MUUQAAL: Cali Xaraare oo Raadinaya Qoyska nin u dhashay Beesha Biimaal oo Soomaaliya Naftiisa u huray (Video)

Muqdisho (Kalshaale) Wariye Cali Xaraare ayaa soo bandhigay Taariikh Qarsonayd oo ka dhacday Magaalada Marka ee Gobolka Shabaleeda Hoose, Xiligii Gumaysta Talyaaniga.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu sheegay in Halkaasi markii uu Talyaanigu ka bixi Rabay laga dilay nin Sarkaal ah, Markaasna ay Go’aansadeen ilaa Qofkii wax dilay la keeno aysan ka baxaynin Koonfurta Soomaaliya, Iyadoona Intaasi kadib Nin Halyeey ah oo kamid ah Bulshada deegaankaasi uu dambigii dusha isaga saaray si ay dadkiisu u helaan Xoriyad.

Hadaba Cali Xaraare ayaa Raadinaya Qoyska iyo Ehelada Ninkaasi oo kasoo jeeday Beesha Biimaal.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (4)

  1. rooble says:

    kkkkkkkkk. alla yaa noo qosla
    kkkkkkkkk. qosol oo qudha

  2. rooble says:

    kkkk. allaylehe waa kaftanka siyaasada
    waar ninkii riwaayad doonayaa kalshaale ha ku xidhnaado

  3. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Rooblow, anna anoo 80jira ayyaa idhahayga ILLINI ku soo istaagtay ADIGUNA halyay Somalia xusiistiisi ayyaad ciyaar u bedeshay. War Rooblow ninka laga hadlaa waa nin DIRA!!! waa tii qaar indinka mida ay Qabiilka caabudi jireene MISE adigu waxaad ku jidha kuwa REER BINU HAASHIN sheegta. Soo soco. WBT

  4. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Rooblow, waa ILAAHAY SWT mahadi oo difaaca GEED DEEBLE ama GORYO CAAWL waxaa u taagan wiil Biyomaal ee haka yaabin inaan adiga & sOmalilander idinku halleeyo JAAMAC weli go’aan kama gaarin. WBT




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
WARAYSI: Qosol iyo Sheeko ‘ Faadumo Cali Nakruumo iyo Muqdisho (Muuqaal)
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Qosol iyo Sheeko Faadumo Cali Nakruumo iyo Muqdisho
Rasaas culus oo laga maqlay Qasriga Boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Rasaas culus ayaa Xalay laga maqlay qasriga Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee magaalada ...
MUUQAAL: Sh. Aadan Siiro oo si kulul Uga hadlay Arinta Berbera iyo Hadalkii Kasoo yeedhay Imaaraadka ! (Daawo)
- Apr 22, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Sheekh Aadan Siiro ayaa si kulul uga hadlay hadaladii wasiirada arimaha dibada ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Qaabilay Safiir Awood Badan Dawlada Qatar usoo magacowday Soomaaliya
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay ...
Boqor Buur-madow oo Xabsiga laga sii daayey iyo Sababtii loo xidhay (Daawo)
- Apr 21, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Waxaa magaalada Hargeisa  Xabsiga laga soo daayey  Boqor-Cismaan Buur-madow , Wuxuuna sheegay ...

Featured Video