Muhaajiriin ay Soomaali Ku Jirto oo Laga Sii daayey Xabsi Ku yaalla Israel

London (Kalshaale) In ka badan 200 oo Muhaarijiin ka soo kala jeeda dalalka Somalia, Eritrea iyo Sudan ayaa shalay laga sii daayey Xabsi ku yaalla magaalladda Saxaronim ee Koonfurta Israel.

Maxkamadda Sare ee dalkaasi ayaa shalay amartay in la sii daayo Qaxootigaasi.oo si sharci-darro ah ku joogay Israel.

Wargeyska Haaretz ee Israel ayaa qoray inay Maxkamadda Sare ku amartay Dowladda Israel in la hakiyo qorshihii Qaxootigaasi loogu masaafurin lahaa muddo 2 isbuuc ah.

Dhinaca kale, Afhayeenadda Hay’adda Socdaalka ee Israel oo la hadashay Wakaalladda Wararka ee AFP ayaa xaqiijisay in 207 Qaxooti Afrikaan ah la sii daayey, kuwaasi oo loo gudbiyey Xarun Furan oo Qaxootiga lagu hayo.

Ku-dhawaad 43-kun oo Qaxooti Afrikaan ah ayaa ku sugan gudaha Israel, kuwaasi oo loo diiday in loo aqoonsado Qaxooti Magabgelyo-doon ah.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
Rasaas culus oo laga maqlay Qasriga Boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Rasaas culus ayaa Xalay laga maqlay qasriga Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee magaalada ...
MUUQAAL: Sh. Aadan Siiro oo si kulul Uga hadlay Arinta Berbera iyo Hadalkii Kasoo yeedhay Imaaraadka ! (Daawo)
- Apr 22, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Sheekh Aadan Siiro ayaa si kulul uga hadlay hadaladii wasiirada arimaha dibada ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Qaabilay Safiir Awood Badan Dawlada Qatar usoo magacowday Soomaaliya
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay ...
Boqor Buur-madow oo Xabsiga laga sii daayey iyo Sababtii loo xidhay (Daawo)
- Apr 21, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Waxaa magaalada Hargeisa  Xabsiga laga soo daayey  Boqor-Cismaan Buur-madow , Wuxuuna sheegay ...
Muuqaal: C.xakiin Camey oo ka hadlay KIIN JAAMAC iyo Buuqii ka dhashay Safar ay Muqdisho ku timid (Daawo)
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) C.xakiin Camey oo ka hadlay Kiin Jaamac iyo Buuqii ka dhashay Safarkeeda Muqdisho ...

Featured Video