BILILIQO.

    Bal eega, ciidamdii ay tababaraysay UAE, markii ay bililiqaysanaayeen.

    WALAAAHI YEEY HELIB HESHAY MOOYEE, IN AADAN DHAHEEN KUWAAN BAA BANI’AADMI AH.

    Bal ciidamadaase markii hub la siiyo, soo bililiqaysan-maayaan shacabka soomaaliyeed.

    WAAYO, anshax laguma soo korin. Waxaa lagu soo koriyey:

    ++ CAANO XAARAAN
    ++ WAA LAGU DHALAY GURI XAARAAN AH
    ++ WAA LAGU DHALAY KUFSI IYO MIHER LA’AAN.

    Marka sidee u noqonayaan, Caruur edeb leh, oo sharaf leh, oo diin leh, sida reer:

    ++ PUNTLAND
    ++ SOUTHWEST
    ++ JUBBALANAD.

    AALOOOOOOOOW ALLEEEEEEEEEEEE

  10. shaxda says:

    Baqti calool buuran kuye lacagta xamar laguqabtay qeybteena hanalagasiiyo waa xaaraan kunaax wuxuu moodaa lacagta laqabtay in laqeybsanayo danna kamalaha wax layiraah somaliya caqligiisuwaa maxaan cunaa boowe garoowe iyo bosaaso aaka dhamaatay khubo

  11. shaxda says:

    Kan jurile layiraah waa laangaab muxuu uhadl waayay inta uuna hadlin madaxweynaha garoowe iyo bosaaso baqtigaan jurile kursigaa ayuu ilaal sanayaa

  12. shaxda says:

    Gaasow samir lacagtaa kontada beyle ayay ku dhacday

  13. NUURKANEDERLAND says:

    ALMAJEERTEENIYAH.COM




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
Rasaas culus oo laga maqlay Qasriga Boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Rasaas culus ayaa Xalay laga maqlay qasriga Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee magaalada ...
MUUQAAL: Sh. Aadan Siiro oo si kulul Uga hadlay Arinta Berbera iyo Hadalkii Kasoo yeedhay Imaaraadka ! (Daawo)
- Apr 22, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Sheekh Aadan Siiro ayaa si kulul uga hadlay hadaladii wasiirada arimaha dibada ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Qaabilay Safiir Awood Badan Dawlada Qatar usoo magacowday Soomaaliya
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay ...
Boqor Buur-madow oo Xabsiga laga sii daayey iyo Sababtii loo xidhay (Daawo)
- Apr 21, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Waxaa magaalada Hargeisa  Xabsiga laga soo daayey  Boqor-Cismaan Buur-madow , Wuxuuna sheegay ...
Muuqaal: C.xakiin Camey oo ka hadlay KIIN JAAMAC iyo Buuqii ka dhashay Safar ay Muqdisho ku timid (Daawo)
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) C.xakiin Camey oo ka hadlay Kiin Jaamac iyo Buuqii ka dhashay Safarkeeda Muqdisho ...

Featured Video