Daawo: Kaftanka Siyaasadda oo Qosol Badan, Madaxwanihii Cusbaa ee S.land, Gaas iyo Puntland & Yaabkii Minnesota

Muqdisho (Kalshaale) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Kaftanka oo lagu soo Qaatay Qodobo Xiiso badan ayna soo jeedinayaan Cali Xaraare iyo Yaasiin Ducaalle.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Madaxwyanihii United Somaliland Mustafe Martin iyo Raysal wasaarihii oo lagu dhaariyey magaalada Lonond iyo Munaasibad Balaadhan oo halkaasi loo qabtay, Barafkii ugu Xooganaa  oo ka da’ay Gobolka Minnesota , Dad ku dhintay  iyo Kuwa  badan oo Halis Naftoodu ay gashay iyo  Faysal Cali Waraabe oo dhowaan ku gafay  Guud ahaanba Hablaha kasoo jeeda  Somaliland.

Barnaamijka ayaa waxaa sidoo kale diirada Lagu saaray  Puntland iyadoo la sheegay inuu C.wali gaas oo keliya uu Kubbad ku dul ciyaarayo, Sidoo kale waxaa lagu soo qaatay arin Qosol badan oo ku saabsan C.wali gaas oo Reerkiisu ay Gar ugu dhigteen Nairobi Reerka Faarax Macalin oo dhowaan C.wali eedaymo dusha uga tuuray.

Ugu dambayntii Barnaamijka kaftanka ayaa diirada lagu saaray Arimo ku saabsan Dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee magaalada Muqdisho,  iyo Magaalada Jig-jiga.”

 

 

 

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
WARAYSI: Qosol iyo Sheeko ‘ Faadumo Cali Nakruumo iyo Muqdisho (Muuqaal)
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Qosol iyo Sheeko Faadumo Cali Nakruumo iyo Muqdisho
Rasaas culus oo laga maqlay Qasriga Boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Rasaas culus ayaa Xalay laga maqlay qasriga Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee magaalada ...
MUUQAAL: Sh. Aadan Siiro oo si kulul Uga hadlay Arinta Berbera iyo Hadalkii Kasoo yeedhay Imaaraadka ! (Daawo)
- Apr 22, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Sheekh Aadan Siiro ayaa si kulul uga hadlay hadaladii wasiirada arimaha dibada ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Qaabilay Safiir Awood Badan Dawlada Qatar usoo magacowday Soomaaliya
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay ...
Boqor Buur-madow oo Xabsiga laga sii daayey iyo Sababtii loo xidhay (Daawo)
- Apr 21, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Waxaa magaalada Hargeisa  Xabsiga laga soo daayey  Boqor-Cismaan Buur-madow , Wuxuuna sheegay ...

Featured Video