Daawo: Caaqil Hure Caalin oo sheegay Wasiirka Biyaha ee Soomaliland inaanu Dhalin Cali Koore ” iyo Waxa dhacay

Laascaanod (Kalshaale) Caaqil Hurre caalin oo kamid ah Waxgaradka magaalada Laascaanood ayaa si Ba’an u weeraray Wasiirka Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Ninka la yidhaa ina Hubane, ee sheegta ina Cali koore inuu Aabihii Aami waayey, waxaanu leenahay Ceelka aad isku Sawirtay ka talin maysid oo waxba ka qaban maysid, Jaamac Siyaad dhulkiisa Cidna kuma Maamuli karto,” Ayuu yidhi Caaqilka.

Dhinaca kale Wuxuu Fariin adag u diray  Hogaamiyaha Somaliland   “Hadaad Jaamac siyaad Kiciso, Yoocada aad leedahay waanu gaadhaynaa, Bal Cawaaqibka kasoo baxa ayaanu eegnayaa “.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
WARAYSI: Qosol iyo Sheeko ‘ Faadumo Cali Nakruumo iyo Muqdisho (Muuqaal)
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Qosol iyo Sheeko Faadumo Cali Nakruumo iyo Muqdisho
Rasaas culus oo laga maqlay Qasriga Boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Rasaas culus ayaa Xalay laga maqlay qasriga Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee magaalada ...
MUUQAAL: Sh. Aadan Siiro oo si kulul Uga hadlay Arinta Berbera iyo Hadalkii Kasoo yeedhay Imaaraadka ! (Daawo)
- Apr 22, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Sheekh Aadan Siiro ayaa si kulul uga hadlay hadaladii wasiirada arimaha dibada ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Qaabilay Safiir Awood Badan Dawlada Qatar usoo magacowday Soomaaliya
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay ...
Boqor Buur-madow oo Xabsiga laga sii daayey iyo Sababtii loo xidhay (Daawo)
- Apr 21, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Waxaa magaalada Hargeisa  Xabsiga laga soo daayey  Boqor-Cismaan Buur-madow , Wuxuuna sheegay ...

Featured Video