MUUQAAL: Wasiir Bayle oo Khudbad Cajiib ah ka jeediyey Dalka Maraykanka, Kana hadlay Xaalada dalka Soomaaliya

Muqdisho (Kalshaale) Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federalka Soomaaliya Dr. C.raxmaan Ducaalle Bayle oo ku sugan Dalka Maraykanka ayaa kulamo la qaadanaya Madaxda Hay’adda lacagta Aduunka iyo Banka Aduunka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhinaca kale Wasiirka ayaa Khudbad dheer wuxuu ka jeediyey Jaamacada Harvard oo kamid ah kugu Caansan dalka Maraykanka, Wuxuuna ka hadlay Xaalada Soomaaliya, Horumarka ka jira , Fursadaha Maalgashi ee Banaan iyo Caqabadaha Horyaala, Waxaana sidoo kale wax laga waydiiyey Xaalada dalka.

“Soomaaliya hadda waxaa ka banaan fursado badan oo maalgashi kaas oo dhankasta ah runtii waxaa aan rabno ayaa ah in Maalgshi dhankasta ah lagu sameeyo Soomaaliya si-aanu u gaadhno meel sare” Ayuu yidhi Bayle.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa sameysay hannaan dhaqaale oo hufan,taasi oo suurta gelisay in lacagaha deynta ee lagu leeyahay Soomaaliya laga fududeeyo in laga cafiyo.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (3)

  1. Cadaado says:

    ASC, dhamaantiin,
    Ninkaan wasiirka maaliyada u ah dowladda dhexe, Hawiyahaas cawaanta ah ee daanyeerta ah ayuu lacagta ka gurri 4 sanno. Isaga laftigiisa ma’oga, meesha eey lacagtaas aadeeysa. Qaladkase isaga malahan. qaladka waxaa leh, daanyeerta xildhibaan ka dhigtay Cabdriraxmaan Cabdishakiir, iyo Ahmed Macalin Fiqii, iyo dad lamid ah. Lacagta aad dabadda gashateen, oo aad sia foodada ah u sameeyneeyseen 28 sanno waxoogaa ayaa la’idinka dhici. Qaraxa iyo dilkana waa uu idin ku socon. Ilaa koox kale, la’idinku wareejiyo, oo meesha uga sii waddo baabi’inaa. Ilaa aad wada dhamaan, qaarkiina xanuusan, qaarkiina waalan.

    Mid uu adeer u yahay, ayuu warqad u qorri wasiir Bayle, oo uu kaga codsan jaamacada Harvard, in eey qaadato, oo eey shahaado siiso, si uu 30 sanno kabacdi, isagana, sida ninkaan “immoral” ka ah, damiir laawaha ah, ee helay dad daanyeero ah, uu u dhaco Somaliya iyo dadka caqliga xun. Daanyeero.
    Dalmida.
    God bless Somalia.

  2. NUURKANEDERLAND says:

    BAYLE WAA WAZIIR JIRA

  3. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Somalia HALDOORKA ka ilaali Waxaa la yiri ILKA DOOFAAR SAHANSAN Hadda shiishku wuxuu noo saaranyahay; Cabdi Xashi, Beyle, Cabdi Qaybdiid KUWANA horaan uga soo taqalusnay laga soo billaabo; Jeneraal Yusuf Tallan oo ma raacinay Cumar Xashi iyo ina Faarax Laqanyo. Car waa kaase Axmed Madoobe haka soo baxo dhufeska HAADDAANAN u loogin haadda HALYEY dile layma yiraah. Farmaajo waan u soo socdaaye BAAL horta aan baalasha ka rifno. 👿War wuxu Maaweelo kaliya ma aha. WBT




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
WARAYSI: Qosol iyo Sheeko ‘ Faadumo Cali Nakruumo iyo Muqdisho (Muuqaal)
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Qosol iyo Sheeko Faadumo Cali Nakruumo iyo Muqdisho
Rasaas culus oo laga maqlay Qasriga Boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Rasaas culus ayaa Xalay laga maqlay qasriga Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee magaalada ...
MUUQAAL: Sh. Aadan Siiro oo si kulul Uga hadlay Arinta Berbera iyo Hadalkii Kasoo yeedhay Imaaraadka ! (Daawo)
- Apr 22, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Sheekh Aadan Siiro ayaa si kulul uga hadlay hadaladii wasiirada arimaha dibada ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Qaabilay Safiir Awood Badan Dawlada Qatar usoo magacowday Soomaaliya
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay ...
Boqor Buur-madow oo Xabsiga laga sii daayey iyo Sababtii loo xidhay (Daawo)
- Apr 21, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Waxaa magaalada Hargeisa  Xabsiga laga soo daayey  Boqor-Cismaan Buur-madow , Wuxuuna sheegay ...

Featured Video